Share with your friends via email

Video: Maxaad ka taqaan Qabiilka HIMBA ee dalka Namibia iyo sida uu Islaamka uqaatay?

Himba waxa uu ka mid yahay qowmiyadaha ku dhaqan dalka Naamiibiya ee dhaca Koonfur Galbeed ee qaaradda Afrika. Naamiibiya waxa ku dhaqan dhawr qolo oo kale oo la kala yiraahdo Saan, Herero iyo weliba Nama.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip