Share with your friends via email

Dibad baxyo rabshada wata oo hareeyay magaalada Addis Ababa.

Kacdoonno rabshada wata ayaa ka bilaawday magaalada addis ababa ee caasimadda u ah dalka Itoobiya, kunanaan kun oo ruux ayaa isugusoo baxay waddooyinka waaweyn waxayna dhigayaan iskuso baxyo ballaaran.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip