Share with your friends via email

Xarakada Al Shabaab oo beenisay war ay qortay warbaahinta Talyaaniga.

Xarakada Al-Shabaab ayaa beenisay war uu qoray mid kamid ah wargeysyada kasoo baxa wadanka Talyaaniga kaas oo sheegay inuu waraysi la yeeshay afhayeenka xarakada Sheekh Cali Dheere.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip