Share with your friends via email

Warbixin: Wabiga Shabelle oo ku fatahay dhul beeraadyo ku yaal gobollada Hiiraan iyo Sh/dhexe.

Wabiga Shabeelle ayaa bilaabay in uu ku fataho dhul beereedyo baaxad leh oo kuyaal gobollada Hiiraan iyo Sh/dhexe xilli roobab dabayllo wato lagasoo sheegayo gobollada dalka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip