Share with your friends via email

Cudurka Carona oo dhimasho xad dhaaf ah ka geystay dalka Mareykanka.

Caabuqa Covid19 ayaa shalay gummaadkii ugu badnaa abid ka geystay dalka Mareykanka tan iyo markii uu cudurkan wadankaas ku faafay horraantii sanaddii lasoo dhaafay.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip