Wararka

Ururka Al Qaacidda oo si cajiib leh uga hadlay Musiibada Carona Virus talooyin muhiim ahna udiray Shucuubta Reergalbeedka.

0 Wednesday April 01, 2020 - 13:28:22
Bayaan kasoo baxay hoggaanka guud ee Urur weynaha Al Qaacidda ayaa looga hadlay cudurka laayaanka ah ee Carona Virus kaasi oo halistiisu ay camimtay bani'aadamka adduunka kunool.

Read More »

Madaxii Saadka guutada 12-ka April iyo ciidamo la socday oo ku dhintay Qarax ka dhacay degmada Hodon.

0 Wednesday April 01, 2020 - 12:36:36
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xooggan oo ka dhacay bartamaha magaalada Muqdisho kaasi oo lagu beegsaday askar iyo saraakiil katirsan ciidamada Melleteriga dowladda Federaalka.

Read More »

865 qof American ah oo maalin qura udhintay Cudurka COVID19 [Warbixin].

0 Wednesday April 01, 2020 - 12:32:36
Dowladda Mareykanka ayaa wajahaysa dhibaatadii ugu xumeed ee kasoo gaarta cudurka dilaaga Carona Virus kaasi oo wadanka si aan horay loo arag ugusii faafaya.

Read More »

Nuur Cadde oo u dhintay Caabuqa Carona Virus.

0 Wednesday April 01, 2020 - 12:11:33
Magaalada London ee wadanka Ingiriiska waxaa cudurka dilaaga Carona Virus ugu geeriyooday mas'uul horay uga tirsanaa dowladda Federaalka Soomaaliya.

Read More »

Dhageyso: Sheekh Cali Dheere oo sheegay in ay si adag uga hor tagayaan doorashooyinka dalka laga qaban qaabinayo.

0 Wednesday April 01, 2020 - 10:48:26
Dhaq dhaqaaqa Jihaadiga ah ee Al Shabaab ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay shir wadatashi ah oo dhowaan ay yeesheen odayaasha dhaqanka soomaaliyeed,culimaa'udiin iyo hoggaanka Xarakada kaas oo looga arrinsanayay halganka ay muslimiintu uga jiraan geeska Afrika.

Read More »

Jawaasiis ushaqeynayay Kenya iyo Mareykanka oo lagu dilay magaalada Bu'aale [dhageyso].

0 Tuesday March 31, 2020 - 23:28:40
Fagaare weyn oo kuyaal magaalada Bu'aale xarunta gobolka Jubbada dhexe waxaa ka dhacay xukun dil ah oo lagu fuliyay koox jawaasiis ah oo gacanta lagu dhigay iyagoo la shaqeynayay dowlado shisheeye iyo dhinacyo cadow ah.

Read More »

Kumanaan kun oo wadamada Talyaaniga iyo Spain ugu dhintay Cudurka Covid19.

0 Tuesday March 31, 2020 - 19:37:36
Cudurka Covid19 ayaa saacadihii lasoo dhaafay dad badan ku laayay qaar kamida wadamada reergalbeedka gaar ahaan kuwa qaaradda Yurub.

Read More »

Askar iyo Saraakiil lagu dilay degmooyin katirsan magaalada Muqdisho.

0 Tuesday March 31, 2020 - 19:28:23
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar isugu jiray qaraxyo iyo dilal oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay xaafado katirsan magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Read More »

Xoogag Jihaadi ah oo la wareegay deegaan hoostaga Dhoobleey.

0 Tuesday March 31, 2020 - 18:51:23
Ciidamo aad u hubeysan oo katirsan Xarakada Al Shabaab ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku heynta deegaannada kaabiga ku haya xad beenaadka ay wadaagaan Kenya iyo Soomaaliya ee dhanka Jubbada Hoose.

Read More »

Madaxweyne hore Afrikaan ah oo u dhintay Caabuqa Carona Virus.

0 Tuesday March 31, 2020 - 16:23:56
Magaalada Paris ee caasimadda wadanka Faransiiska waxaa cudurka Carona Virus ugu dhintay mid kamida madaxweynayaashii ugu caansanaa qaaradda Afrika.

Read More »

Taliyaha ciidamada dowladda oo isku day dil ka badbaaday.

0 Tuesday March 31, 2020 - 13:03:11
Khasaara dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhashay weerar aad u xooggan oo gobolka Sh/hoose lagula beegsaday kolonyo gaadiid ah oo gelbinayay mas'uul katirsan dowladda Federaalka Soomaaliya.

Read More »

34 kun oo ruux ayaa caalamka ugu dhimatay Cudurka Carona Virus.

0 Tuesday March 31, 2020 - 10:22:37
Dadkii ugu badnaa ayaa wadanka Mareykanka ugu dhintay cudurka dilaaga ah ee Carona Virus arrinkaas oo sare usii qaadaya cabsida laga qabo in caabuqan uu halaag daran ugeysto malaayiin American ah.

Read More »

Sawirro+Codad: diyaaradaha Mareykanka oo dad shacab ah ku dilay duqeyn ka dhacday Koonfurta Soomaaliya.

0 Tuesday March 31, 2020 - 09:21:34
Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa duqeyn ay diyaaradaha dagaalka Mareykanka habeen ka hor ka geysteen deegaan katirsan gobolka Bay ee dhaca Koonfurta dalka Soomaaliya.

Read More »

Qarax ciidamo Itoobiyaan ah ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen oo Garbahaarey ka dhacay.

0 Tuesday March 31, 2020 - 09:07:13
Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in weerar khasaara dhimasho iyo dhaawac ah dhaliyay lagula beegsaday ciidamada Xabashida Itoobiya ee duulaanka ku jooga magaalooyin katirsan gobolkaasi.

Read More »

Lix Arrimood uu la Gaar ahaa Shirweynaha ay Qabsadeen Al-Shabaab [Maqaal].

0 Monday March 30, 2020 - 20:07:13
23-kii Rajab 1441H, waxaa soo gabagaboobay shir socday muddo 5 maalmood ah oo ay qabatay Xarakada Al-Shabaab, kaas oo lagu marti qaaday dad kor u dhaafaya 100-xubnood oo isugu jira odayaal dhaqameed, culimo iyo qaar kamid ah madaxda Al-Shabaab sida ay shaaciyeen warbaahinada kooxda taageera, laguna…

Read More »

Saciid Deni oo amray in la adkeeyo Amniga Boosaaso Taliye cusubna magacaabay.

0 Monday March 30, 2020 - 20:01:59
Kadib dilal qorshaysan iyo qaraxyo bilihii lasoo dhaafay ka dhacayay magaalada Boosaaso iyo duleedkeeda ayuu maamulka Puntland qaaday tallaabooyin dheeraad ah oo amniga wax looga qabanayo.

Read More »

DF oo amartay in la xiro dugsiyada Qur'aanka lagu barto.

0 Monday March 30, 2020 - 19:30:55
Dowladda Federaalka ayaa soo saartay amar ka dhan ah dugsiyada lagu barto Qur'aanka Kariimka iyo duruusta diiniga ah ee kuyaal magaalada Muqdisho.

Read More »

Sarkaal katirsanaa Waaxda Canshuuraha oo lagu dilay magaalada Boosaaso.

0 Monday March 30, 2020 - 09:29:29
Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in xoogag hubaysan ay markale halkaas ku dileen sarkaal katirsanaa maamulka 'Puntland' ee arrimaha gobollada waqooyi Bari Soomaaliya.

Read More »

Guddoomiyihii gobolka Hiiraan oo Shaqada laga eryay iyo mid cusub oo la magacaabay.

0 Monday March 30, 2020 - 09:27:02
Maamulka isku magacaabay 'Hirshabelle' ayaa markale guddoomiye u magacaabay gobolka Hiiraan ee dhaca bartamaha dalka Soomaaliya.

Read More »

Dhimashada Carona ee Talyaaniga oo 11 kun ku dhow iyo Trump oo halaag hor leh uga digay dadkiisa [Warbixin].

0 Monday March 30, 2020 - 08:55:59
Caalami ahaan dadka udhintay cudurka dilaaga ah ee Carona Virus ayaa korortay waxayna gaartay 33,244 oo qof halka dadka uu asiibay ay ka badanyihiin 700-kun oo ruux.

Read More »

Guddoomiyihii gobolka Nugaal oo lagu dilay weerar ka dhacay Garowe.

0 Monday March 30, 2020 - 08:02:17
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar xooggan oo xalay ka dhacay gudaha magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal.

Read More »

Weeraro Saf ballaaran ah oo lagu qaaday saldhigyo kuyaal degmada Janaale.

0 Monday March 30, 2020 - 07:09:54
Ciidamada Xarakada Al-Shabaab ayaa saacadihii lasoo dhaafay muddo 4 goor ah weeraray fariisimo ay askarta DF ka sameysteen degmada Jannaale ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Read More »

Xarakada Al Shabaab oo sheegatay Mas'uuliyadda Weerar ka dhacay magaalada Garoowe.

0 Sunday March 29, 2020 - 21:38:16
Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ee dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in qarax xooggan lagu weeraray mas'uuliyiin sarsare oo katirsan maamulka Puntland.

Read More »

AMISOM oo xayiraad kusoo rogtay Xerada Xalane.

0 Sunday March 29, 2020 - 15:16:15
War rasmi ah oo kasoo baxay taliska guud ee ciidamada shisheeyaha AMISOM ayaa lagu sheegay in si KMG ah albaabada loo laabay xerada Xalane oo ah saldhigga ugu weyn ee ciidamada shisheeye uga suganyihiin dalka Soomaaliya.

Read More »

Mas'uul katirsan dowladda Faransiiska oo cudurka Carona udhintay.

0 Sunday March 29, 2020 - 11:23:39
Mas'uul sare oo katirsanaa dowladda Faransiiska ayaa kamid noqday kumanaan qof oo uu gallaaftay cudurka safmareenka ah ee COVID19 kaas oo fara ba'an ku haya dadka reergalbeedka gaar ahaan Yurub iyo Mareykanka.

Read More »

Shukran Hogaanka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab! [MAQAAL].

0 Sunday March 29, 2020 - 10:35:11
Internetku waa shabakad ballaaran oo ay ku jiraan mareego tiro aan lagu koobi Karin, dadka isticmaalana waa dad kala duwan, haseyeeshee mid weliba wuxuu ka raadsadaa hadafkiisa iyo baahida markaas heysa.

Read More »

Dhageyso: Sheekh Abuu Cubeyda oo ka qeyb galay shirkii Wada tashiga Jihaadka Bariga Afrika.

0 Sunday March 29, 2020 - 08:43:04
Kulan dhowaan ka dhacay wilaayaatka Islaamiga ah oo ay isugu yimideen Hoggaanka Xarakada Al Shabaab , culimaa'udiin iyo waxgaradka beelaha Soomaaliyeed ayaa lagasoo saaray qodobo muhiim ah.

Read More »

Maamulka 'Jubbaland' oo beeniyay in uu wadahadal lafuray dowladda Farmaajo.

0 Sunday March 29, 2020 - 08:32:25
Maamulka isku magacaabay Jubbaland ayaa si kulul ubeeniyay warar sheegayay in wadahadal ay kula jiraan dowladda Farmaajo.

Read More »

Dadka Carona uu ku dilay dalka Talyaaniga oo Toban kun kor udhaaftay.

0 Sunday March 29, 2020 - 08:17:21
Cudurka Carona Virus ayaa wali sii wada dadka uu ku laynayo daafaha caalamka, wararka ka imaanaya wadanka Talyaaniga ayaa sheegaya in dadka udhintay Carona ay kor udhaafeen Toban kun oo ruux.

Read More »

Dad Shacab ah oo ku dhintay duqeyn ay diyaaradaha Mareykanka ka geysteen gobolka Bay.

0 Saturday March 28, 2020 - 16:38:53
Wararka ka imaanaya Koonfurta dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in duqeyn cusub oo diyaaradaha Mareykanka ay geysteen ay sababtay dhimasho soo gaartay dad shacab ah.

Read More »

Weeraro Askar lagu dilay oo ka dhacay Baydhabo iyo Bariire.

0 Saturday March 28, 2020 - 15:42:03
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weeraro saacadihii lasoo dhaafay maleeshiyaad katirsan dowladda Federaalka lagula beegsaday gobollada Bay iyo Sh/hoose.

Read More »

Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika oo Carona laga karaantiilay.

0 Saturday March 28, 2020 - 12:30:53
Mas'uulka ugu sarreeya Ururka midowga Afrika ayaa lageliyay xaalad Karaantiil ah kadib markii looga shakiyay in uu qabo xanuunka Carona Virus.

Read More »

Dowladda Itoobiya oo lagu raalli geliyay la wareegista iskuul kuyaal magaalada Muqdisho.

0 Saturday March 28, 2020 - 12:29:40
Dowladda Farmaajo ayaa ku dhawaaqday in ay la wareegtay maamulka dugsiga 15-ka May oo kuyaal degmada Wardhiigleey ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Weerar ka dhacay duleedka Jannaale oo gaari looga gubay Ciidamada DF.

0 Saturday March 28, 2020 - 08:12:16
Ciidamada DF ee dhawaan la geeyay degmada Jannaale ayaa wajahaya xaalad adag iyo weeraro is daba joog ah oo uga imaanaya Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Read More »

Dadkii ugu badnaa oo maalin qura Carona Virus ugu dhintay qaaradda Yurub.

0 Saturday March 28, 2020 - 07:45:13
Kumanaan kun oo qof ayaa saacado kooban gudahood wadamada qaaradda Yurub ugu dhimatay caabuqa Carona Virus taas oo ka dhigan in Yurub tahay meesha ugu dhimashada badan cudurkaan halista badan leh.

Read More »