Share with your friends via email
WARIXIN:Nabad Sugidda DF-ka oo Gaari Walxaha Qarxa Lagasoo Buuxiyay U adeegsatay Baajinta Kulan ay Muqdisho ku yeelan lahaayeen Siyaasiyiinta Beesha Hawiye.
Markale Sirdoonka DF-ka ayaa jilay riwaayad lagu jiha wareerinayo ra'yul caamka si loo muujiyo in maamulka Xasan Sheekh uu ku dadaalayo sugidda ammaanka Muqdisho.