Share with your friends via email

Dhageyso:Siyaasiga Baadiyoow oo ka digaya colaad sokeeye oo doorashadu sababto.

Siyaasiga Cabdiraxmaan Baadiyoow oo ay wareysatay Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan ayaa sheegay in dowladda xasan sheekh mudadii ay jirtay aan la arag wax ay qabatay ayna horseed u noqotay dib u dhac aad u baahsan.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip