Wareysiyo iyo Warbixinno

Silvia oo isku badashay Caa'isha iyo Al Shabaab oo ka laba gool uga badiyay Talyaaniga (Maqaal)

0 Tuesday May 12, 2020 - 19:58:07
Silvia Romano oo ah gabar 25 jir ah balse hadda la baxday magaca Caa'isha waxay muddo 18 bilood ah ku sugnayd gudaha Soomaaliya iyada oo gacanta ugu jirtay Xaraka Al-Shabaab sida ay qortay warbaahinta dalka Talyaaniga.

Read More »

Wariye Reer Galbeed ah : Mareykanka Wuxuu Argagixin ka wadaa Soomaaliya.

0 Saturday May 09, 2020 - 10:24:01
Wariye ka shaqeeya wargeys lagu magacaabo bylinetimes ayaa booqasho ku yimid magaaalada caasimadda ah ee Muqdisho, wuxuuna la kulmey dhibanayaal ehaladooda iyo dadkii ay jeclaayeen uu Maraykanku ku dilay duqeymaha uu ka wado Soomaaliya.

Read More »

Warbixin: Donald Yamamoto oo shaaciyay sababta Mareykanku ugu lug leeyahay duullaanka Soomaaliya.

0 Wednesday May 06, 2020 - 17:05:13
Mas'uul katirsan dowladda Mareykanka ayaa bixiyay caddeymo hor leh oo ku saabsan sababta ay ciidamada Mareykanka uga qeyb qaadanayaan dagaallada ka socda dalka Soomaaliya.

Read More »

Al-Shabaab oo war kasoo saaray cudurka Karoona [Dhagayso].

0 Monday April 27, 2020 - 17:46:35
Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab Al Mujaahidinta Sheekh Cali Maxamud Raage ayaa jeediyay kalimad uu kaga hadlayo cudurka dilaaga ah ee dunida ka dilaacay kaas oo loo yaqaano Karoona Fayras.

Read More »

Dhageyso: Xaflad loo qabtay Duruus uu Sheekh C/llaahi Raabi akhrinayay muddo 6 sana ah oo lasoo gaba gabeeyay.

0 Saturday April 18, 2020 - 11:58:42
Munaasabad ka dhacday deegaanka Hargeysa yareey ee gobolka dhexe ayaa lagu maamuusay arday dhammeysatay duruus sharci ah oo muddo sanada ah ka socotay Masjid jaamaca deegaanka.

Read More »

Taliska AFRICOM oo dafiraad indha la'aan ah ka bixiyay duqeyntii uu ku dilay Suldaankii Beesha Jareerweyne.

0 Friday April 17, 2020 - 14:21:01
Taliska ciidamada Mareykanka qaaradda Afrika ee loo yaqaan AFRICOM ayaa shalay gelinkii dambe soo saaray warbixin uu qiil ugu yeelayo duqeyn uu jimcihii lasoo dhaafay ku dilay mida kamida salaadiinta dhaqanka beelaha Soomaaliyeed.

Read More »

Dhageyso: Soomaali la xanuunsan Caabuqa CODVID19 oo Wareysi bixiyay.

0 Thursday April 16, 2020 - 20:07:01
Tobanaan qof Soomaali ah ayaa cudurka dilaaga ah ee Carona Virus ugu dhimatay wadamada reergalbeedka gaar ahaan Yurub iyo Mareykanka.

Read More »

Dhageyso: Sheekh Fu'aad Max'med Khalaf oo si cajiib ah uga hadlay Halaagga uu Carona ka geysanayo Yurub Mareykanka.

0 Sunday April 05, 2020 - 11:41:47
Sheekh Fu'aad Max'med Khalaf oo kamid ah culimada wilaayaatka Islaamiga ah ayaa ka hadlay musiibada Rabbi ku ciqaabay shucuubta reergalbeedka waa cudurka halista ah ee Carona Virus.

Read More »

Amnesty International oo warbin kasoo saartay duqeymo dad shacab ah lagu dilay oo Mareykanku uu ka geystay Koonfurta Soomaaliya.

0 Wednesday April 01, 2020 - 23:26:36
Warbixin cusub oo ay soo saartay hay'adda sheegta in ay udoodo xuquuqul Insaanka ee Amnesty International ayay uga hadashay qaar kamid ah duqeymaha laayaanka ah ee ciidanka cirka Mareykanka ay ka geysanayaan dalka Soomaaliya.

Read More »

Dhageyso: Sheekh Abuu Cubeyda oo ka qeyb galay shirkii Wada tashiga Jihaadka Bariga Afrika.

0 Sunday March 29, 2020 - 08:43:04
Kulan dhowaan ka dhacay wilaayaatka Islaamiga ah oo ay isugu yimideen Hoggaanka Xarakada Al Shabaab , culimaa'udiin iyo waxgaradka beelaha Soomaaliyeed ayaa lagasoo saaray qodobo muhiim ah.

Read More »

Sawirro+Codad: Shirweyne ballaaran oo ay isugu Yimaadeen Culimo, Odayaal dhaqan iyo Hoggaanka Al-Shabaab Oo Soo Gabagaboobay.

0 Wednesday March 25, 2020 - 20:50:39
Shirweyne looga arinsanayay Jihaadka ka socda bariga Africa oo ay kasoo qeybgaleen in ka badan 100 xubnood oo isugu jira culimo, odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed iyo hogaanka sare ee Xarakada Al-Shabaab Al Mujaahidiin ayaa soo gabagaboobay, kaas gunaanadkii laga soo saaray fatwo sharci ah iyo bayaan…

Read More »

Cudurka Karoonaha iyo Sida uu caalamka u qaabayn karo W/Q: Wadaad Yare.

0 Tuesday March 24, 2020 - 12:19:39
Ilaahay xigmadihiisa waxa kamid ah in aadmiga furayaasha dunida kolba qolo u dhiibo, qolyahaasi loo dhiibayaa gaalo iyo islaam ka ay doonaan ha ahaadeen eh waxa ay maraan tijaabo dunyawi ah.

Read More »

Dhageyso: Xal laga gaaray Khilaaf dhuleed oo udhaxeeyay beelaha Xawaadle iyo Abgaal.

0 Wednesday March 18, 2020 - 11:47:51
Maktabka Musalaaxada iyo Calaaqaadka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa xal dhammaystiran ka gaaray khilaaf dhuleed udhaxeeyay beelo walaala ah oo wada dega gobollada Hiiraan iyo Sh/dhexe.

Read More »

Hoggaanka Al Qaacidda oo bogaadiyay Heshiis dhaxmaray Taliban iyo Mareykanka [Bayaan].

0 Friday March 13, 2020 - 10:08:40
Bayaan kasoo baxay hoggaanka guud ee Urur weynaha Al Qaacidda ayaa lagu bogaadiyay heshiiskii taariikhiga ahaa ee dhowaan ay magaalada Dooxa ee dalka Qadar ay ku saxiixdeen Imaarada Islaamiga Afghanistan iyo dowladda Mareykanka.

Read More »

2 Trillion Oo Doollar Oo Uu Maraykanku Ku Waayay Dagaalka Afqaanistaan [Warbixin].

0 Wednesday March 04, 2020 - 10:04:51
Machad ka faallooda arimaha dagaallada oo laga leeyahay wadanka Maraykanka ayaa shaaca ka qaaday qarashka Maraykanka uga baxay duulaanka 19 sano jirsaday ee uu 2001-dii wadanka muslimka ah ee Afqaanistaan.

Read More »

Dhageyso: Sheekh Nuur Macallin C/Raxmaan oo ka hadlay Cudurka Carona Virus.

0 Monday March 02, 2020 - 21:33:33
Sheekh Nuur Macallin Cabdi Raxmaan oo kamid ah culumaa'udiinka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay cudurka dilaaga Carona ee caalamka kusii faafiya.

Read More »

Wasiir Maareeye oo ku abaal dhacay dadkii soo Koriyay ee ka badbaadiyay Abaartii Daba dheer Qore Yuusuf Abroone Abuukar.

0 Saturday February 29, 2020 - 15:08:21
Qormadan waxaa igu dhaliyay kadib markii aan arkay duqeymo uu Mareykanku ku dilay dad maati ah oo uu ku jiray maamulihii shirkadda Hormuud ee Jilib iyo sida uu dhacdadaasi uga hadlay Wasiirka Warfaafinta DFS, Maxamad Cabdi Xayir (Maareeye) una bogaadiyay Africom in ay gumaaddo haweenka iyo carruurta.

Read More »

Hoggaanka Xarakada Al-Shabaab oo Farriin Gacaltooyo u diray Bulshada Waqooyi Bari Kenyana uJeediyay digniin culus [Dhageyso].

0 Wednesday February 26, 2020 - 19:01:29
Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali dheere) oo ah Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab oo kalimad jeediyay ayaa la hadlay dadka Soomaaliyeed ee ku nool dhulka Waqooyi Bari ee ay Kenya heysato isagoo digniin culus u diray xukuumadda Nairobi.

Read More »

Kumuu ahaa Max'med Xusni Mubaarak Madaxweynihii halaagsamay ee Masar [Warbixin].

0 Tuesday February 25, 2020 - 18:09:26
Waxaa maanta magaalada Al Qaahira ee dalka Masar ku geeriyooday Max'med Xusni Mubaarak oo kamid ahaa hoggaamiyaasha dawaaqiidda Carabta ee madaxda adag.

Read More »

Maxaad Kala Socotaa Socdaalka Uu Wasiirka Maaliyadda Itoobiya Ku Tegay Hargeysa? [Warbixin].

0 Saturday February 22, 2020 - 14:00:17
Faah faahin ayaa kasoo baxaysa socdaal uu maalmo ka hor magaalada Hargeysa ku tegay Wasiirka Maaliyadda Itoobiiya Axmad Shidde.

Read More »

Itoobiya ayaa Soomaaliya midaynaysa wax aan maanka gelin! W/Q: Wadaad Yare.

0 Friday February 21, 2020 - 14:27:40
Sida la ogyahay qaran kasta oo dunida ka taagani waxa uu leeyahay mabda' iyo u jeeddo u adeega danaha shacabkiisa iyo himiladooda fog. Haddaba waa in la ogaadaa in dunida casriga ah lagu tartamayo dhisidda maamul ilbaxnimo ay lafdhabar u tahay waxa la isku hayaana waa diin iyo dal.

Read More »

Daawo Video: Wareysiyo laga kala qaaday bulshooyinka ku nool Burco iyo Saakow oo kaa Yaabin doona.

0 Tuesday January 28, 2020 - 11:44:19
Wareysiyo gaa gaaban oo laga kala qaaday shucuubta ku dhaqan magaalooyinka Burco iyo Saakoow ee dalka Soomaaliya ayaa banaanka soo dhigaya farqiga dhanka barashada diinta islaamka ee labadaas bulsho u dhaxeeya.

Read More »

Daawo Video: Gabar Muslimad ah oo Farriin qiira leh kasoo dirtay dalka Shiinaha Baaqna ujeedisay Muslimiinta Caalamka.

0 Thursday January 09, 2020 - 11:12:23
Dowladda Shiinaha ayaa Tacdiibin iyo Ciqaab adduun midkii ugu xumaa ku haysa malaayiin qof muslimiin ah oo kunool gobolka Turkistaanta Bari.

Read More »

Hogaanka Guud ee Al-Shabaab Oo Ka Hadlay Weerarkii Manda Bay Ee Kenya (KALIMAD+BAYAAN).

0 Wednesday January 08, 2020 - 21:12:43
Mu'asasada Alkataa'ib, garabka warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa caawa baahisay bayaan kasoo baxay hogaanka sare ee XSHM oo uu akhrinayo afhayeenka guud ee Xarakada, Sheekh Cali Maxamuud Raage, sidoo kalena ku turjuman Luuqadaha English-ka iyo Carabiga.

Read More »

Khaarajinta Qaasim suleymaani iyo saameynta ay ku yeelan karto mandiqada bariga dhexe [Warbixin].

0 Tuesday January 07, 2020 - 11:46:38
Dunida aynu ku nool nahay waxa waligeed ka jirey loollan u dhexeeya xaqqa iyo baadilka, basharkuna waxa ay isku hayaan waa diin iyo dal.

Read More »

Daawo Video: Dibad bax ka dhan ah dowladda oo ka dhacay Ex.Control Afgooye.

0 Thursday January 02, 2020 - 21:00:00
Boqolaal qof shacab ah ayaa iskusoo baxyo ballaaran ka dhigay xaafado katirsan magaalada Muqdisho waxayna ugasoo horjeedeen dhac iyo boob ay ugeysteen ciidamada dowladda.

Read More »

Al Shabaab oo ka hadashay qaraxii Ex.control Afgooye Taczina udirtay dadkii Shacabka ahaa ee ku dhintay [dhageyso].

0 Visits: 14457 | Monday December 30, 2019 - 21:30:24
Afhayeenka guud ee Xarakada Al-Shabaab, Sheekh Cali Maxamuud Raage ayaa jeediyay kalimad muhiim ah oo uu kaga hadlayo qaraxii xooganaa ee maalin ka hor ka dhacay isgoyska Ex-Control Afgooye ee magaalada Muqdisho, kaas oo uu khasaare kala duwan kasoo gaaray dad isugu jira ciidan iyo shacab intaba.

Read More »

Daawo Video: Arday lagu siray in Qadar loo qaadayo oo lagu Sumeeyay dalka Eritrea.

0 Wednesday December 25, 2019 - 15:35:31
Waxaa sii kordhaya walaaca laga muujinayo halka ay jaan iyo cirib dhigeen boqolaal dhalinyara ah oo dowladda Federaalka ay ka ciidamaysay magaalada Muqdisho kuwaas oo aan la ogeyn halka ay jaan iyo cirib dhigeen.

Read More »

Dhageyso: 99 Sanadood oo kasoo wareegtay Geeridii Halgamaa Sayid Max'med Cabdulle Xasan.

0 Monday December 23, 2019 - 11:00:32
Alle ha unaxariistee halgamaagii mujaahidka ahaa ee Sayid Max'med Cabdulle Xasan iyo Daraawiishtiisi ayaa umadda Soomaaliyeed uga tagay dhaxal aan waligiis go'i doonin kaas oo ah halgan jihaadi ah iyo faafinta diinta Islaamka.

Read More »

Waa Maxaay Suuqa Sarifka Forex? Xalaal Mise Xaaraan [Warbixin+Video].

0 Thursday December 19, 2019 - 20:00:34
Maalmahaan dambe waxaa dalka Soomaaliya kusoo badanayay dadka ku shaqeysanaya Sarifka lacagta Online-ka ee Forex-ka loo yaqaan, hadaba waxaan dib ufaafinnay Maqaal aan horay uga qornay arrintan.

Read More »

Culimada Wilaayaatka Islaamiga oo C/Raxmaan Cabdi Shakuur gaalnimo ku xukumay [Dhageyso].

0 Thursday December 05, 2019 - 20:49:21
Idaacadda Islaamiga Andalus ayaa xalay qabatay barnaamij gaar ah oo ay ku faaqideyso hadal dhawaan kasoo yeeray siyaasiga C/Raxmaan C/Shakuur Warsame kaas oo uu ka jeediyay xaflad uu kaga qeybgalayey dalka Jarmalka.

Read More »

Dhageyso: Idaacadda Andalus oo Warbixin ka diyaarisay Bahdilkii Uu Sheekh Umal Kala Kulmay Muqdisho.

0 Sunday December 01, 2019 - 20:16:08
Waaa warbixin ay baahisay Idaacadda Andalus ayaa diradda saaraysa khilaafka udhaxeeya Culimada dowladda taageerta, warbixinta ayaa isdul taagaysa gabi dhaclaynta Sheekh Maxamed Cabdi Umal.

Read More »

Khilaafka udhaxeeya Farmaajo iyo Axmed Madoobe oo saameyn ku yeeshay gobolka Gedo [dhageyso Wareysi].

0 Thursday November 28, 2019 - 14:24:36
Ciidamada dowladaha Itoobiya iyo Kenya ayaa gummeysi daran ku haya shacabka ku dhaqan gobolka Gedo ee dhaca Koonfurta Soomaaliya, gobolkan ayaa sanadadii lasoo dhaafay lagasoo calaamadeeyay tacadiyo dhowr ah.

Read More »

VIDEO: Maxay yihiin Walxaha Iftiimaya Ee lagu arkay Soomaaliya iyo caalamka intiisa kale?

0 Thursday November 14, 2019 - 21:00:30
Dhammaan magaalooyinka iyo gobollada dalka Soomaaliya waxaa caawa lagu arkay waxyaabo iftiimaya oo cirka duulaya arrinkaas oo dad badan ay layaabeen.

Read More »

Video: Telefeshinka Al Jazeera Oo Faafiyay Warbixin Marqaatiyaal wadata oo banaanka soo dhigaysa Xasuuqa diyaaradaha Mareykanka ee Soomaaliya.

0 Tuesday November 12, 2019 - 10:45:49
Warbixin cusub oo laga diyaariyay duqeymaha wuxuushnimo ee Mareykanku uu ku hayo shacabka Soomaaliyeed ayaa muujinaysa gabood fallada ay geysanayaan diyaaradaha Drone-ka dowladda Mareykanka.

Read More »