Share with your friends via email

Wararkii Ugu Dambeeyay: dalka Talyaaniga dhimashada Carona Virus oo Lix kun ku dhow.

Dowladda Talyaaniga ayaa ku dhawaaqday in dadka udhintay cudurka Carona Virus ay ku dhowyihiin lix kun oo qof taas oo ka dhigan in Talyaanigu uu yahay dalka ugu daran ee Carona dadka ku laynayo caalamka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip