Share with your friends via email

Baarlamaanka oo Eryay R/Wasaare Cabdi Sheekh soona Gabagabeeyay Khilaafkii Hoggaanka DF-ka.

Kadib kulan ay xildhibaanada baarlamaanka Dowladda Federaalka ku yeesheen magaalada Muqdisho ayay codka kalsoonida uqaadeen xukuumadda Cabdi Wali Sheekh.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip