Wararka Caalamka

Dowladda Baxrayn oo ku dhawaaqday in ay xiriir lasameysatay Yahuudda!

0 Saturday September 12, 2020 - 09:02:58
War rasmi ah oo kasoo baxay dowladda dabadhilifka Baxrayn ayay ku sheegtay in ay ku caadiyaysay cilaaqaadka kala dhaxeeya maamulka Yahuudda ee xoogga ku haysta dhulalka Falasdiin.

Read More »

Dab khasaare dhaliyay oo ka kacay dekadda Caalamiga Beyruut.

0 Visits: 285 | Thursday September 10, 2020 - 18:08:39
Dab khasaara geystay ayaa maarkale ka kacay dekadda ugu weyn wadanka Lubnaan ee dhaca mandiqadda Shaam.

Read More »

Sawirro: Kumanaan qof Qaxooti ah oo xaaladooda nololeed halis ku jirto.

0 Thursday September 10, 2020 - 12:14:24
Dowladda Gariigga ayaa sheegtay in ay ka walaacsantahay xaaladda kumanaan qaxooti ah oo dalkeeda kunool kadib markii uu dab qabsaday xeradii ay deganaayeen.

Read More »

Saraakiil Caddaan ah oo Muqdisho kula kulmay Madaxweyne Farmaajo.

0 Wednesday September 09, 2020 - 17:01:52
Saraakiil ka socda taliska ciidanka Mareykanka ee qaaradda Afrika ayaa socdaal ku jooga magaalada Muqdisho waxayna kulamo laqaateen mas'uuliyiinta ugu sarraysa dowladda Federaalka.

Read More »

Weerar Askar lagu dilay oo ka dhacay Galbeedka dalka Niger.

0 Wednesday September 09, 2020 - 16:51:06
Wasaaradda difaaca dowladda Niger ayaa sheegtay in weerar askar looga dilay uu ka dhacay gudaha wadanka waqti ay Jihaadiyiintu sare uqaadeen beegsiga ay ku hayaan ciidamada dowladdan camiilka u ah Faransiiska.

Read More »

Doorashooyin aysan raalli ka aheyn dowladda Itoobiya oo ka bilaawday gobolka Tigray.

0 Wednesday September 09, 2020 - 08:20:32
Isagoo iska indhatirayo dhammaan digniinihii uga imaanayay xukuumadda Addis Ababa ayuu ismaamulka gobolka Tigree ee ka dhisan waqooyiga Itoobiya wuxuu bilaabay doorashooyinka guud ee maamulkaasi.

Read More »

Abaanduule katirsan Melleteriga Itoobiya ayaa ku baaqay awood lagu muquuniyo madaxda ismaamulka Tikreega.

0 Tuesday September 08, 2020 - 12:18:36
Xiisadaha siyaasadeed ee ka jira wadanka Itoobiya ayaa sii xoogeystay xilli ay xaalad bandaw ah ku jiraan qaar kamid ah gobollada wadankaas.

Read More »

Dalka Hindiya oo kaalinta Sedaxaad ka galay wadamada ugu dhimashada badan Carona Virus.

0 Monday September 07, 2020 - 12:28:14
Caabuqa Covid19 ayaa wali caalamka ka geysanaya halaag daran isagoona halakeeyay dhaqaalaha qaar kamid ah dowladaha ugu waaweyn caalamka.

Read More »

Taliban oo dhulka soo dhigtay diyaarad Drone ah Askar badana dishay.

0 Monday September 07, 2020 - 12:26:14
Wararka ka imaanaya wadanka afghanistan ayaa sheegaya in ciidamada imaarada islaamiga ah ay saacadihii lasoo dhaafay fuliyeen weeraro safballaaran ah oo lagu dilay askar farabadan.

Read More »

Sudeysi oo Jeediyay Khudbad Gogol Xaar u ah Xiriir dhexmara Yahuudda iyo Aala Sucuud.

0 Sunday September 06, 2020 - 15:19:08
Imaamka iyo Khadiibka Xaramka ee taabacsan maamulka Aal-Sucuud ninka lagu amgacaabo Sudeys ayaa khudbaddii Jimcaha wuxuu kusoo qaatay mowduuc hadal heyn dhaliyay oo u muuqda mid gogol xaar u ah in maamulka Aala-Sucuud uu xiriir muuqda la yeesho maamulka Yahuudda.

Read More »

Al Qaacidda oo Askar Faransiis ah ku dishay Waqooyiga dalka Maali.

0 Sunday September 06, 2020 - 07:31:42
Guuldarro ayaa markale dhabarka loo saaray ciidamada Faransiiska ee duullaanka ku jooga mandiqadda Saaxilka qaaradda Afrika gaar ahaan dalka Maali.

Read More »

Dhimashada Qaraxyadii Beyruut oo 191 qof gaartay.

0 Sunday September 06, 2020 - 07:03:22
Waxaa sare usii kacaya dadkii ku dhintay qaraxii baaba'a gaystay ee bil ka hor ka dhacay dekadda caalamiga magaalada Beyruut ee caasimadda wadanka Lubnaan.

Read More »

Ruushka oo iska cirdeeyay diyaarado halis gelin lahaa ammaankiisa gudaha.

0 Sunday September 06, 2020 - 06:57:17
Wasaaradda difaaca dowladda Ruushka ayaa ku dhawaaqday in ay ka hortagtay diyaarado dagaal oo Mareykanku leeyahay kuwaas oo ku xadgudbay hawada wadankaasi.

Read More »

Taliban oo Weerar Naf hurnimo iyo mid xoog kugal ah ka fulisay Bariga Afghanistan.

0 Tuesday September 01, 2020 - 11:29:44
Weerar Jihaadi ah oo aad u xooggan ayaa ka bilaawday mid kamida saldhigyada ugu waaweyn ee ciidamada xukuumadda Afghanistan ay ku leeyihiin gobolka Baktiya.

Read More »

Madaxweynihii hore ee Hindiya oo Carona Virus udhintay.

0 Tuesday September 01, 2020 - 07:16:11
Dowladda Hindiya ayaa iclaamisay in uu geeriyooday madaxweynihii hore ee wadankaasi.

Read More »

Mareykanka oo sheegay in 5 Bilyan oo Dollar uu ku khasaariyay duullaanka Soomaaliya!

0 Monday August 31, 2020 - 17:36:02
Xukuumadda Washington ayaa qoomamo ka muujisay faragelinta Melleteri iyo midda siyaasadeed ee ay ka waddo dalka Muslimka ah ee Soomaaliya.

Read More »

Diyaaraddii ugu horreeysay ee 'Israel' leedahay oo ka degtay dalka Imaaraatka.

0 Monday August 31, 2020 - 12:34:51
Diyaaraddii ugu horraysay oo ay leedahay shirkadda duulimaadyada Yahuudda ayaa socdaal rasmi ah ku tagtay magaalada Abu dubai ee wadanka isku tagga Imaaraatka Carabta.

Read More »

Dowladda Imaaraatka Carabta oo laalay qaraar cadaawad umuujinayay Yahuudda.

0 Sunday August 30, 2020 - 08:59:41
Dowladda dabadhilifka Imaaraatka Carabta ayaa ku dhawaaday in ay laashay oo ay baabi'isay qaanuun ay tobanaan sare ka hor soo saartay oo mamnuuc ka dhigayay in xiriir lalayeesho maamulka Yahuudda Sahyuuniyadda.

Read More »

Mareykanka oo hakiyay dhaqaalihii uu dowladda Itoobiya kusiin jiray ladagaallanka 'Argagaxisada'.

0 Saturday August 29, 2020 - 12:35:11
Wasaaradda arrimaha dibadda dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay joojisay dhammaan kaalmooyinkii ay siin jirtay dowladda Itoobiya sababa laxiriira khilaafka ka dhashay biya xireenka Al Nahda.

Read More »

Sawirro: 100 qof Shacab ah oo ku dhintay daadad ku dhuftay wadanka Afghanistan.

0 Thursday August 27, 2020 - 13:53:15
Khasaara lixaad leh ayaa ka dhashay fatahaado ku dhuftay qaar kamid ah gobollada uu ka koobanyahay wadanka Afghanistan.

Read More »

Xagjirkii Muslimiinta ku laayay dalka New Zealand oo xabsi daa'in lagu xukumay.

0 Thursday August 27, 2020 - 11:05:38
Waxaa lasoo gaba gabayeeyay Maxkamadaynta ninkii gacan ku dhiiglaha saliibiga ahaa ee wadanka New Zealand ku xasuuqay dadka muslimiinta ah.

Read More »

Dibad baxyada Rabshadaha watay ee ka socda gobolka Wisconsin oo sii xoogeystay.

0 Thursday August 27, 2020 - 10:58:30
Dibad baxyo rabshado wata ayaa wali ka taagan mid kamida gobollada dalka Mareykanka oo ciidamada booliska ay ku dileen laba qof oo kasoo jeedo dadka madoowga ah ee laga tirada badanyahay.

Read More »

Gacan ku dhiiglihii Muslimiinta ku laayay dalka New Zealand oo maxkamad lasoo taagay.

0 Monday August 24, 2020 - 16:13:29
Magaalada Christchurch ee dalka New Zealand waxaa maanta ka bilaabanaysa Maxkamadeynta nin gacan ku dhiigle Nasraani xagjir ah oo sanaddii lasoo dhaafay kontomeeyo qof muslimiin ah ku dhax laayay masaajid kuyaalla wadankaas.

Read More »

Khaliifa Xaftar oo diiday in uu u hoggaansamo Heshiiskii Xabad Joojinta dalka Liibiya.

0 Monday August 24, 2020 - 06:52:08
Maleeshiyaadka Fallaagada ah ee ka dagaallama wadanka Liibiya ayaa ganafka ku dhuftay heshiiskii xabad joojinta ahaa dhowaan kala saxiixdeen madaxda labada dhinac ee isku haya dalka Liibiya.

Read More »

Wararkii Ugu dambeeyay: Carona Virus oo kumanaan kun ku dilay dalka Koonfur Afrika.

0 Saturday August 22, 2020 - 18:00:06
Caabuqa Covid19 ayaa saacadihii lasoo dhaafay dhimasho xad dhaaf ah ka geystay daafaha caalamka haba ugu badnaadaanee wadamada Baraaziil iyo mareykanka.

Read More »

Jeneraal katirsan Melleteriga Ruushka oo lagu dilay dalka Suuriya.

0 Thursday August 20, 2020 - 11:05:55
Wararka ka imaamanaya wadanka Suuriya ee dhaca mandiqadda Shaam ayaa sheegaya in Jeneraal sare oo katirsan melleteriga dowladda ruushka lagu dilay qarax miino.

Read More »

Wax u eg inqilaab Melleteri oo ka jira wadanka Maali.

0 Tuesday August 18, 2020 - 19:02:08
Wararka ka imaanaya wadanka Maali ayaa sheegaya in wax u eg inqilaab melleteri uu ka jiro magaalada caasimadda ah ee Bomako.

Read More »

Cudurka Carona oo 50,000 oo qof ku dilay wadanka Hindiya.

0 Monday August 17, 2020 - 12:13:37
Cudurka Carona Virus ayaa dhimashadii ugu badneed abid ka geystay wadanka Hindiya ee dhaca bartamaha qaaradda Asia.

Read More »

Robert Trump oo ku geeriyooday magaalada New York.

0 Sunday August 16, 2020 - 12:17:26
Isbitaal kuyaal magaalada News York ee dalka Mareykanka waxaa ku geeriyooday nin ay walaalo ahaayeen Donald Trump oo madaxweyne ka ah wadankaasi.

Read More »

Dowladda Imaaraatka Carabta oo ku dhawaaqaday in ay xiriir Saaxibtinimo layeelatay maamulka Yahuudda.

0 Thursday August 13, 2020 - 20:57:03
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay heshiis rasmi ah oo ay gaareen dowladda Imaaraatka Carabta iyo maamulka Yahuudda.

Read More »

Muslimiinta Hindiya oo dhigay dibad baxyo ay ku difaacayaan Nabiga SCW.

0 Thursday August 13, 2020 - 06:10:19
Tobanaan kun oo muslimiin reer hindiya ah ayaa ka qeyb galay dibad baxyo ballaaran oo gilgilay magaalooyin dhaca Koonfurta wadankaasi Hindiya.

Read More »

127 qof oo ku dhintay dagaallo dib uga qarxay dalka Koonfurta Suudaan.

0 Wednesday August 12, 2020 - 12:49:10
Khasaara lixaad leh ayaa ka dhashay dagaallo culus oo gudaha wadanka Koonfurta Suudaan ku dhaxmaray maleeshiyo beeleed hubaysan iyo ciidamo melleteri ah.

Read More »

Wasiirkii difaaca Itoobiya iyo xubno kale oo shaqada laga eryay.

0 Tuesday August 11, 2020 - 10:35:20
Khilaafka siyaasadeed ee ka jira wadanka Itoobiya ayaa meel sare waxaana shaqada laga eryay mas'uuliyiin xilal sarsare ka hayay xukuumadda Addis Ababa.

Read More »

Masaajid kuyaal dalka Faransiiska oo dab laqabadsiiyay.

0 Monday August 10, 2020 - 11:23:24
Kooxo Xagjirayaal Islaam naceybku ku fogaaday ayaa weeraray Masjid ay muslimiintu leeyihiin iyo qabuuro ay ku aasanyihiin dad muslimiin ah.

Read More »

161 kun American ah oo Cudurka Carona ugu dhintay dalka Mareykanka.

0 Sunday August 09, 2020 - 16:23:54
Caabuqa Carona Virus ayaa gummaadkii ugu badnaa ka geystay wadanka Mareykanka oo ah dalka koowaad ee caalami ahaan dadkiisu ladhibanyihiin caabuqan halista badan.

Read More »