Maqaalllo

Qoomiyadaha Itoobiya ma inagusoo qixi karaan? W/Q Wadaadyare Xaashi.

0 Saturday July 04, 2020 - 12:33:17
Ummaduhu sida qofka oo kale cimrigoodu ma ahan Labaatan sano amase soddon sano waxba kama aha cimriga bulshada ama ummadda.

Read More »

Koowda Luuliyo 60 Sano Kadib 1960-kii Soomaaliya oo Gumyesi dhax muquuranaysa [Warbixin].

0 Wednesday July 01, 2020 - 11:37:24
Xarunta madaxtooyada ee magaalada Muqdisho oo ay gacanta ku hayaan ciidamo shisheeye ayaa xalay laga xusay munaasabadda 1-da luuliyo, iyadoo uu madaxweyne Farmaajo khudbadiisa ku sheegay in dalku xor yahay oo Soomaaliya meel wanaagsan mareyso.

Read More »

Siyaasadda Goronyada! W/Q Wadaadyare Xaashi.

0 Monday June 15, 2020 - 17:06:49
Wadahadallada Somaliland iyo dawladda federaalka ah ee Soomaaliya waxay ka furmeen dalka Jabbuuti, waxaase isweydiin leh maxay kaga duwanyihiin wada hadalladii faraha badnaa ee hore loo bilaabay.

Read More »

Sii deyntii Silvia Romano iyo dilkii George Floyd, maxay soomaalidu ka baran karaan!

0 Monday June 01, 2020 - 19:24:25
Dawladaha inta ugu badan waxa lagu qiimeeyaa waxa ka jira dhulka ay maamulaan, Saameyn aad u yar bay yeelan kartaa qiimeynta dibeddu marka gudaha la barbar dhigo tusaale ahaan:-

Read More »

Caa'isha Romano oo Aayado Qur'aan ugu Jawaabtay Cunsuriyiinta Talyaaniga ee hanjabaadda ujeediyay.

0 Wednesday May 20, 2020 - 15:26:16
Dacwad oogaha guud ee dalka Talyaaniga ayaa sheegay in ay diiwaan geliyeen illaa 40 kiis oo ah hanjabaado dil ah oo loo jeediyay gabadha muslimadda ah ee Caa'isha Romano taas oo dhowaan xuriyadeeda dib u heshay kadib 18 bilood oo ay ku afduubneed Soomaaliya.

Read More »

IRBAD CEEL LAGU TUURAY!!!

0 Saturday May 16, 2020 - 14:34:33
"NIN YARAAN KU LOOFARAY WUXUU LUMIYEY RAACDEEYE"

Read More »

Lixdii Janaral ee Dhibaateeyey Soomaalida iyo Meeshii ay ku Dambeeyeen.

0 Saturday May 16, 2020 - 14:23:05
Dhiigga Soomaalidu ma sunbaa?

Read More »

Silvia oo isku badashay Caa'isha iyo Al Shabaab oo ka laba gool uga badiyay Talyaaniga (Maqaal)

0 Tuesday May 12, 2020 - 19:58:07
Silvia Romano oo ah gabar 25 jir ah balse hadda la baxday magaca Caa'isha waxay muddo 18 bilood ah ku sugnayd gudaha Soomaaliya iyada oo gacanta ugu jirtay Xaraka Al-Shabaab sida ay qortay warbaahinta dalka Talyaaniga.

Read More »

DAGAAL MASKAXEEDKA LAGU SOO QAADAY ISLAAMKA.

0 Saturday May 09, 2020 - 21:40:18
Markii ay gaalada reer Galbeedku uu hoggaaminayo ay xoog kaga adkaan waayeen dadka Muslimiinta ah, ayaa waxa ay wax ka beddeleen dagaalkoodii ama duullimaadkoodii. Dagaalkaasi waxa uu isu rogay nooca loo yaqaan dagaal maskaxeedka (qaswul-fikriga).

Read More »

Farmaajo Damqasho dhawaa marka qof Kenyaati ah waxyeello gaarto!

0 Wednesday May 06, 2020 - 12:26:35
Max'med Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha dowladda Federaalka ayaa ka damqaday laba qof Kenyaan ah oo maalin ka hor ku dhintay diyaarad lagusoo riday Koonfurta dalka Soomaaliya.

Read More »

HAL MAGAALO, HAL JID IYO WELIBA HAL GURI

0 Sunday May 03, 2020 - 12:52:00
Waxaan aad u la yaabaa warbixinta iyo xogta ay soo gudbinayaan afhayeennada dawladda laakiin aan anigu rummaysnahay in ay dalka ka joogaan hal magaalo, hal jid oo magaaladaa ka mid ah iyo weliba hal guri oo jidkaa ku yaalla, lana yiraahdo Villa Somalia.

Read More »

AWOODDA KANEECADA W/Q Suldaan Garyare.

0 Wednesday April 29, 2020 - 09:16:51
Aayadda 26aad ee suuratul Baqara waxa uu Alle (swt) ku xusay oo uu tusaale u soo qaatay cayayaanka aadka u tabarta daran ee la yiraahdo Kaneecada.

Read More »

6 Arimood oo ay la Gaar Ahaayeen Go'aanadii Kasoo Baxay Shirweynihii Al Shabaab

0 Thursday April 23, 2020 - 15:20:51
Kadib markaan akhriyay qodobadii kasoo baxay shirka ay qabatay xarakada al-Shabaab, xafiiskeeda qaabilsan siyaasada, go'aanada ay soo saareen ka qeybgalayaasha, kuwaas oo ku qornaa Luuqadaha Soomaaliga iyo English-ka waxay la gaar ahaayeen lix (6) qodob kuwaas oo aan doonayo inaan ku gorfeeyo qormadan…

Read More »

Maqaal: 6 Arimood oo ay la Gaar Ahaayeen Go'aanadii Kasoo Baxay Shirweynihii Al Shabaab

0 Sunday April 12, 2020 - 18:51:49
Kadib markaan akhriyay qodobadii kasoo baxay shirka ay qabatay xarakada al-Shabaab, xafiiskeeda qaabilsan siyaasada, go'aanada ay soo saareen ka qeybgalayaasha, kuwaasooku qornaa Luuqadaha Soomaaliga iyo English-ka waxay la gaar ahaayeen lix (6) qodob, kuwaas oo aan doonayo inaan ku gorfeeyo qormadan…

Read More »

Lix Arrimood uu la Gaar ahaa Shirweynaha ay Qabsadeen Al-Shabaab [Maqaal].

0 Monday March 30, 2020 - 20:07:13
23-kii Rajab 1441H, waxaa soo gabagaboobay shir socday muddo 5 maalmood ah oo ay qabatay Xarakada Al-Shabaab, kaas oo lagu marti qaaday dad kor u dhaafaya 100-xubnood oo isugu jira odayaal dhaqameed, culimo iyo qaar kamid ah madaxda Al-Shabaab sida ay shaaciyeen warbaahinada kooxda taageera, laguna…

Read More »

Shukran Hogaanka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab! [MAQAAL].

0 Sunday March 29, 2020 - 10:35:11
Internetku waa shabakad ballaaran oo ay ku jiraan mareego tiro aan lagu koobi Karin, dadka isticmaalana waa dad kala duwan, haseyeeshee mid weliba wuxuu ka raadsadaa hadafkiisa iyo baahida markaas heysa.

Read More »

Cudurka Karoonaha iyo Sida uu caalamka u qaabayn karo W/Q: Wadaad Yare.

0 Tuesday March 24, 2020 - 12:19:39
Ilaahay xigmadihiisa waxa kamid ah in aadmiga furayaasha dunida kolba qolo u dhiibo, qolyahaasi loo dhiibayaa gaalo iyo islaam ka ay doonaan ha ahaadeen eh waxa ay maraan tijaabo dunyawi ah.

Read More »

HADDIIBA BAHAL LA SHEEGANAYO MAA BAHALLADA WAAWEYN LA SHEEGTO!!! WQ: DR SULDAAN GARYARE.

0 Friday March 06, 2020 - 09:48:06
Nin socoto ah ayaa beri u yimid niman dhallinyaro ah oo geelley ah markaas ayuu weyddiiyay qolada ay yihiin.

Read More »

Wasiir Maareeye oo ku abaal dhacay dadkii soo Koriyay ee ka badbaadiyay Abaartii Daba dheer Qore Yuusuf Abroone Abuukar.

0 Saturday February 29, 2020 - 15:08:21
Qormadan waxaa igu dhaliyay kadib markii aan arkay duqeymo uu Mareykanku ku dilay dad maati ah oo uu ku jiray maamulihii shirkadda Hormuud ee Jilib iyo sida uu dhacdadaasi uga hadlay Wasiirka Warfaafinta DFS, Maxamad Cabdi Xayir (Maareeye) una bogaadiyay Africom in ay gumaaddo haweenka iyo carruurta.

Read More »

Maxaa Keenay in Madaxda DFS & Siyaasiyiinta Mucaaradku Ku Awr Kacsadaan Qabaa'ilkooda? Warfaa Kheyrdoon.

0 Monday February 24, 2020 - 12:28:20
Todobaadyadii lasoo dhaafay waxaa siyaasadda Soomaaliya caan ka noqotay in madaxda iyo siyaasiyiinta mucaaradku adeegsadaan awrkacsi qabyaaladeed.

Read More »

Dhibta Waddanka ka jirta ma Alshabaab baa ka masuul ah? /WQ Wadaad Yare.

0 Saturday February 01, 2020 - 16:39:22
Adduunyada kale marka dhibaato soo foodsaarto waxaa la sameeyaa research (cilmi baadhis) waxaana la gorfeeyaa halka dhibtu ka timid markii la ogaado waxaa dhibka keenay ayaa la raadiyaa solution-ka ama xalka.

Read More »

45 Sano Kadib maxaa laga dhaxley Xasuuqii Culimada Soomaaliyeed W/Q Wadaad Yare.

0 Thursday January 23, 2020 - 21:45:41
Bishan aynu ku jirno oo kale January, 1975-kii ayaa si xaqdarro ah loo diley 10 wiil oo dhalinyaro ah isla markaana culimo ahaa. Dilkaas culimada loo geystay waxa uu ka dhashey kadib markii dawladdii kacaanka ahayd ee xilligaasi ay soo saartey xeer sheegaya in ragga iyo dumarku siman yihiin.

Read More »

Halkee ku dambeyn doonaa hardanka udhaxeeya Kenya iyo Alshabaab? [Maqaal].

0 Thursday January 16, 2020 - 18:54:16
Wargeyska caanka ah ee The Washington Post ayaa 'Analysis' ama gorfeyn ku sameeyay maqaal uu ciwaan uga dhigay "Who are the Alshabab Militants plaguing Kenya" oo machaneedu noqonayo "Waa ayyo mintidiinta alshabaab ee loogu salliday kenya?".

Read More »

Haddii Wadaadka Soomaaliya loogu jecel yahay dawladda madaxweyne ka noqdo waddanku ma hagaagayaa?!

0 Thursday January 09, 2020 - 16:40:39
Dadka soomaaliyeed waa umaddii u horreysay ee habka Democracy-ga lagu tijaabiyo Afrika sida la sheego. Buugaag laga qorey baa jirta, sida buugga Cabdi Ismaaciil Samater uu u bixiyey Africa's first democrats.

Read More »

Maqaal Xiisa badan: TRUMP IYO NATO!!!

0 Sunday January 05, 2020 - 17:50:56
Professor John Mearsheimer, kana mid ah faaliyeyaasha arrimaha siyaasadda ee caalamiga (International Relations) bare sarena ka ah Jaamacadda Chicago ee carriga Maraykan ayaa qaba in Trump uusan ku guuleysan karin haddii uu damco in uu weeraro Iiraan ama meelo kale oo caalamka ka mid ah, waayo ayuu…

Read More »

Guubaabo iyo Garnaqsi Culimo W/Q Hilaal Colaad

0 Sunday December 22, 2019 - 13:18:16
Kitaabkiisa Ta'amulaat Fidiini Wal Xayaat ee Al Imaam Al Khazaali wuxuu soo guuriyay qisada nin maal qabeen ah oo dhalay wiil indhool ah kaasi oo kadib markii uu kala daalay dhaqaartiirta go'aansaday in uu geeyo Al Azhar si uu u baro diinta.

Read More »

ISLAAMNIMO MISE SOOMAALINIMO.

0 Sunday December 15, 2019 - 10:35:22
Bismillah, dalkeenna soomaaliyeed waxa asal u ah diinta islaamka, sida caadiga ah geedku xidid la'aan ma baxo dadka soomaaliyeed iyo guud ahaan muslinkuna shareeco la'aan waxba ma noqon karaan.

Read More »

IMBERAADOORIYADDII CAALAMKA UGU DAMBAYSAY OO U MUUQATA IN AY KA LA DAADATAY SIDA TUSBAX FURMAY Qore/ Suldaan Garyare.

0 Sunday October 20, 2019 - 10:14:58
Kadib markii Baarlamaanka Ingiriisku diideen iney ansixiyaan qorshe la hor keenay oo ahaa in boqortooyada wadankaasi ay ka baxdo Midowga Yurub, ha yeeshee mar kale loo ballansan yahay in loo codeeyo, ayuu aqoonyahan Suldaan Maxamad Garyare qoray maqaalkan oo ku billaabanaya sida soo socota:

Read More »

Maqaal: Gummaysiga Qarsoon W/Q: Ahmed Caydaruus

0 Friday July 12, 2019 - 08:07:17
Maqaalkan aad hoos ka akhrisan kartaan wuxuu Macno mug weyn ka bixinayaa waa Maxaay Bani'aadanimada?

Read More »

Madaxweyne Farmaajo Nadiif maka yahay Tuuganimo, Musuq maasuq iyo Shisheeye kalkaalnimo? [Dhageyso Wareysi].

0 Wednesday June 26, 2019 - 09:56:35
Gar aad naqaysid oo kugu noqonaysa ayaa jirta'e Farmaajo wuxuu yiraahdaa tuug iyo musuq maasuq shisheeye raac iyo qabyaaladeyste layma tusi karo ee isagu arrimahaas maka fayoowyahay?.

Read More »

Shiinaha iyo Turkistanta Bari Wax badan ka ogoow [Warbixin].

0 Wednesday June 19, 2019 - 20:20:42
Muslimiinta Uyghurka ah ee Turkistanta Bari waxay wajahayaan ollole isir sifeyn ah oo aad u qalafsan. Waxaan wax ka taaban doonaa taariikhda Turkistanta Bari, marxaladaha uu soo maray gumeysiga shiinahu iyo sida ay uga falceliyeen Muslimiinta iyo caalamka kale.

Read More »

Dhageyso: Cabdullaahi Soomaali Oo Gabay Cusub ka tiriyay Weerarkii lagu Dilay Ninkii Nabimada sheegtay.

0 Tuesday January 01, 2019 - 10:32:18
Waxaa isisoo taraya Jawaab celinnada ay qeybaha kala duwan ee bulsha Soomaaliyeed ka bixinayso weerarkii lagu dilay Ninkii Nabinimada sheegtay.

Read More »

Safarkii aan kusoo maray caalamka iyo waxyaabihii cajiibka ahaa ee aan kusoo arkay!

0 Monday December 03, 2018 - 17:41:07
Nin aan dhul marin dhaayo malaha e, balwaddeydu waa safarka iyo dalxiiska. Sidii Ibnu-Baduudah ayaan kusoo wareegay shanta qaaradood ee caalamka, waxaan tegay magaalooyinka dunida ugu caansan, waxaana lasoo noolaaday xadaaradaha kala duwan ee bulshooyinka, waana sababta aan u jecleystay in aan qormadaan…

Read More »

Farriinta Filimka Buuraha Goolis & Fashilka Maamul Goboleedyada [Faallo+VIDEO].

0 Monday May 21, 2018 - 07:37:01
Fiidnimadii Talaadada oo taariikhdu ku beegneyd 28/08/1439 hijriga oo waafaqsaneyd 14/05/2018, garabka warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa baahiyey filim si xirfad leh oo qurux badan loo diyaariyey oo ay kaga sheekeynayaan midka ka mid ah jabahaadkooda dagaalka.

Read More »

(Maqaal) Berbera Wax Go' Lagu Qaado Ka Weyn, Gows Baase La Dhaafsaday.

0 Wednesday March 21, 2018 - 06:23:12
Heshiis ku sheegga ay dekedda magaalada Berbera kula wareegeen Imaaraadka iyo Itoobiya, wuxuu beddelay taariikh dahabi ahayd iyo halkudheg ay lahayd dekedda, oo ay ka dhaxashay awoow yaasheen.

Read More »