Share with your friends via email

Barakac ka billaawday xaafado katirsan magaalada Beled Weyne iyo Wabiga Shabeelle oo biya keenay.

Boqolaal qoys oo ku dhaqan magaalada Beled Weyne ayaa bilaabay in ay isaga barakacaan guryahooda kadib markii uu fatahaad bilaabay wabiga Shabeelle.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip