Share with your friends via email

HAL MAGAALO, HAL JID IYO WELIBA HAL GURI

Waxaan aad u la yaabaa warbixinta iyo xogta ay soo gudbinayaan afhayeennada dawladda laakiin aan anigu rummaysnahay in ay dalka ka joogaan hal magaalo, hal jid oo magaaladaa ka mid ah iyo weliba hal guri oo jidkaa ku yaalla, lana yiraahdo Villa Somal

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip