Share with your friends via email

Faah Faahin:Gaadiid Ciidanka Kenya Looga Gubay Dagaalkii Kulbiyoow iyo Diyaarado Meydad Daadgureeyay.

Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in dagaallo culus oo saacada badan qaatay ay ka dhaceen inta u dhaxaysa deegaanka Kulbiyoow iyo Badhaadhe ee dhaca xadbeenaadyada ay wadaagaan Soomaaliya iyo dhulka Soomaalida Kenya gumeysato.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip