Share with your friends via email

Dowladda Farmaajo oo u hoggaansantay Amar uga yimid dowladda Itoobiya.

Dowladda Federaalka ee ay hoggaamiyaan Farmaajo iyo Kheyre ayaa ku dhawaaqday in aysan ka dhan aheyn qorshaha ay dowladda Xabashida Itoobiya ku doonayso in ay oon iyo gaajo ugu horseeddo malaayiin qof muslimiin Carab ah.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip