Share with your friends via email

W/Warfaafinta oo sheegtay in Culimo uu ka Mid yahay Sheekh Bashiir Axmed Salaad Ay U adeegsan doonto dacaayadaha ka dhanka ah Al Shabaab.

Kadib kulan ka dhacay magaalada Muqdisho oo ay isugu yimideen wasiirka warfaafinta Dowladda Federaalka iyo culimo taageersan shisheeyaha dalka kusoo duulay ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip