Share with your friends via email

Isku Soo Baxyo Lagu Diidanyahay Xasan Gurguurte oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb iyo Khilaaf ka taagan Shirka Cadaado.

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee gobolka Galguduud ayaa sheegaya in halkaasi ay ka socdaan isku soo baxyo rabshado wata oo looga soo hor jeedo siyaasadda maamulka Xassan Sheekh ee ku aadan sameynta maamulka gobolada dhexe.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip