Share with your friends via email

Dowladda oo burburisay gooba ganacsi oo dad danyar ah lahaayeen.

Maamulka gobolka Banaadir ugu magacaaban dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qaaday tallaab uu ku cuuryaaminayo nolosha dadka danyarta ah ee ku dhaqan xaafado katirsan magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip