Share with your friends via email

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Ee Itoobiya oo Markale isku day dil ka Badbaaday iyo Ciidanka Al Shabaab oo Buq Goosaar Qabsaday.

Khasaara xooggan ayaa ka dhashay weerar qorshaysan oo maanta barqadii lagu qaaday kolonyo gaadiid Itoobiyaan ah oo gelbinayay Cabdi Fataax Gaal Hoose oo ah Ninka ku magacaaban guddoomiyaha gobolka Hiiraan.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip