Share with your friends via email

Cabdi Cadde "Cidda kaliya ee cadawga soo jireenka Itoobiya shacabka Soomaaliyeed ka Difaacaysa Waa Al Shabaab ee hala garab istaago".

Tobanaan kun oo katirsan ciidamada Xabashida Itoobiya ayaa duullaan gardarra ah kusoo qaaday gobollo dhaca Koonfurta iyo bartmaha dalka Soomaaliya halkaasi oo ay ka geysanayaan gabood-fallo bahalnimo ah.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip