Share with your friends via email

Cudur Cusub oo ka dilaacay galbeedka wadanka Shiinaha.

Wasaaradda caafimaadka dowladda Shiinaha ayaa xaqiijisay in cudur cusub oo halis ah uu markale ka dillaacay wadankeeda balse uu ka khatar yaryahay Carona Virus marka loo eego dhimashada uu geystay iyo qaabka uu ku faafayo.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip