Wararka

Saldhigga Ciidamada AMISOM ee deegaannada Arbacoow iyo Lambar60 oo Weeraro lakulmay.

0 Monday December 16, 2019 - 13:33:36
Xoogaga Al Shabaab ayaa markale weeraro saf ballaaran ah ku miray saldhigyada ciidamada shisheeyaha AMISOM ku leeyihiin deegaanno katirsan Sh/Hoose.

Read More »

Dhageyso: Dagaalyahan kasoo jeeda Beesha Biyamaal oo kamid ahaa Raggii Weeraray Hotelka SYL.

0 Monday December 16, 2019 - 11:25:59
Idaacadda Andalus ayaa xalay markale baahisay wareysi dardaaran ah oo laga duubay mid kamida raggii fuliyay weerarkii Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Erdogaan oo Mareykanka ugu hanjabay in uu ka xiri doono saldhigga Melleteriga Incirlik.

0 Monday December 16, 2019 - 07:20:45
Xilli uu sii xoogaysanayo khilaafka u dhaxeeya xukuumadaha Washington iyo Anqara ayuu madaxweynaha Turkiga ku handaday in uu xiri doono saldhigyo Melleteri oo Mareykanku ku leeyahay wadankiisa.

Read More »

Al Shabaab oo sheegatay Mas'uuliyada Weeraro khasaara dhaliyay oo ka dhacay Boosaaso iyo Gaalkacyo.

0 Monday December 16, 2019 - 06:43:43
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weeraro hubeysan oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay laba magaalo oo uu ka taliyo maamulka isku magacaabay Puntland.

Read More »

DAAWO: AlKataa'ib Oo soo saartay Qeybtii 2aad Filimka "Miraha Shariicada 4" oo lagusoo bandhigayo Qeybinta Xoolaha Zakada.

0 Sunday December 15, 2019 - 19:16:17
Mu'asasada AlKataa'ib garabka warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa soo saartay Muuqaal cajiib ah oo ah َQeybta 2aad ee xalqadii 4aad silsilada loo yaqaano "Qudhuufu Shariica" taas oo aalaaba lagu soo bandhigo hormarada kajira wilaayaatka Islaamiga ee laga dhaxlay miraha shareecada.

Read More »

Saciid Deni oo sheegay in uusan aqoonsanayn Guddiga Doorashooyinka DF.

0 Sunday December 15, 2019 - 17:50:34
Waxaa sii xoogeystay shakiga ay siyaasiyiinta iyo maamul goboleedyada mucaaradsan dowladda Federaalka ay ka muujinayaan in Farmaajo iyo Kheyre ay waqti kororsi sameeyaan marka uu waqtigoodu idlaado.

Read More »

Mareykanka oo iclaamiyay in kumanaan kamid ah ciidamadiisa uu kala baxayo Afghanistan.

0 Sunday December 15, 2019 - 15:22:58
Dowladda Mareykanka ayaa qorshaynaysa in ay ciidamadeeda kala baxdo dalka Afghanistan oo muddo 18 sanadood ah ay duullaan gardarra ah ku joogaan.

Read More »

Al Shabaab oo weerar cusub ku qaadday saldhigga ciidanka Kenya ee deegaanka Qooqaani.

0 Sunday December 15, 2019 - 15:11:06
Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in markale uu weerar xooggan lakulmay mid kamida saldhigyada ciidamada gummeysiga Kenya ay ku leeyihiin gobolkaasi.

Read More »

Daawo Video: Dowladda Hindiya oo ku dhawaaqday go'aan lagu takoorayo dadka Muslimiinta ah.

0 Sunday December 15, 2019 - 14:48:25
Dowladda Hindiya ayaa qaadday tallaabooyin hor leh oo ay ku cadaadinayso dadka muslimiinta ah ee laga tirada badanyahay.

Read More »

Dhageyso: Wareysi laga duubay mid kamida dagaalyahanadii Weeraray Hotelka SYL.

0 Sunday December 15, 2019 - 10:37:22
Idacaadda Islaamiga Andulus ayaa xalay baahisay dardaaranka mid ka mid ah raggii fuliyay weerarkii xooganaa ee dhawaan lagu qaaday Hoteelka SYL ee Muqdisho.

Read More »

ISLAAMNIMO MISE SOOMAALINIMO.

0 Sunday December 15, 2019 - 10:35:22
Bismillah, dalkeenna soomaaliyeed waxa asal u ah diinta islaamka, sida caadiga ah geedku xidid la'aan ma baxo dadka soomaaliyeed iyo guud ahaan muslinkuna shareeco la'aan waxba ma noqon karaan.

Read More »

Maxkamad Islaami ah oo xukun dil ah ku fulisay Nin sameeyay Ficilkii Qowmu Luud.

0 Saturday December 14, 2019 - 17:03:43
Maxkamadda Wilaayada Islaamiga ee Sh/Hoose ayaa xukun ku ridday nin ku dhaqaaqay Ficilkii Qowmu Luud

Read More »

Sawirro: Jufada Waasuge ee Beesha Gaaljecel oo Nabadoon Cusub dooratay.

0 Saturday December 14, 2019 - 16:45:20
Xafladdn Caleema saarka nabadoonka Jufada Waasuge Ee Beesha Gaaljecel ayaa ka dhacday degmada Ceel Cali ee galbeedka gobolka Hiiraan bartamaha dalka Soomaaliya

Read More »

Madaxweynihii hore ee Suudaan oo Xukun xabsi ah lagu riday.

0 Saturday December 14, 2019 - 16:41:31
Maxkamad kutaal magaalada Alkhurduum ee caasimadda wadanka Suudaan ayaa xukun ku ridday Jeneraal Cumar Xasan Al Bashiir oo ahaa madaxweynihii hore ee Melleterigu ay talada ka tuureen horraantii sanadkaan.

Read More »

Wasiirrada iyo xildhibaanada Dowladda oo loo diiday in ay ilaaladooda lagalaan Madaxtooyada.

0 Saturday December 14, 2019 - 16:36:42
Waxaa si aad ah loo adkeeyay ammaanka xarunta madaxtooyada Villa Somalia ee magaalada Muqdisho kadib markii walaac laga muujiyay weeraro hor leh oo lagu qaado xarumaha dowladda Federaalka.

Read More »

Guddoomiyihii hore ee degmada Baraawe oo isku day dil ka badbaaday iyo Warar kale.

0 Saturday December 14, 2019 - 12:37:34
Weerar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weeraro saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanno iyo degmooyin katirsan gobolka Sh/dhexe.

Read More »

Dowladda Aljazaa'ir oo yeelatay Madaxweyne Cusub iyo Kacdoonka oo wali sii socda.

0 Saturday December 14, 2019 - 11:50:25
Waxaa soo gaba gaboobay doorashooyinkii madaxtinimo ee khamiistii ka dhacay wadanka Aljazaa'ir oo dhaca mandiqadda Maqribul Islaami waqooyiga qaaradda Afrika.

Read More »

Daawo Video: Sheekh Xasaan oo ka hadlay Towbad keenkii C/Raxmaa Cabdi Shakuur.

0 Saturday December 14, 2019 - 09:39:06
Sheekh Xasaan Xuseen oo kamida ah cilimaa'udiinka Soomaaliyeed ayaa markale ka hadlay kiiska Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur uu ugu gefay diinta Islaamka.

Read More »

Goormay Baardheere Qadar noqotay? dhalinyaro DF dhagar ku askaraysay oo Alshabaab isku dhiibay? [Sawirro+Codad].

0 Saturday December 14, 2019 - 08:34:23
dhalinayro si dhagar ah ama khiyaano ah loogu biiriyay ciidamada dowladda Federaalka ah ee Goblka Gedo ayaa isu dhiibay xarakada shaababul mujaahidiin waxayna tilmaameen in markii hore loo sheegay in dalka qadar oo soo dalbaday loo dhoofinayo.

Read More »

Daawo Video: AlKataa'ib Oo soo Saartay Qeybtii 4aad ee muuqaallada la magac baxay Qudhuufu Shariicah.

0 Thursday December 12, 2019 - 21:49:54
Mu'asasada AlKataa'ib, garabka warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa soo saartay Muuqaal cajiib ah oo ah xalqadii 4aad ee silsilada loo yaqaano "Qudhuufu Shariica" taas oo aalaaba lagu soo bandhigo hormarada kajira wilaayaatka Islaamiga ee laga dhaxlay miraha shareecada.

Read More »

Diyaarad Drone ah oo lagu gubay deegaanka Buurweyn iyo qarax ka dhacay duleedka Boosaaso.

0 Thursday December 12, 2019 - 21:48:54
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya diyaarad nuuca aan duuliyaha laheyn ah oo kusoo dhacday deegaan katirsan gobolka Hiiraan.

Read More »

Dagaalyahankii Hoggaaminayay Raggii Weeraray Hotelka SYL oo bixiyay xog muhiim ah oo ku saabsan sidii ay wax udhaceen [Dhageyso].

0 Thursday December 12, 2019 - 15:14:52
Warbixin cusub oo uu faafiyay Radio Andalus ayaa daaha ka faysa sidii ay wax uga dhaceen Hoteelka SYL ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Mareykanka oo Kooxaha Suufida Galguduud ku cadaadiyay in ay la heshiiyaan DFS.

0 Thursday December 12, 2019 - 15:11:52
Wasaaradda arrimaha gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in lasoo gaba gabeeyay khilaafkii kala dhexeeyay Kooxaha suufida isku magacaabay Ahlusuna ee ka jira gobolka Galguduud.

Read More »

Dab qabsaday Markab nuuca diyaaradaha Xambaara ah oo Ruushku leeyahay.

0 Thursday December 12, 2019 - 15:08:19
Dab xooggan ayaa ka kacay mid kamida Maraakiibta dagaalka ee ugu waaweyn caalamka arrinkaas oo saameyn ku yeelan doono isku dheeli tirnaanta dhanka melleteriga ee u dhaxaysa quwadaha adduunka.

Read More »

Sedax Askari Itoobiyaan ah oo ku dhintay qarax ka dhacay gobolka Baay.

0 Thursday December 12, 2019 - 09:20:43
Wararka ka imaanaya gobolka Baay ayaa sheegaya in qarax khasaara dhaliyay lagu weeraray ciidamo katirsan Xabashida Itoobiya ee duullaanka ku jooga deegaanno katirsan gobollaa Baay iyo Bakool.

Read More »

Xoogaga Al Shabaab oo dagaal kula wareegay Saldhigga Hiilweyne ee duleedka degmada Balcad.

0 Thursday December 12, 2019 - 07:06:38
Ciidamo aad u hubeysan oo katirsan Xarakada Al Shabaab ayaa weerar xooggan ku qaaday saldhigga ciidamada dowladda Federaalka ay ku leeyihiin deegaan kaabiga ku haya degmada Balcad ee Sh/dhexe.

Read More »

Taliban oo Weerar xoog kugal ah ku qaadday saldhigga ugu weyn ee ciidamada Mareykanka ay ku leeyihiin Afghanistan.

0 Thursday December 12, 2019 - 07:05:38
Xoogagga Jihaadiga Taliban ayaa weerar ballaaran ku qaaday saldhigga ugu weyn ee ciidamada Mareykanka ku leeyihiin gudaha wadanka Afghanistan.

Read More »

Taliska Ciidamada Al Shabaab oo Warsaxaafadeed kasoo saaray Weerarkii Hotel SYL iyo ujeedadii laga lahaa.

0 Wednesday December 11, 2019 - 20:25:26
Bayaankan oo ku qornaa luuqada English-ka uuna ku saxiixnaa Afhayeenka ciidanka Al Shabaab Sheekh Cabdi Casiis Abuu Muscab ayaa lagu faah faahiyay weerarkii aadka u xooganaa ee dagaalyahanada Shabaabul Mujaahidiin ay ku qaadeen Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho, iyagoona sheegay in weerarku beegsaday…

Read More »

Iska hor'imaad Khasaara dhaliyay oo ka dhacay duleedka degmada Jawiil.

0 Wednesday December 11, 2019 - 20:24:26
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya iska hor'imaadyo khasaara dhaliyay oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaan katirsan gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka Soomaaliya.

Read More »

Mareykanka oo hakad geliyay Tababaradii uu siin jiray Askarta dowladda Sacuudiga.

0 Wednesday December 11, 2019 - 19:56:00
War rasmi ah oo kasoo baxay wasaaradad Gaashaandhigga dowladda Mareykanka ayaa lagu sheegay in la joojiyay dhammaan tababarradii ay saraakiisha Sacuudiyaanka ah ku qaadanayeen xeryaha tabarrada melleteriga Mareykanka.

Read More »

Akhriso: Magacyada Xubnihii lagu dilay Ama lagu dhaawacay Weerarkii Hotel SYL [Xog Rasmi ah]

0 Wednesday December 11, 2019 - 11:34:31
Dagaalyahanno aad u hubeysan oo katirsan Xarakada Al-Shabaab ayaa maqribnimadii xalay weerar xooggan ku qaaday Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho kaas oo hooy u ah wasiirada, xildhibaanada iyo madaxda DFS islamarkaana kasoo horjeeda xarunta madaxtooyada ee uu dagan yahay madaxweyne Farmaajo.

Read More »

Weerarkii Hotel SYL oo soo gaba gaboobay iyo Khasaara ka dhashay.

0 Wednesday December 11, 2019 - 07:49:27
Waxaa soo gaba gaboobay weerarkii xooganaa ee xalay fiidkii ka bilaawday Hotel ammaankiisa si aad ah loo ilaaliyo oo kaabiga ku haya xarunta madaxtooyada Villa Somalia ee magaalada Muqdisho.

Read More »

6 qof American ah oo ku dhintay toogasho ka dhacday Magaalada New Jersey.

0 Wednesday December 11, 2019 - 07:32:01
Ku dhowaad 10 American ah oo uu kamid yahay sarkaal Boolis ayaa dhimatay tira kalane dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib markii ruux hubeysan uu toogasho gaystay.

Read More »

Boqolaal Dibad baxayaal ah oo lagu dhaawacay magaalada Baqdaad.

0 Wednesday December 11, 2019 - 07:22:14
Boqolaal qof ayaa ku dhaawacmay rasaas iyo Gaaska dadka ka ilimaysiiya oo lagu weeraray dad dibad baxyo ka dhigayay bartamaha magaalada Baqdaad ee caasimadda dalka Ciraaq.

Read More »

Xoogagga Al-Shabaab Oo la wareegay Hotelka SYL & Maleeshiyaatka DF Oo Lagu Jabiyay 4 weerar oo ay kusoo qaadeen dhismaha.

0 Tuesday December 10, 2019 - 21:07:46
Koox Inqimaasiyiin ah oo ka tirsan Xarakada Al-Shabaab ayaa caawa weerar xooggan ku qaaday Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho, kaas oo ah dhisme kaabiga ku haya xarunta madaxtooyada ee DFS, islamarkaana hooy u ah wasiirada, xildhibaanada iyo saraakiisha dowlada.

Read More »