Keydka Sawirada

Video+Sawirro: Sh Abuu Cubeyda Oo Kasoo Muuqday Filim Cusub Isagoo Sagootinaya raggii weeraray Balidoogle.

0 Visits: 22197 | Friday November 08, 2019 - 14:49:45
Mu'asasada Alkataa'ib garabka warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa soo saartay Muuqaal la daawan karo in ka badan 50 daqiiqo kaas oo lagu faaqidayo duullaankii barakeysnaa ee lagu qaaday xerada ugu weyn ee ciidamada Mareykanka ay ku leeyihiin Soomaaliya dabayaaqadii bishii Sept ee la soo…

Read More »

Sawirro: Ku dhawaad 80 Ergo Oo Soo Doortay Xildhibaanada Baarlamaanka oo Mar Kale Lagusoo Dhaweeyay degmada Buulo Fullaay.

0 Sunday September 29, 2019 - 19:58:38
Qaarka mid ah xubnihii soo doortay Baarlamaanka Federaalka ah ayaa mar kale lagu soo bandhigay Buullo fulaay oo ka tirsan Wilaayada Islaamiga ah ee Bay iyo Bakool oo kamid ah dhulka ay maamusho Xarakada Al-Shabaab.

Read More »

Sawirro: Ciidanka Mareykanka Oo dad Shacab ah ku Xasuuqay Koonfurta Wadanka Afghanistan.

0 Wednesday September 25, 2019 - 11:28:38
Ciidamada Mareykanka ee duullaanka ku jooga wadanka Afghanistan ayaa gummaad daran ugeystay dad shacab ah oo munaasabad aroos ku dhiganayay deegaan dhaca Koonfurta wadankaasi.

Read More »

Sawirro+Codad: Beelaha Xawaadle iyo Abgaal oo diyo ahaan loogu kala Wareejiyay 600 oo neef geel ah.

0 Saturday September 21, 2019 - 11:27:03
Waa arrin dhif iyo Naadir in beelo Soomaaliyeed ay maalin qura 600 oo neef geel ah diyo ukala qaataan, arrintan waxay ka dhacday gobolka Hiiraan oo intiisa badan lagu maamulo Shareecada Islaamka.

Read More »

Sawirro+Codad: Al Shabaab oo Kumanaan kun oo dollar Zako ahaan ugu qeybisay qaar kamid ah masaakiinta magaalada Muqdisho.

0 Thursday September 12, 2019 - 17:29:16
Wilaayada Islaamiga ah ee Banaadir ayaa soo gabagabaysay mashruuca qaybinta Zakada iyadoo boqolaal qoys ay ka faa'iideysteen mashruucaasi.

Read More »

Daawo Sawirro aadan horay u arag oo ku saabsan Weeraradii 11 September.

0 Wednesday September 11, 2019 - 15:25:42
Malaayiin qof American ah ayaa maanta xusuusanaya murugadii ka gaartay weeraradiii dhacay 11 September ee sanaddii 2001 xilligaas oo Al Qaacidda ay beegsatay halbowlayaasha dhaqaalaha Mareykanka iyo xarunta wasaaradda difaaca.

Read More »

Sawirro: 90 Kamid ah Odayaashii Xildhibaannada soo xulay Oo lagusoo bandhigay magaalada Xarardheere.

0 Tuesday September 10, 2019 - 23:26:03
Magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa lagusoo bandhigay tobanan kamid ah Odayaashii dhaqanka ee Xildhibaannada Baarlamaanka dowladda Federaalka kasoo xulay dhanka maamulka Galmudug.

Read More »

Sawirro: Taliban oo soo bandhigtay ciidamo istish-haadiyiin si gaar ah utababaran.

0 Sunday August 25, 2019 - 13:33:22
Xarakada Jihaadiga Taliban ayaa kusii xididaysanaysa wadanka Afghanistan xilli uu sare usii kacayo khasaaraha nafeed ee ciidamada Mareykanka kasoo gaaraya dagaalka wadankaasi ka socda.

Read More »

Daawo Filimka Alkataa'ib Ee Lagusoo Bandhigay Weeraradii Lagu Qaaday Hotelada Muqdisho (VIDEO+SAWIRO).

0 Visits: 30228 | Thursday August 15, 2019 - 21:06:40
Mu'asasada Alkataa'ib garabka warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa baahisay filim xiiso badan oo lagusoo bandhigayo weeraradii ay ciidankoodu ku qaadeen Hotelada Muqdisho.

Read More »

Sawirro: Fantasyaha dabaal degga Ciidda oo lagusoo gaba gabeeyay degmada Buq Aqable.

0 Monday August 12, 2019 - 19:18:22
Dhammaan Wilaayaatka Islaamiga ah ee dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya waxaa lagusoo gaba gabeeyay dabaal degga munaasabadda Ciidul Adxaa.

Read More »

Sawirro: Magaalada Buq Aqable Oo Si Heer Sare ah looga Ciiday Munaasabadda Ciidul Adxaa.

0 Sunday August 11, 2019 - 15:42:34
Magaalada Buq-aqable ee gobalka Hiiraan ayaa maanta si weyn looga ciiday,iyadoona bulshada ku dhaqan magaalada ay fagaara weyn ku dukadeen Salaada Ciidul Adxaa.

Read More »

Sawirro: Magaalada Saakoow oo laga oogay Munaasabadda Ciidul Adxaa.

0 Sunday August 11, 2019 - 15:27:16
iyadoo caalamka islaamka maanta si weyn looga ciiday ayaa wilaayaadka islaamiga ah ee soomaaliya maanta waxay ahaayeen kuwo ciidoodu aad u heer sareyso.

Read More »

Daawo Sawirro: Magaalada Jilib oo Si Heer Sare Ah Looga Dabaal degay Munaasabadda Ciidul Adxaa.

0 Sunday August 11, 2019 - 14:50:41
Bulshada ku nool degmada Jilib ayaa saaka si wayn isugu soo baxay fagaaraha wayn ee Macallin Aadan Xaashi Ceyroow loogu magac daray, fagaarahaasi oo ku caanbaxay salaadaha ciidda iyo fulinta xuduudaha sharciga ah.

Read More »

Odayaashii soo Xulay Xildhibaanada Kasoo Jeeda Maamullada Jubbaland iyo Koonfur Galbeed oo lagusoo bandhigay degmada Buula Fulaay (SAWIRO)

0 Tuesday August 06, 2019 - 21:34:32
Xaflad ballaaran oo lagu soo dhaweynayay Ergadii ka baraa'o qaatay maamullada isku magacaabay Jubbaland iyo Koonfur Galbeed ayaa ka dhacday degmada Buula Fulaay ee gobolka Baay taas oo ay kasoo qeyb galeen culimo, mas'uuliyiin iyo qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed.

Read More »

Sawirro: Ergooyinkii Xildhibaannada kasoo Xulay Maamullada Galmudug iyo Hirshabeelle oo degmada Buq Aqable lagusoo Bandhigay.

0 Saturday August 03, 2019 - 20:56:53
Waxaa soo gaba gaboobay kulan ballaaran oo dhax maray qaar kamid ah odayaashii soo xulay Xildhibaannada Baarlamaanka Dowladda Federaalka iyo mas'uuliyiin katirsan Xarakada Al Shabaab.

Read More »

Sawirro+ Video: Alkataa'ib Oo Filim kusoo bandhigtay Weerar lagu dilay Xildhibaanno iyo Askar katirsan Maamulka Hirshabelle.

0 Tuesday July 23, 2019 - 20:14:30
Mu'asasada AlKataa'ib garabka warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa baahisay qeybtii 13aad ee silsilada Fasharid Bihim oo lagu soo bandhigayo weerarkii xoganaa ee lala beegsaday xildhibaanadii HiirShabelle ee ku socdaalayey wadada u dhexeysa Muqdisho iyo Jowhar.

Read More »

Video+Sawirro: Beeraha Dalkeena Maan Ku Baahi Beelno Q-2aad oo lagusoo qaatay Gobolka Bay.

0 Monday July 22, 2019 - 08:43:05
Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-furqaan waxay idiin soo gudbineysaa warbixin muuqaal ah oo ay ka diyaarisay wax soo saarka gobolka Bay, gaar ahaan Beeraha.

Read More »

Sawirro: Ciidamo ka goostay Dowladda oo magaalada Ceelbuur lagusoo bandhigay.

0 Saturday July 20, 2019 - 10:21:38
Magaalada Ceelbuur ee gobolka Galguduud waxaa lagusoo bandhigay ciidamo hor leh oo ka goostay maamulka isku magacaabay Hirshabelle ee kajira gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe.

Read More »

Sawirro: 23 Qof Japanes ah ayaa ku dhintay Dab ka kacay Magaalada Kyoto.

0 Thursday July 18, 2019 - 12:34:47
Tobanaan qof ayaa dhintay kuwa kalane dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib markii dab xooggan uu ka kacay dhisme kuyaal mid kamida magaalooyinka ugu waaweyn wadanka Japan.

Read More »

Beesha Eelaay Oo Ugaas Ku Dooratay Jubbooyinka (Sawirro).

0 Wednesday July 17, 2019 - 19:55:24
Beeesha Eelaay qaybteeda Jubbooyinka degta ayaa dooratay isla markaana caleema saaratay Ugaas cusub kadib munaasabad ka dhacday Deegaanka Jawaarey oo hoostaga degmada Saakoow ee Wilaayada Jubbooyinka.

Read More »

Sawirro: 22 Arday Oo Ka Qalin Jabisay Machadka Qurdhuba Faraciisa Sh/Hoose.

0 Thursday July 11, 2019 - 20:49:42
Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo sagootin u ahayd arday ka qalin jabisay machadka Qurdhuba faraciisa Sh/Hoose ayaa ka dhacday xarunta machadka oo ku taalla degaanka Kuunyo Barrow.

Read More »

Mashruuca ladagaallanka Kaneecada oo laga Hirgeliyay Magaalada Jilib SAWIRRO.

0 Sunday July 07, 2019 - 18:12:56
Waxaa si rasmi ah degmada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe uga bilowday howlgal lagula dagaalamayo cayayaanka ay kaneecadu ugu badantahay.

Read More »

Sawirro+Codad : Diyaaradaha Mareykanka oo ganacsade caan ah ku dilay duleedka degmada Kuunyo Barroow ee Sh/Hoose.

0 Wednesday June 26, 2019 - 16:58:44
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa duqeyn ay diyaaradaha Mareykanku ka geysteen degaanka tirsan Shabeelaha Hoose shalay abbaaro 05:00 (Shantii galabnimo)

Read More »

Daawo Video: Beesha Baciidyahan Oo Magaalada Gaalkacyo uga dhawaaqday in ay qaadatay ku dhaqanka Shareecada Islaamka.

0 Tuesday June 18, 2019 - 12:22:36
Kadib kulan ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayay beesha Baciidyahan ku go'aamisay in ay qaadatay ku dhaqanka shareecada Islaamka.

Read More »

Sawirro: Wilaayada Shabeelaha Hoose Oo Hir Galisay Mashruuc Lagula Dagaalamayo Kaneecada.

0 Sunday June 09, 2019 - 21:00:33
Maamulka islaamiga ah ee Shabeelaha hoose ayaa degaanka Kuunyo Barrow ka hir galiyay ol'ole lagula dagaalamayo kaneecada.

Read More »

Video+Sawirro: Alkataa'ib Oo Filim kasoo saartay Dagaalkii Moqokiri Ee Ciidamada Dowladda lagu Gummaaday.

0 Wednesday June 05, 2019 - 22:33:46
Mu'asasada Alkataa'ib oo ah garabka warbaahinteed ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa baahisay qeybta 7aad ee silsiladda واغلظ عليهم 7

Read More »

Daawo Sawirro: Mahrajaan loogu dabaal degayay Munaasabadda Ciidda oo ka dhacay Magaalada Ceelbuur.

0 Wednesday June 05, 2019 - 21:33:42
Dhammaan wilaayaadka islaamiga ee dhaca Koonfurta iyo Bartmaha dalka Soomaaliya waxaa ka socda dabaal degyo ballaaran oo ay sameynayaan qeybaha kala duwan ee bulshada soomaaliyeed.

Read More »

Sawirro: Magaalada Jilib oo si heer sare ah looga oogay Munaasabadda Ciiddul Fidriga.

0 Tuesday June 04, 2019 - 19:14:44
Degmada Jilib ee wilaayada Jubbooyinka ayaa ka mid ah magaalooyinka caanka ku ah isku soo baxa ciidaha, waxana lagu yaqaanaa in bulsho badan ay isugu soo baxaan fagaaraha salaadda.

Read More »

Sawirro: Magaalada Saakoow looga dabaal degay Munaasabadda Ciidul Fidriga.

0 Tuesday June 04, 2019 - 19:13:44
iyadoo dunida muslmiinta maanta si weyn looga ciiday ayaa wilaayaatka islaamiga ah ee soomaaliya maanta waxay ahaayeen kuwo ciidoodu aad u heer sareyso.

Read More »

Sawirro: Hey'adda Al-Ixsaan oo in Ka Badan 2200 oo Qoys Raashin Ugu Qeybisay deegaanno katirsan Sh/Hoose.

0 Monday June 03, 2019 - 17:29:05
Jamciyadda Kheyriga ah ee Al-ixsaan ayaa mashruuc raashin qeybin ah ka fulisay tuulooyin iyo degaano katirsan gobolka Shabeellaha Hoose.

Read More »

Sawirro: Tartanka Qur'aanka Dadka Waaweyn ee Wilaayaatka Islaamiga ah oo lasoo gaba gabeeyay.

0 Monday May 27, 2019 - 13:30:50
Sannad kasta marka la gaaro bisha barakeysan ee Ramadaan wilaayaadka islaamiga ah ee Soomaaliya waxa ka dhaca tartamo dhanka Qur'aanka ah oo ku bilawda heer degmo kadibna heer wilaayo ugu dambayna waxa ku tartama dhammaan wilaayaadka, waxana kasoo qeyb gala guud ahaan qeybaha bulshada.

Read More »

Sawirro+Codad: Beesha Biyamaal iyo Al Shabaab Oo Heshiis Buuxa ka gaaray Colaaddii Sh/Hoose.

0 Tuesday May 07, 2019 - 09:23:33
kadib Kulan ka dhacay deegaanka Kuunya Barroow ayay beesha Biyamaal iyo Al Shabaab heshiis buuxa uga gaareen dagaallo ka dhacay deegaanno katirsan Sh/Hoose.

Read More »

Ciidamo Mareykan iyo Bangaraaf ah oo dad shacab ah ku dilay dulleedka Janaale [Sawirro].

0 Thursday April 04, 2019 - 12:33:49
Ciidamada Bangaraaf oo ay wehliyaan saraakiil Maraykanka ah ayaa xalay markale tacadiyo ka dhan ah dadka shacabka ah waxay ka gaysteen tuulada Ugunji oo hoostagta degmada Janaalle oo kamid ah degmooyinka gobalka shabeelaha hoose.

Read More »

Sawirro: Wilaayada Jubbooyinka Oo Buunddo ka dhistay degmada Salagle.

0 Thursday March 28, 2019 - 11:09:01
Wilaayaadka islaamiga ee koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya waxaa ka jira horumar kala duwan oo aad u ballaaran kuwaas oo lagu helay ku dhaqanka Shareecada islaamka iyo iska caabinta Shisheeyaha duullaanka soo qaaday.

Read More »

Daawo Sawirrada: Saldhiggii ay ka baxeen Ciidamada Kenya Ee Deegaanka Buusaar.

0 Wednesday March 20, 2019 - 14:00:32
Ciidamada Kenya ayaa maalintii shalay isaga baxay gabi ahaanba degaanka Buusaar ee gobolka Gedo halkaasoo ay si toos ah ula wareegeegtay Xarakada Al-Shabaab.

Read More »