Wasaaradda gaashaandhigga ee dowladda Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in ay shirkad laga leeyahay dalka Mareykanka siisay qandaraas lagu dayactirayo, laguna ballaarinayo saldhigga ay ciidamadooda ku leeyihiin Soomaaliya ee ku yaalla garoonka Bali-Do