Share with your friends via email

Ciidamada Maraykanka Oo Dad Beeraley Ah Ku Dilay Duleedka Afgooye.

Dhawaan ciidamo huwan ah oo isuga jira Maraykan iyo Soomaali ayaa weerar ku qaaday beer weyn oo ku taalla meel qiyaastii 5km u jirta degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose halkaas oo ay ka geysteen tacadiyaad kala duwan.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip