Share with your friends via email

Ciidamada Al Shabaab oo dib ula Wareegay Deegaanno Dhaca Duleedka Magaalada Beled Weyne Ee Gobolka Hiiraan.

Kadib dagaallo 5 maalmood oo xiiriir ah ka socday wadada xiriirisa magaalooyinka Beled Weyne iyo Buula Burde ayay ciidamada shabaabul Mujaahidiin u suurtagashay in ay dib ula wareegaan inta badan deegaannada wadada laamiga ah ku teedsan.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip