Warar Caalami Ah

Mareykanka oo iclaamiyay in kumanaan kamid ah ciidamadiisa uu kala baxayo Afghanistan.

0 Sunday December 15, 2019 - 15:22:58
Dowladda Mareykanka ayaa qorshaynaysa in ay ciidamadeeda kala baxdo dalka Afghanistan oo muddo 18 sanadood ah ay duullaan gardarra ah ku joogaan.

Read More »

Madaxweynihii hore ee Suudaan oo Xukun xabsi ah lagu riday.

0 Saturday December 14, 2019 - 16:41:31
Maxkamad kutaal magaalada Alkhurduum ee caasimadda wadanka Suudaan ayaa xukun ku ridday Jeneraal Cumar Xasan Al Bashiir oo ahaa madaxweynihii hore ee Melleterigu ay talada ka tuureen horraantii sanadkaan.

Read More »

Dowladda Aljazaa'ir oo yeelatay Madaxweyne Cusub iyo Kacdoonka oo wali sii socda.

0 Saturday December 14, 2019 - 11:50:25
Waxaa soo gaba gaboobay doorashooyinkii madaxtinimo ee khamiistii ka dhacay wadanka Aljazaa'ir oo dhaca mandiqadda Maqribul Islaami waqooyiga qaaradda Afrika.

Read More »

Dab qabsaday Markab nuuca diyaaradaha Xambaara ah oo Ruushku leeyahay.

0 Thursday December 12, 2019 - 15:08:19
Dab xooggan ayaa ka kacay mid kamida Maraakiibta dagaalka ee ugu waaweyn caalamka arrinkaas oo saameyn ku yeelan doono isku dheeli tirnaanta dhanka melleteriga ee u dhaxaysa quwadaha adduunka.

Read More »

Taliban oo Weerar xoog kugal ah ku qaadday saldhigga ugu weyn ee ciidamada Mareykanka ay ku leeyihiin Afghanistan.

0 Thursday December 12, 2019 - 07:05:38
Xoogagga Jihaadiga Taliban ayaa weerar ballaaran ku qaaday saldhigga ugu weyn ee ciidamada Mareykanka ku leeyihiin gudaha wadanka Afghanistan.

Read More »

Mareykanka oo hakad geliyay Tababaradii uu siin jiray Askarta dowladda Sacuudiga.

0 Wednesday December 11, 2019 - 19:56:00
War rasmi ah oo kasoo baxay wasaaradad Gaashaandhigga dowladda Mareykanka ayaa lagu sheegay in la joojiyay dhammaan tababarradii ay saraakiisha Sacuudiyaanka ah ku qaadanayeen xeryaha tabarrada melleteriga Mareykanka.

Read More »

Boqolaal Dibad baxayaal ah oo lagu dhaawacay magaalada Baqdaad.

0 Wednesday December 11, 2019 - 07:22:14
Boqolaal qof ayaa ku dhaawacmay rasaas iyo Gaaska dadka ka ilimaysiiya oo lagu weeraray dad dibad baxyo ka dhigayay bartamaha magaalada Baqdaad ee caasimadda dalka Ciraaq.

Read More »

Shirkii 40aad ee dowladaha Khaliijka oo ka furmay dalka Sacuudiga.

0 Tuesday December 10, 2019 - 11:32:08
Magaalada Riyaad ee caasimadda u dowladda Sacuudiga waxaa ka furmay shirkii Afartanaad ee ay isugu yimideen Lixda dowladood ee ku bahoobay golaha iskaashiga Khaliijka.

Read More »

Xaalad Feejignaan ah oo looga dhawaaqay caasimadda Liibiya.

0 Monday December 09, 2019 - 19:30:07
Wararka ka imaanaya wadanka Liibiya ayaa sheegaya in xaala deg deg ah looga dhawaaqay magaalada caasimadda ah ee Daraabulis kadib markii ay soo bexeen in duullaan kudis ah lala maaganyahay magaalada.

Read More »

Mid kamida Culimada ugu caansan wadanka Masar oo geeriyooday.

0 Monday December 09, 2019 - 11:28:01
Allaha unaxariistee waxaa isbitaal kuyaal magaalada Al Qaahira ee wadanka Masar ku geeriyooday Sheekhii caalimka ahaa Fowzi Assaciid oo kamid ahaa culimada ugu waaweyn wadanka Masar.

Read More »

20 Qof Suuriyaan ah oo ku dhintay duqeymo ay diyaaradaha Ruushka ka geysteen gobolka Idlib.

0 Sunday December 08, 2019 - 14:52:45
Wararka ka imaanaya wadanka Suuriya ayaa sheegaya in tobanaan qof shacab ah dhinteen tira kalane ay dhaawacmeen kadib markii diyaaradaha dowladda Ruushka ay duqeeyeen guryo dad shacab ah deganyihiin.

Read More »

Duqii magaalada Nairobi oo laxiray kadib markii uu musuq maasuqay hanti dowladeed.

0 Saturday December 07, 2019 - 09:28:37
Dowladda Kenya oo ku caanbaxday Musuqmaasuqa iyo Laaluushka ayaa markale so bandhigtay Wax isdaba marin uu sameeyay mas'uul katirsan xukuumadda Nairobi.

Read More »

Nin Sacuudiyaan ah oo toogasho ku dilay 3 Askari American ah.

0 Saturday December 07, 2019 - 08:57:03
Khasaara dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhashay weerar hubeysan oo ka dhacay saldhigga ugu weyn ee ciidanka badda Mareykanka leeyihiin.

Read More »

Toogasho Askar American ah lagu dilay oo ka dhacday gobolka Hawaii.

0 Thursday December 05, 2019 - 13:41:30
Khasaara dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhashaya toogasho ka dhacday mid kamida saldhigyada ugu waaweyn dalka Mareykanka.

Read More »

Boqorka Sacuudiga oo Amiirka Qadar ku marti qaaday shir ka dhici doono magaalada Riyaadh.

0 Wednesday December 04, 2019 - 11:10:48
Dowladda Qadar ayaa ku dhawaaqday in martiqaad rasmi ah ay ka heshay Hoggaamiyaha Boqortooyada Sacuudiga oo ah dal khilaaf xooggan kala dhaxeeyo muddo sedax sanadood ah.

Read More »

Weerar Askari lagu dilay oo ka dhacay gudaha magaalada Dhuusamareeb.

0 Tuesday December 03, 2019 - 20:48:12
Xiisado u dhaxeeya maleeshiyaad kawada tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagasoo sheegayaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud.

Read More »

Qarax 23 qof ay ku dhinteen oo ka dhacay wadanka Suudaan.

0 Tuesday December 03, 2019 - 20:44:40
Ugu yaraan 23 qof ayaa dhintay tobanaan kalane dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib markii qarax xooggan uu ka dhacay Warshad kutaal magaalada Al Khurduum ee caasimadda wadanka Suudaan.

Read More »

Trump oo diiday ka qeyb galka dhageysiga Dacwada xilka looga qaadayo.

0 Monday December 02, 2019 - 11:33:19
Aqalka Cad ee Mareykanka looga arrimyo ayaa iska diiday in uu ka qeyb galo dhageysiga dacwadaha ladoonayo in lagu casilo Donald Trump oo ah madaxweynaha Mareykanka.

Read More »

R/Wasaarihii Dowladda Shiicada Ciraaq oo iscasilaad ku dhawaaqay.

0 Saturday November 30, 2019 - 20:57:17
Caadil Cabdil Mahdi oo ahaa R/wasaarihii xukuumadda Shiicada Ciraaq ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu iska casilay xilka Raysal wasaaranimo.

Read More »

Jeneraal Yuusuf Cageey oo si lama filaan ah Muqdisho loogu dilay.

0 Saturday November 30, 2019 - 20:41:58
Toogasho ka dhacday xaafadda Warshadda Caanadaha ee degmada Hodon magaalada Muqdisho ayaa sababtay dhimashada sarkaal sare oo katirsanaa ciidamada Melleteriga dowladda Federaalka.

Read More »

Ciidamo katirsan Melleteriga Turkiga oo lagu dilay weerar ka dhacay Xuduudda Suuriya.

0 Thursday November 28, 2019 - 12:48:43
Melleteriga dowladda Turkiga ayaa markale weerar khasaara dhaliyay kala kulmay maleeshiyaadka Kooxda Kurdiyiinta PKK ee ka dagaallama wadamada Suuriya iyo Turkiga.

Read More »

Ciidamada Booliska Ciraaq oo dibad baxayaal ku laayay magaalada Al Naasiriya.

0 Thursday November 28, 2019 - 12:37:05
Wararka ka imaanaya wadanka Ciraaq ayaa sheegaya in tobanaan qof ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen weeraro ka dhacay deegaanno dhaca Koonfurta wadankaasi.

Read More »

Dhulgariir ay ku dhinteen 20 qof oo ka dhacay wadanka Albania.

0 Wednesday November 27, 2019 - 10:42:37
Tobanaan qof ayaa dhintay boqolaal kalane dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib markii dhul gariir xooggan ku dhuftay wadanka Albaaniya oo dhaca Koonfur Bari qaaradda Yurub.

Read More »

Dowladda Federaalka Oo Faransiiska Uga Tacsiyeysay Ciidamadii Uga Dhintay Maali.

0 Wednesday November 27, 2019 - 10:07:49
Xilli wadanka Maali ay ku dhinteen ciidamo katirsan dowladda Faransiiska oo ku guda jirey fulinta howlgal ka dhan ah Mujaahidiinta ayaa dowlada federaalka waxay kamid noqotay dowladihii ugu horeeyey ee ka tacsiyeeyey dhacdadaas.

Read More »

13 Askari Faransiis ah oo ku dhintay wadanka Maali xilli ay dagaal kula jireen Dagaalyahanno Katirsan Al Qaacidda.

0 Tuesday November 26, 2019 - 12:31:57
Khasaara lixaad leh ayaa ciidamada Faransiiska kasoo gaaray dagaalka ka holcaya wadanka Maali ee dhaca galbeedka qaaradda Afrika.

Read More »

Xoogag Jihaadi ah oo Weerar Hubaysan ka fuliyay gudaha Wadanka Burkina Faso.

0 Tuesday November 26, 2019 - 12:08:06
Xoogagga Jihaadiga ah ee JNIM ayaa weeraro hor leh ka fuliyay gudaha wadamada Maali iyo Burkina Faso oo dhammaantood dhaca mandiqadda Saaxilka ee galbeedka qaaradda Afrika.

Read More »

Xoogaga Taxriiru Shaam oo dib uqabsaday magaalo katirsan gobolka Idlib.

0 Thursday November 21, 2019 - 11:08:01
Wararka ka imaanaya wadanka Suuriya ayaa sheegaya in xoogaga kacdoonka ay guulo muuqdo ka gaareen dagaallo ay lagaleen ciidamada Bishaar Al Asad iyo kuwa Ruushka.

Read More »

Maxamuud Sayid Aadan oo loo diiday in uu galo magaalada Beled Xaawo.

0 Wednesday November 20, 2019 - 21:32:31
Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in xiisada colaadeed ay ka oogmeen degmada Beled Xaawo ee dhacda xuduud beenaadka ay Soomaaliya la wadaagto dalka Kenya.

Read More »

Yahuudda oo duqeysay Saldhigyada Maleeshiyaadka Iiraan ee dalka Suuriya.

0 Wednesday November 20, 2019 - 10:53:00
Maamulka Yahuudda ayaa markale duqeymo baahsan ka geystay gudaha wadanka Suuriya ee dhaca mandiqadda Shaam.

Read More »

Dowladda Itoobiya oo Faransiiska ka dalbatay in uu ka iibiyo Sawaariikh Niyugleer ah.

0 Tuesday November 19, 2019 - 17:01:04
dowladda Itoobiya waddaa hub aruursi ay ugu diyaar garoobayso dagaal dhanka cirka ah oo ay lagasho dowladaha uu murunka dhanka biyaha kala dhaxeeyo.

Read More »

Xuuthiyiinta oo Maraakiib ganacsi ku qafaashay xeebaha dalka Yemen.

0 Tuesday November 19, 2019 - 09:54:39
Wararka ka imaanaya wadanka Yemen ayaa sheegaya in weerar hubeysan oo ka dhacay badda gunteeda lagu qafaashay maraakiib ay leeyihiin dowlado shisheeye.

Read More »

Jihaadiyiinta Al Qaacidda Oo Weerar Maxaabiis lagu furtay ka fuliyay wadanka Maali.

0 Saturday November 16, 2019 - 18:54:58
mandiqadda saaxilka ee dhacda galbeedka qaaradda afrika waxaa kusii xoogeysanaya jihaadka hubeysan ee lagula jiro Faransiiska iyo ciidamada calooshood ushaqeystayaasha ah ee ka socda dowladaha mandiqadda.

Read More »

Boqol Qarax oo ka dhacay magaalooyin katirsan Wadanka Sweden.

0 Saturday November 16, 2019 - 09:28:31
Wadanka Sweden waa dal kamid ah wadamada la isku yirahdo Scandinavian-ka halkaas oo inta badan Bulshada ay umaleynayaan in uu yahay mid nabad ah, balse xaqiiqda dhabta ah ayaan aheyn sida ay dadku moodaan.

Read More »

34 qof Falasdiiniyiin ah oo ku shahiiday duqemaha magaalada Qaza.

0 Thursday November 14, 2019 - 09:48:19
ku dhowaad 40 qof oo Falasdiiniyiin ah ayaa ku shahiiday duqeymihii wuxuushnimo ee diyaaradaha dagaalka Yahuudda ay ka geysteen magaalada Gaza ee dalka Falasdiin.

Read More »

10 qof Falasdiiniyiin ah oo ku shahiiday duqeymaha ka socda magaalada Gaza.

0 Wednesday November 13, 2019 - 11:25:52
Ugu yaraan 10 qof Falasdiiniyiin ah ayaa ku shahiiday duqeymo aan kala joogsi laheyn oo diyaaradaha dagaalka Yahuudda ay ka geysteen magaalada Qaza iyo hareeraheeda.

Read More »