Share with your friends via email

Dhageyso:Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo lagu Falanqeeyay Weerarkii Jaamacadda Gaarisa iyo Xasuuqa Kenya ku heyso Shacabka Soomaaliyeed.

Barnaamijka Diiradda Jimcaha waa barnaamij Todobaadle ah, waxaana lagu soo qaataa hadba qodobka ugu xiisaha badan ee ka taagan dalka iyo dibadda intuba.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip