Share with your friends via email

Daawo Sawirro: degmada Jilib oo si heer sare ah looga dabaal degay Munaasabadda Ciidda.

Bulshada ku nool degmada Jilib ayaa saaka si wayn isugu soo baxay fagaaraha wayn ee Macallin Aadan Xaashi Ceyroow loogu magac daray, fagaarahaasi oo ku caanbaxay salaadaha ciidda iyo fulinta xuduudaha sharciga ah.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip