Share with your friends via email

Madaxweynaha Masar oo si lama filaan ah ubedelay Mowqifkiisa ku aaddan Biya Xireenka Webiga Niil.

Hoggaamiyaha dowladda dabadhilifka Masar ayaa si dabacsan uga hadlay khilaafka kala dhaxeeya Itoobiya ee ku aaddan biya xireenka Al Nahda ee dhismihiisu ka socdo hareeraha wabiga Niil.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip