Wararka

Nin Sacuudiyaan ah oo toogasho ku dilay 3 Askari American ah.

0 Saturday December 07, 2019 - 08:57:03
Khasaara dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhashay weerar hubeysan oo ka dhacay saldhigga ugu weyn ee ciidanka badda Mareykanka leeyihiin.

Read More »

Al Shabaab oo sheegatay Mas'uuliyadda Weerar 10 qof Kenyaan ah lagu dilay oo ka dhacay Wajeer.

0 Friday December 06, 2019 - 20:34:42
Ciidamo katirsan Xarakada Al Shabaab ayaa weerar dhiigbadan ku daatay markale ka fuliyay dhulka Soomaalida NFD ee Kenya gummeysato.

Read More »

Dhageyso: Diiradda Jimcaha Oo Lagu Falanqeeyay gefafkii Uu C/Raxman Cabdi Shakuur U Geystay Diinta Islaamka.

0 Friday December 06, 2019 - 13:20:33
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Read More »

Culimada Wilaayaatka Islaamiga oo C/Raxmaan Cabdi Shakuur gaalnimo ku xukumay [Dhageyso].

0 Thursday December 05, 2019 - 20:49:21
Idaacadda Islaamiga Andalus ayaa xalay qabatay barnaamij gaar ah oo ay ku faaqideyso hadal dhawaan kasoo yeeray siyaasiga C/Raxmaan C/Shakuur Warsame kaas oo uu ka jeediyay xaflad uu kaga qeybgalayey dalka Jarmalka.

Read More »

Dagaal ay ku dhinteen 15 qof oo ka dhacay deegaan katirsan gobolka Mudug.

0 Thursday December 05, 2019 - 20:46:21
Ku dhowaad 17 qof ayaa dhimatay tira kalane dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib markii dagaallo beeloodyo ay dib uga qarxeen deegaanno katirsan gobolka Mudug ee bartamaha dalka Soomaaliya.

Read More »

Dowladda Kenya oo xaqiijisay Weerarkii Al Shabaab ay ku qaadday deegaanka Dhicise.

0 Thursday December 05, 2019 - 19:37:42
War rasmi ah oo kasoo baxay taliska ciidamada booliska dowladda Kenya ayaa lagu xaqiijiyay weerarkii xooganaa ee dagaalyahannada Al Shabaab shalay ka fuliyeen deegaan hoos yimaad degmada Gaarisa.

Read More »

Weerar Askar lagu dilay oo ka dhacay deegaanka Baar Sanguuni.

0 Thursday December 05, 2019 - 19:19:27
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya iska hor'imaadyo iyo qaraxyo markale ka dhacay deegaan dhanka waqooyi uga beegan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Read More »

Toogasho Askar American ah lagu dilay oo ka dhacday gobolka Hawaii.

0 Thursday December 05, 2019 - 13:41:30
Khasaara dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhashaya toogasho ka dhacday mid kamida saldhigyada ugu waaweyn dalka Mareykanka.

Read More »

Daawo Video: Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka hadlay gaalnimada uu ku dhacay Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur.

0 Thursday December 05, 2019 - 10:12:11
Sheekha Maxbuuska ah Xasan Daahir Aweys ayaa ka hadlay gefkii uu diinta islaamka ugeystay Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur oo ah siyaasi mucaarad ku ah dowladda Federaalka.

Read More »

Sarkaal Katirsan Sirdoonka DF Oo Muqdisho lagu Dilay.

0 Thursday December 05, 2019 - 09:40:56
Rag hubeysan oo katirsan Xarakada Al-Shabaab ayaa magaalada Muqdisho waxay ku dileen sarkaal dharcad ah oo katirsan Sirdoonka dowladda Federaalka.

Read More »

Guddoomiyihii degmada Awdheegle iyo ciidamo ilaala u ahaa oo ku dhintay Qarax ka dhacay Sh/hoose.

0 Wednesday December 04, 2019 - 16:55:02
Mas'uul sare oo katirsnaa dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhintay qarax xooggan oo gaarigiisa lagula beegsaday deegaan katirsan gobolka Sh/Hoose.

Read More »

Dagaalyahannada Al Shabaab oo si buuxda ula wareegay deegaan dhaca duleedka Gaarisa.

0 Wednesday December 04, 2019 - 11:19:54
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay guluf dagaaleed cusub oo xoogaga Shabaabul Mujaahidiin ay markale ka fuliyeen gudaha dhulka Soomaalida NFD ee Kenya gummeysato.

Read More »

Boqorka Sacuudiga oo Amiirka Qadar ku marti qaaday shir ka dhici doono magaalada Riyaadh.

0 Wednesday December 04, 2019 - 11:10:48
Dowladda Qadar ayaa ku dhawaaqday in martiqaad rasmi ah ay ka heshay Hoggaamiyaha Boqortooyada Sacuudiga oo ah dal khilaaf xooggan kala dhaxeeyo muddo sedax sanadood ah.

Read More »

Qarax Khasaara dhaliyay oo lagu beegsaday saldhig kuyaal deegaanka Shalaanbood.

0 Wednesday December 04, 2019 - 10:59:58
Weerar khasaara dhaliyay ayaa lagu qaaday mid kamida saldhigyada ciidamada dowladda Federaalka ay ku leeyihiin deegaan katirsan Sh/Hoose.

Read More »

Taliyihii Booliska gobolka Nugaal oo shaqa Eryid lagu sameeyay.

0 Wednesday December 04, 2019 - 10:22:48
Khilaafka dhanka siyaasadda ah ee ka dhax jira hoggaanka maamulka isku magacaabay Puntland ayaa saameyn ku yeeshay dhammaan wasaaradaha iyo taliyada ciidamada.

Read More »

Xoogagga Al Shabaab oo Weeraro Safballaaran ah ku qaadday Saldhigga ciidanka Kenya ee Qooqaani.

0 Tuesday December 03, 2019 - 20:49:12
Xoogaga Al Shabaab ayaa markale weerar ku qaaday mid kamida saldhigyada ciidamada Kenya ay ku leeyihiin gobolka Jubbada Hoose.

Read More »

Weerar Askari lagu dilay oo ka dhacay gudaha magaalada Dhuusamareeb.

0 Tuesday December 03, 2019 - 20:48:12
Xiisado u dhaxeeya maleeshiyaad kawada tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagasoo sheegayaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud.

Read More »

Qarax 23 qof ay ku dhinteen oo ka dhacay wadanka Suudaan.

0 Tuesday December 03, 2019 - 20:44:40
Ugu yaraan 23 qof ayaa dhintay tobanaan kalane dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib markii qarax xooggan uu ka dhacay Warshad kutaal magaalada Al Khurduum ee caasimadda wadanka Suudaan.

Read More »

Ciidamada Maamuka 'Hirshabelle' oo qof Shacab ah ku dilay degmada Buula Burte.

0 Tuesday December 03, 2019 - 11:12:01
Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ee dhaca bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in shaqaaqooyin khasaara dhaliyay ay ka dhaceen magaalada Buula Burte.

Read More »

Wasiirka Difaaca Itoobiya oo mucaaraday Siyaasadda R/Wasaare Abiy Axmed.

0 Tuesday December 03, 2019 - 08:53:39
Khilaafaadyo xooggan ayaa soo kala dhaxgalay mas'uuliyiinta ugu sarraysa xisbiga talada haya ee wadanka Itoobiya.

Read More »

Maxay ka wadahadleen Shariif iyo Donald Yamamoto?

0 Monday December 02, 2019 - 15:40:21
Iyadoo uu wali taagan yahay khilaafka u dhaxeeya Madaxweynaha DF, iyo Madaxweynayaashii isaga ka horreeyay oo ay kamid yihii Shariif Sheekh Axmad iyo Xassan Sheekh, la iskuna heysto waqti kororsi uu sameeyo nidaamka hadda jira ayaa waxaa muuqanaya in ay arrimahan soo fara galinayaan dowladaha shisheeye…

Read More »

Mid kamida Hay'adaha dowladda oo Shaqaalaheeda ufasaxday Munaasabadda Ciidda Kirishtaanka aawgeed!

0 Monday December 02, 2019 - 12:21:46
Qaar kamid ah hay'adaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gelaya fasax hal bil ah oo ay ugu dabaal degayaan waxa loogu yeero Ciidda Kirishtanka iyo sanadka cusub ee Miilaadiga loo yaqaan.

Read More »

Trump oo diiday ka qeyb galka dhageysiga Dacwada xilka looga qaadayo.

0 Monday December 02, 2019 - 11:33:19
Aqalka Cad ee Mareykanka looga arrimyo ayaa iska diiday in uu ka qeyb galo dhageysiga dacwadaha ladoonayo in lagu casilo Donald Trump oo ah madaxweynaha Mareykanka.

Read More »

Haweenka Kenya Oo Intooda Badan Caruurtooda Ku Dilay Coca-Cola.

0 Monday December 02, 2019 - 11:30:06
Wargeys ka soo baxa Ingiriiska ayaa daabacay warbixin muujineysa sida hooyooyinka Kenya ay carruurtooda ugu dilaan Coca-Cola si ay nolosha u dhaafiyaan, sida lagu sheegay warbixin xuquuqda Aadanaha ah.

Read More »

Maamulka 'Puntland' Oo Shirkad Ajnabi ah ku wareejiyay Garoonka diyaaradaha Garoowe.

0 Sunday December 01, 2019 - 21:18:47
Maamulka isku magacaabay Puntland ayaa qaar kamid ah kaabayaasha dhaqaalaha gobollada waqooyi Bari Soomaaliya ku wareejiyay shirkad shisheeye oo aad usumcad xun.

Read More »

Dhageyso: Idaacadda Andalus oo Warbixin ka diyaarisay Bahdilkii Uu Sheekh Umal Kala Kulmay Muqdisho.

0 Sunday December 01, 2019 - 20:16:08
Waaa warbixin ay baahisay Idaacadda Andalus ayaa diradda saaraysa khilaafka udhaxeeya Culimada dowladda taageerta, warbixinta ayaa isdul taagaysa gabi dhaclaynta Sheekh Maxamed Cabdi Umal.

Read More »

Maxbuus Australian ah oo gacanta Taliban ka baxay oo ka hadlay qaabkii loola dhaqmay [Warbixin].

0 Visits: 1999 | Sunday December 01, 2019 - 20:13:08
Mid kamida maxaabiistii reergalbeedka ee dhowaan Xarakada Jihaadiga Taliban ay sii daysay ayaa ka sheekeeye qaabkii loola tacaamulay isaga iyo saaxibkiis sedaxdii sanadoo ee ay ku jireen gacanta mujaahidiinta.

Read More »

R/Wasaaraha Itoobiya oo cadaadis dhan walba ah wajahaya.

0 Sunday December 01, 2019 - 17:17:03
Waxa loogu yeero Q.Midoobay ayaa ku eedaysay R/wasaaraha Itoobiya iyo in uu faragelin siyaasadeed ku hayo dalalka dariska la ah Itoobiya sida Soomaaliya iyo Koonfurta Suudaan.

Read More »

Al Shabaab oo si adag udifaacday Xoolo Zakawaat ah oo ay dhici rabeen Maleeshiyaad daacad u ah ciidamada Itoobiya.

0 Saturday November 30, 2019 - 21:18:19
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya iska hor'imaadyo xooggan oo duleedka magaalada Baardheere ku dhaxmaray ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin iyo maleeshiyaadka dowladda Federaalka.

Read More »

R/Wasaarihii Dowladda Shiicada Ciraaq oo iscasilaad ku dhawaaqay.

0 Saturday November 30, 2019 - 20:57:17
Caadil Cabdil Mahdi oo ahaa R/wasaarihii xukuumadda Shiicada Ciraaq ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu iska casilay xilka Raysal wasaaranimo.

Read More »

Jeneraal Yuusuf Cageey oo si lama filaan ah Muqdisho loogu dilay.

0 Saturday November 30, 2019 - 20:41:58
Toogasho ka dhacday xaafadda Warshadda Caanadaha ee degmada Hodon magaalada Muqdisho ayaa sababtay dhimashada sarkaal sare oo katirsanaa ciidamada Melleteriga dowladda Federaalka.

Read More »

Askari lagu dilay deegaanka Weydoow iyo qarax Muqdisho ka dhacay.

0 Saturday November 30, 2019 - 12:00:13
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weeraro ciidamo lagu beegsaday oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho iyo duleedkeeda.

Read More »

Farmaajo oo ciidamo Itoobiyaan dheeraad ah soo geliyay gobollada Gedo iyo Galguduud.

0 Saturday November 30, 2019 - 11:17:39
Kumanaan katirsan ciidamada Xabashida Itoobiya ayaa duullaan hor leh kusoo qaaday gobollo dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya.

Read More »

SAWIRRO: Qeybinta Xoolaha Zakada Oo Ka Bilaabatay Wilaayada Islaamiga Jubbooyinka.

0 Thursday November 28, 2019 - 20:27:33
Wilaayaatka Islaamiga ah ee dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka soomaaliya waxaa si habsami leh uga bilaawday Qeybinta xoolaha Zakawaadka.

Read More »

Hub iyo Hanti lagala baxay Bakhaaro ay gacanta ku hayeen Maleeshiyaadka Danab ee Mareykanku tababaray.

0 Thursday November 28, 2019 - 15:03:09
Khilaaf xooggan ayaa ka dhax dilaacay saraakiisha ugu sarraysa maleeshiyaadka dowladda Federaalka Soomaaliya kaas oo salka ku haya lunsasho hantiyadeed.

Read More »