WARBIXINNO/QORALLO XUL AH

Maxaad Kala Socotaa Socdaalka Uu Wasiirka Maaliyadda Itoobiya Ku Tegay Hargeysa? [Warbixin].

0 Saturday February 22, 2020 - 14:00:17
Faah faahin ayaa kasoo baxaysa socdaal uu maalmo ka hor magaalada Hargeysa ku tegay Wasiirka Maaliyadda Itoobiiya Axmad Shidde.

Read More »

Sawirro: Al-Shabaab Oo soo Bandhigay Khasaarihii ka dhashay dagaalkii Ceel Saliini.

0 Friday February 21, 2020 - 20:28:23
Xafiiska Warfaafinta Xarakada Al-Shabaab ayaa soo bandhigay sawirro muujinaya qeyb kamid ah khasaarihii lixaadka lahaa ee ciidamada Maamulka Farmaajo kasoo gaaray weerarkii laba maalin ka hor ka dhacay saldhigga ciidamada ee Ceel Saliini.

Read More »

Sawirro: Boqolaal qof Indonesian ah oo si jamaaci ah u islaamay kana baxay mugdigii ay ku jireen.

0 Tuesday February 18, 2020 - 12:17:19
Dalka Indonesia ugu yaraan 300 oo qof ayaa lagusoo waramayaa in ay qaateen diinta Islaamka kadib marki ay kasoo tageen Madahabtii Kufriga ahaa ee ay kujireen, waxaana lagusoo bandhigay Masjid ku yaala Jaziirada Sulawesi ee dhacda bartamaha wadankaasi.

Read More »

Wasiir Maareeye oo Reer Somaliland si dadban ugu baaqay in ay Raacaan Itoobiya!!

0 Tuesday February 18, 2020 - 11:07:11
Xilli dalka Soomaaliya oo dhan si weyn looga hadal hayo qariidadda uu baahiyay Abiy Axmed iyo safarka la sheegay in uu Farmaajo ku geynayo magaalada Hargeysa ayaa waxaa Wasiirka Warfaafinta ee DFS Maxamad Cabdi Xayir Maareeye kasoo baxay hadal lama filaan ah oo shaki badan abuuray.

Read More »

Maxkamadda Islaamiga degmada Saakoow oo xukun ku ridday Nin gabar kufsaday.

0 Monday February 17, 2020 - 12:05:58
Fagaara weyn oo kuyaal degmada Saakoow ee gobolka Jubbada dhexe waxaa ka dhacay xukun Xadu Zina ah oo lagu fuliyay nin fal kufsi ah kula kacay qof dumar ah oo kamid aheyd dadka deegaanka.

Read More »

Taliyihii hore ee sirdoonka Kenya oo si mugdi kujiro ugu geeriyooday magaalada Jubba.

0 Monday February 17, 2020 - 11:47:26
Wararka ka imaanaya Koofurta Sudan ayaa sheegaya in uu gudaha wadankaasi ku dhintay Safirki dowlada Kenya u fadhiyay Magalada Jubba oo ah caasimadda Koofurta Sudan.

Read More »

Farmaajo oo Kenya Ku Eedeeyay in ay gaashaan ka dhiganayso 'Jubbaland' xilli uu raalli ka yahay ciidankeeda haysta Kismaayo.

0 Saturday February 15, 2020 - 08:33:58
Madaxweynaha DFS Maxamad Cabdullaahi Farmaajo ayaa si caro leh uga hadlay culeyska ay dowladdiisu kala kulmeyso dowladda Kenya taasoo fashilineysa isku dayada uu sameynayo ee ka dhanka ah hoggaamiyaha 'Jubbaland' ee Axmad Madoobe.

Read More »

Video: Jeneraal Xijaar "Amniga dalka meel xun buu marayaa, Kaamirooyinkii in la qarxiyo ayaa la gaaray"

0 Tuesday February 11, 2020 - 20:19:40
Taliska Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa walaac ballaaran ka muujiyay ammaanka magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Read More »

Askari dad Mushrikiin ah ku laayay Waqooyiga Wadanka Thailand.

0 Sunday February 09, 2020 - 11:25:35
Weerar hubaysan oo ka dhacay wadanka Thailand ayaa sababay dhimashada labaatameeyo qof iyo dhaawac soo gaaray sodomeeyo kale.

Read More »

Maxaa lagu gorfaynayaa Shirka 33aad ee Ururka Midowga Afrika uga furmay dalka Itoobiya [Warbixin].

0 Sunday February 09, 2020 - 10:53:47
Magaalada Addis Ababa ee caasimadda wadanka Itoobiya waxaa ka furmay shirkii 33aad oo ay isugu yimideen hoggaamiyaasha Ururka Midowga Afrika iyo dowladaha reergalbeedka ee taageerada siiya.

Read More »

Daawo Sawirro: Beesha Wacaysale Abgaal oo Suldaan cusub ku duubatay magaalada Ceeldheer.

0 Thursday February 06, 2020 - 20:38:20
Munaasabad aad u ballaaran oo ka dhacday degmada Cee dheer ee wilaayada islaamiga ee Galgaduud ayaa beesha Wacaysle oo kamid ah Abgaal waxay ku dooratay suldaan cusub oo ku hogaamiya ku dhaqanka Shareecada Islaamka.

Read More »

Sawirro+Video: Al Qaacidda oo sheegatay Mas'uuliyadda weerarkii Pensacola ee Saraakiisha Americanka ah lagu dilay.

0 Sunday February 02, 2020 - 21:39:00
Ururka Al Qaacidda ee Jaziiradda Carabta ayaa sheegtay mas'uuliyadda weerar saraakiil American ah oo bishii December 2019 ka dhacay saldhig kuyaal gobolka Florida ee dalka Mareykanka.

Read More »

Dhibta Waddanka ka jirta ma Alshabaab baa ka masuul ah? /WQ Wadaad Yare.

0 Saturday February 01, 2020 - 16:39:22
Adduunyada kale marka dhibaato soo foodsaarto waxaa la sameeyaa research (cilmi baadhis) waxaana la gorfeeyaa halka dhibtu ka timid markii la ogaado waxaa dhibka keenay ayaa la raadiyaa solution-ka ama xalka.

Read More »

Macallimiintii Kenyaatiga ee wax ka dhigayay Iskuullada Gaarisa oo barakac sameeyay.

0 Saturday February 01, 2020 - 12:43:40
Kadib weeraro isdaba joog ah oo Xoogaga Al Shabaab ay bilihii lasooa dhaafay ka fulinayeen deegaanno katirsan dhulka Soomaalida NFD ee Kenya gummeysato ayay xirmeen dhammaan iskuulladii gacanta dowladda kujiray.

Read More »

Taliska AFRICOM oo qiray in ciidamadooda lagu kediyay Weerarkii Saldhigga Manda Bay Kenya.

0 Thursday January 30, 2020 - 22:05:12
Dowladda Mareykanka ayaa markale war kasoo saartay weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee horraantii bishan ay xoogaga Al Shabaab ku qaadeen saldhig ciidamada Mareykanka uga sugnaayeen dalka Kenya.

Read More »

Al Shabaab oo Bogaadisay Jihaadiyiinta ka halgamaya galbeedka qaaradda Afrika [Bayaan].

0 Thursday January 30, 2020 - 19:27:57
Bayaan kasoo baxay Xafiiska Warfaafinta Al Shabaab ayaa lagu bogaadiyay halganka Jihaadiga ah ee jamaacadda Nusratul Islaam Walmuslimiin ay kawaddo galbeedka qaaradda Afrika.

Read More »

Sawirro+Codad: Ciidamo Mareykan iyo Bangaraaf ah oo qof shacab ah ku dilay duleedka Jilib.

0 Thursday January 30, 2020 - 16:26:24
Ciidamo huwan ah ayaa markale deegaan katirsan gobolka Jubbada dhexe dhibaato ugu geystay dad shacab ah.

Read More »

Askari lagu dilay Ex.Control Afgooye iyo Saldhigga ciidanka Jabuuti oo weerar lakulmay.

0 Thursday January 30, 2020 - 12:07:24
Weeraro hubaysan oo dhaliyay khasaara dhimasho iyo dhaawac leh ayaa saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay qaar kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir.

Read More »

Daawo Video: Wareysiyo laga kala qaaday bulshooyinka ku nool Burco iyo Saakow oo kaa Yaabin doona.

0 Tuesday January 28, 2020 - 11:44:19
Wareysiyo gaa gaaban oo laga kala qaaday shucuubta ku dhaqan magaalooyinka Burco iyo Saakoow ee dalka Soomaaliya ayaa banaanka soo dhigaya farqiga dhanka barashada diinta islaamka ee labadaas bulsho u dhaxeeya.

Read More »

Dhageyso: Soomaalida ku dhaqan dalka Shiinaha oo ka hadlay Cudurka halista ah ee Coronavirus.

0 Sunday January 26, 2020 - 10:46:10
Wadanka Shiinaha waxaa ka dilaacay cudur dilaa ah oo lagu magacaabo Coronavirus waa cudur si dhakhsi ah laysku qaadsiinayo wuxuuna durbadiifa ku faafay wadamo ka baxsan Shiinaha sida Faransiiska,Sacuudiga iyo Malaysiya.

Read More »

Sawirro: Beesha Habasguul Ee Jubbooyin oo Ugaas cusub ku caleema saaratay magaalada Bu'aale.

0 Saturday January 25, 2020 - 21:39:46
Beesha Habas-Guul oo kamid ah beelaha Soomaaliyeed ayaa Ugaas cusub ku caleema saaratay magaalada Bu'aale ee Wilaayada Jubooyinka.

Read More »

45 Sano Kadib maxaa laga dhaxley Xasuuqii Culimada Soomaaliyeed W/Q Wadaad Yare.

0 Thursday January 23, 2020 - 21:45:41
Bishan aynu ku jirno oo kale January, 1975-kii ayaa si xaqdarro ah loo diley 10 wiil oo dhalinyaro ah isla markaana culimo ahaa. Dilkaas culimada loo geystay waxa uu ka dhashey kadib markii dawladdii kacaanka ahayd ee xilligaasi ay soo saartey xeer sheegaya in ragga iyo dumarku siman yihiin.

Read More »

Dowladda Farmaajo oo kaalinta ugu hooseysa ka gashay liiska Xukuumadaha ugu musuqmaasuqa badan Caalamka.

0 Thursday January 23, 2020 - 21:13:14
Inkastoo maamulka Madaxweyne Farmaajo uu mar weliba sheego horumar laga gaaray dhanka maaliyadda, isla xisaabtanka iyo dib u habeynta hey'adaha dhaqaalaha, xiriir wanaagsanna uu kala dhaxeeyo hey'adda IMF-ta iyo bangiga adduunka, hadana taasi kama saarin liiska ugu hooseeya musuqa adduunka ee…

Read More »

Ciidamada Dowladda Kenya oo Burburiyay Xaruntii Shirkadda Hormuud ee deegaanka Jaldeys.

0 Tuesday January 21, 2020 - 15:31:07
Iyadoo ay weli sii socoto burburinta Ciidanka Kenya ay ku hayaan xarumaha Shirkadaha isgaarsiinta Soomaaliya ee gobollada Jubbooyinka iyo Gedo ayay ciidamada Kenya waxay mar labaad bur buriyeen xarun ku taalla deegaanka Jaldeyse oo ka tirsan gobolka Jubbada Hoose ee Koonfurta Soomaaliya.

Read More »

Sawirro: Diyaarad Drone ah oo ku dhacday Tooratooroow iyo Al Shabaab oo gacanta ku dhigay.

0 Sunday January 19, 2020 - 18:03:49
Mid kamida diyaaradaha dagaalka dowladda Mareykanka ayaa markale kusoo dhacday dalka Soomaaliya xilli ciidanka Mareykanka ay sare uqaadeen xasuuqa ay ku hayaan Shacabka Soomaaliyeed.

Read More »

Al Shabaab Oo Weeraro saldhigyo lagusoo Afjaray ka fulisay degmada Afgooye [Warbixin].

0 Saturday January 18, 2020 - 11:14:48
Warar faah faahsan ayaa kasoo baxaya dagaallo culus oo xalay saqdii dhexe ka dhacay degmada Afgooye oo dhanka galbeed uga beegan magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Read More »

Halkee ku dambeyn doonaa hardanka udhaxeeya Kenya iyo Alshabaab? [Maqaal].

0 Thursday January 16, 2020 - 18:54:16
Wargeyska caanka ah ee The Washington Post ayaa 'Analysis' ama gorfeyn ku sameeyay maqaal uu ciwaan uga dhigay "Who are the Alshabab Militants plaguing Kenya" oo machaneedu noqonayo "Waa ayyo mintidiinta alshabaab ee loogu salliday kenya?".

Read More »

Hal Sano kadib Weerarkii DusitD2 ee Nairobi Kenya oo legdan ujoog noqotay [Warbixin].

0 Wednesday January 15, 2020 - 14:16:12
Hal sano oo kaamil ah ayaa kasoo wareegtay markii uu dhacay weerarkii Hotelka DusitD2 ee magaalada Nairobi halkaas oo lagu laayay dad farabadan oo isugu jiray Kenyaan iyo Reergalbeed.

Read More »

Daawo Video: 13 qof Carruur iyo Haween isugu jira oo Gaajo ugu dhintay magaalada Muqdisho!

0 Wednesday January 15, 2020 - 11:58:59
Xaalad adag oo dhanka nolosha ah ayaa lasoo daristay boqolaal kun qoysas danyar ah oo ku dhaqan qaar kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir.

Read More »

Mareykanka oo dalkiisa ka Eryaya 21 Askar Sacuudiyaan ah.

0 Tuesday January 14, 2020 - 11:11:57
Dowladda Mareykanka ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in weerarkii sedaxda sarkaal Americanka ah lagu dilay bishii lasoo dhaafay uu ahaa " Fal Argagaxiso".

Read More »

Dowladda Qadar oo Cambaaraysay Weerarada isdaba joogga ah ee ka socda dalka Kenya.

0 Tuesday January 14, 2020 - 10:15:09
War rasmi ah oo kasoo baxay dowladda dabadhilifka Qadar ayaa lagu cambaareeyay weerarada isdaba joogga ah ee xoogagga Al Shabaab ay ka fulinayaan gudaha wadanka Kenya.

Read More »

Daawo Video: Donald Trump oo sheegay in uu Lacag Baad ah ka qaatay Madaxda Sacuudiga!

0 Sunday January 12, 2020 - 11:05:58
Madaxweynaha Mareykanka ayaa xaqiijiyay in uu lacago dheeraad ah si sandulle ah uga qaatay madaxda dowladda Sacuudiga.

Read More »

Video: Wasiirka Gaashandhigga Mareykanka Oo Walaac Ka Muujiyay Weerarkii Saldhigga Manda Bay Kenya.

0 Saturday January 11, 2020 - 20:28:57
Waxaa sii kordhaya walaaca ay mas'uuliyiinta Americanka ah ka muujinayaan weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee dagaalyahanno katirsan Al Shabaab ay dhowaan ku qaadeen gudaha wadanka Kenya.

Read More »

Taliska AFRICOM oo qiray in Al Shabaab awood uleedahay Fulinta Weeraro dibadda ah.

0 Saturday January 11, 2020 - 09:53:15
Mas'uuliyiinta ugu sarraysa taliska ciidanka Mareykanka qaaradda Afrika ayaa booqasho kadis ah ku tagay saldhigga Simba Camp ee gacanka Manda Bay oo isbuucii lasoo dhaafay uu ka dhacay weerar askar American ah lagu dilay.

Read More »

Haddii Wadaadka Soomaaliya loogu jecel yahay dawladda madaxweyne ka noqdo waddanku ma hagaagayaa?!

0 Thursday January 09, 2020 - 16:40:39
Dadka soomaaliyeed waa umaddii u horreysay ee habka Democracy-ga lagu tijaabiyo Afrika sida la sheego. Buugaag laga qorey baa jirta, sida buugga Cabdi Ismaaciil Samater uu u bixiyey Africa's first democrats.

Read More »