Share with your friends via email

Guddoomiyihii deegaanka Raas Kaambooni iyo askar Kenyaan ah oo ku dhintay qarax ka dhacay Jubbada Hoose.

Mas'uul katirsan maamulka isku magacaabay 'Jubbaland' ayaa dhintay tiro ciidamo Kenyaan ahna dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib markii qarax xooggan lagula beegsaay cirifka fog ee Koonfurta Soomaaliya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip