Share with your friends via email

Magaalada Galhareeri oo si heer sare ah looga oogay Munaasabadda Ciidul Fidriga.

Dhammaan wilaayaatka islaamiga ah ee dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya waxaa maanta si heer sare ah looga oogay dabaal degga munaasabadda Ciidul Fidriga maalinta Koowaad.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip