Wararka

Sawirro: Howlgalka Saldhigga Manda Bay Lamu oo xoogeystay.

0 Sunday January 05, 2020 - 09:21:03
Waxaa sii xoogeystay howlgalka aadka u ballaaran ee Xoogaga Al Shabaab ay ka wadaan saldhigga Manda Bay ee gobolka Lamu Kenya waxaana halkaas ka socda dagaal culus.

Read More »

Al Shabaab Oo Weerar Xooggan Ku Qaaday Saldhig Ciidamada Mareykanka iyo Kenya Ku leeyihiin Lamu. (Akhriso Bayaan).

0 Sunday January 05, 2020 - 06:42:32
War goordhow kasoo baxay xafiiska warfaafinta Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in aroornimadii hore ee saaka oo Axad ah ciidamada aad u hubeysan oo katirsan guutada Istish-haadiyiinta ay weerar xoogan ku qaadeen saldhig ay wada dagan yihiin ciidamada badda Mareykanka iyo kuwa Kenya,…

Read More »

Warbixin+Video: Kumuu ahaa Jeneraal Qaasim Suleymaani Jeneraalkii Iiraaniga ahaa ee Mareykanku dilay.

0 Saturday January 04, 2020 - 20:48:15
Warbaahinta caalamka ayaa hadal haysa dilkii dowlada Mareykanka ay magaalada Baqdaad ugu geysatay Jeneraal Qaasim Sulaymaani oo kamid ahaa Mas'uuliyiinta ugu sarraysa ciidamada Melleteriga Iiraan.

Read More »

Weeraro madaafiic ah oo lagu qaaday saldhigyada ciidamada Mareykanka ee dalka Ciraaq.

0 Saturday January 04, 2020 - 20:26:13
Jugta qaraxyo xooggan oo is xigxigay ayaa caawa laga maqlay magaalada Baqdaad ee caasimadda wadanka Ciraaq halkaas oo ay ka jiraan xiisado amni iyo kuwa siyaasadeed.

Read More »

Weeraro Askar lagu dilay oo ka dhacay Baraawe iyo duleedka Baydhabo.

0 Saturday January 04, 2020 - 19:59:46
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weeraro khasaara dhaliyay oo saacidihii lasoo dhaafay ka dhacay gobollada Baay iyo Sh/Hoose.

Read More »

Dowladda Shiicada Iiraan oo sheegtay in ay ka Aargoosan doonto Mareykanka.

0 Saturday January 04, 2020 - 12:33:13
Mas'uuliyiin sarsare oo u hadlay dowladda Shiicada Iiraan ayaa sheegay in ay u aargudayaan Jeneraal Qaasim Suleymaani oo shalay Mareykanku ku dilay magaalada Baqdaad ee casimadda Ciraaq.

Read More »

Ciidamo American iyo Soomaali ah oo lagu weeraray deegaan katirsan Sh/Hoose.

0 Saturday January 04, 2020 - 12:16:14
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaallo culus oo shalay ka dhacay deegaan katirsan gobolka Sh/Hoose.

Read More »

Al Shabaab Oo Sedax qof ku dishay degmo katirsan gobolka Hiiraan.

0 Saturday January 04, 2020 - 11:48:50
Fagaara weyn oo kuyaal degmada Buq Aqabla ee gobolka Hiiraan bartamaha dalka Soomaaliya ayaa lagu dilay Eedaysanayaal ay maxkamad Islaami ah xukun dil ah ku xukuntay.

Read More »

Taliye katirsan Ciidamada Maamulka 'Puntland'oo Boosaaso lagu dilay.

0 Friday January 03, 2020 - 20:29:45
Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in xoogag hubeysan ay caawa magaalada Boosaaso ku dileen sarkaal sare oo katirsanaa ciidamada maamulka isku magacaabay Puntland.

Read More »

Jeneraal Qaasim Suleymaani Taliyihii Guutada Qudus ee Iiraan oo Baqdaad lagu dilay [Warbixin].

0 Friday January 03, 2020 - 11:26:55
Duqeyn xagga cirka ah oo ka dhacday garoonka diyaaradaha caalamiga magaalada Baqdaad ayaa sababtay dhimashada Jeneraal sare oo katirsanaa melleteriga dowladda Shiicada Iiraan.

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Diiradda Jimcaha Oo Lagu Falanqeeyay Khilaafka ka taagan Qeybsiga Wabiga Niil.

0 Friday January 03, 2020 - 11:23:55
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Read More »

Daawo Video: Dibad bax ka dhan ah dowladda oo ka dhacay Ex.Control Afgooye.

0 Thursday January 02, 2020 - 21:00:00
Boqolaal qof shacab ah ayaa iskusoo baxyo ballaaran ka dhigay xaafado katirsan magaalada Muqdisho waxayna ugasoo horjeedeen dhac iyo boob ay ugeysteen ciidamada dowladda.

Read More »

Al Shabaab oo Weerar dad Kirishtaan Kenyaan ah lagu dilay ka fulisay gobolka Lamu.

0 Thursday January 02, 2020 - 19:28:52
Ciidamo aad u hubeysan oo katirsan Xarakada Al Shabaab ayaa weerar cusub oo khasaara dhaliyay ka fuliyay deegaan katirsan gobolka Lamud ee wadanka Kenya.

Read More »

Baarlamaanka Turkiga oo meel mariyay Qaraar dhigaya in Melleteriga Turkiga ay ku duullaan Liibiya.

0 Thursday January 02, 2020 - 19:27:52
Kadib kulan magaalada Anqara ay ku yeesheen Xildhibaannada baarlamaanka dowladda Turkiga ayay ku meel mariyeen qaraar dhigaya in ciidamo Turki ah loo daad gureeyo wadanka Liibiya.

Read More »

Taliyihii Ugu Sarreeyay ciidanka Taiwan iyo mas'uuliyiin kale oo Shil diyaaradeed ku dhintay.

0 Thursday January 02, 2020 - 12:05:19
Mas'uuliyiintii ugu sarraysay ciidamada Melleteriga Taiwan ayaa ku dhintay shil diyaaradeed oo dhacay 15 daqiiqo kadib markii ay diyaaraddu hawada gashay.

Read More »

Dhalinyaro Soomaali ah oo lagu dilay Wadamada Canada iyo Mareykanka.

0 Thursday January 02, 2020 - 10:30:41
Ugu yaraan Afar dhalinyaro Soomaali ah ayaa lagu dilay weeraro kala duwan oo ka dhacay mandiqadda Waqooyiga qaaradda America.

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Dhuuxa Wareysiga Alfurqaan qodobo Xiisa leh lagu falanqeeyay.

0 Wednesday January 01, 2020 - 20:34:35
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Read More »

Kalluun lasumeeyay oo lagu Arkay meel ku dhow xerada Xalane.

0 Wednesday January 01, 2020 - 20:04:39
Shirkadaha Shisheeye ee xoogga ku heysta xeebaha magaalada Muqdisho ayaa dhibaato ugeystay Kaluunka dhax ceegaaga badda Soomaaliya.

Read More »

Dibad baxayaasha Shiicada oo baneeyay Hareeraha Safaaradda Mareykanka ee Baqdaad.

0 Wednesday January 01, 2020 - 15:04:55
Wararka ka imaanaya wadanka Ciraaq ayaa sheegaya in maleeshiyaadka Shiicada iyo taageerayaashoodu ay isaga baxeen hareeraha dhismaha safaaradda Mareykanka ee magaalada Baqdaad oo shalay ay qabsadeen.

Read More »

Ganacsade Soomaali ah oo looga Hiilinayo Shirkad Itoobiyaan ah [Warbixin].

0 Wednesday January 01, 2020 - 11:22:50
Sida la ogyahay ganacsigu waa waxa ay soomaalidu ku badbaaday intii lagu gudo jirey xilligii burburka haddaba bilihii u horreeyay ee sanadkii 2019 wuxuu khilaaf weyni ka dhex qarxay ganacsade Axmed Cismaan Geelle (Geelle Arab) iyo qoyska madaxtooyada Jabuuti, halkaas oo jabuutina ay maamulka Somaliland…

Read More »

Askari Itoobiyaan ah oo ku dhintay weerar ka dhacay Qansaxdheere.

0 Wednesday January 01, 2020 - 10:14:23
Wararka ka imaanaya gobolka Baay ee dhaca Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay weerar khasaare lagu gaarsiiyay ciidamada Xabashida Itoobiya iyo maleeshiyaadka maamulka 'Koonfur Galbeed'.

Read More »

Al Shabaab Oo Bayaan Kasoo Saaray Khasaaraha Rasmiga ah ee ka dhashay Qaraxii Ex-Controol Afgooye [Bayaan].

0 Tuesday December 31, 2019 - 17:55:03
Xarakada Al-Shabaab ayaa soo Saartay War Saxaafadeed ay ku faah faahinayso Khasaaraha ka dhashay weerarkii lagu beegsaday Kolonyada Turkiga ee ka dhacay X-Control Afgooye.

Read More »

Sawirro: Kooxo Shiico ah oo xoog ku galay dhismaha Safaaradda Mareykanka ee magaalada Baqdaad.

0 Tuesday December 31, 2019 - 15:44:04
Boqolaal qof oo Shiico ah ayaa xoog ku galay dhismaha safaaradda Mareykanka ee magaalada Baqdaad caasimadda wadanka Ciraaq.

Read More »

Dowladda Suudaan oo xirtay Xarumaha Xarumaha Mu'asasada Islaamiga Andalus.

0 Tuesday December 31, 2019 - 12:46:03
Xukuumadda dabadhilifka Suudaan ayaa xirtay dhammaan warbaahintii Islaamiga aheyd ee faafinta Dacwada Islaamka ka wadday wadankaasi.

Read More »

Qarax Khasaara dhaliyay oo ciidamada 'Puntland' lagula beegsaday deegaanka Balli Khadar.

0 Tuesday December 31, 2019 - 12:33:06
Ugu yaraan hal askari ayaa dhintay tira kalane dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib markii qarax lala beegsaday ciidamo katirsan maamulka 'Puntland'.

Read More »

Iska hor'imaad Khasaara dhaliyay oo ka dhacay Dhuusamareeb.

0 Tuesday December 31, 2019 - 12:27:12
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya iska hor'imaad xooggan oo xalay ka dhacay gudaha degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galguduud.

Read More »

Al Shabaab oo ka hadashay qaraxii Ex.control Afgooye Taczina udirtay dadkii Shacabka ahaa ee ku dhintay [dhageyso].

0 Visits: 13736 | Monday December 30, 2019 - 21:30:24
Afhayeenka guud ee Xarakada Al-Shabaab, Sheekh Cali Maxamuud Raage ayaa jeediyay kalimad muhiim ah oo uu kaga hadlayo qaraxii xooganaa ee maalin ka hor ka dhacay isgoyska Ex-Control Afgooye ee magaalada Muqdisho, kaas oo uu khasaare kala duwan kasoo gaaray dad isugu jira ciidan iyo shacab intaba.

Read More »

Sawirro: Mareykanka oo Ganacsade caan ah iyo 12 neef Geel ah ku dilay duqeymo ka dhacay Sh/Hoose.

0 Monday December 30, 2019 - 16:21:11
Diyaaradaha dagaalka dowladda Mareykanka ayaa markale duqeymo indha la'aan ah ka geystay deegaanno katirsan gobolka Sh/Hoose ee dhaca Koonfurta Soomaaliya.

Read More »

Dowlad Shisheeye oo lagu Eedeeyay in ay Mas'uul ka aheyd Qaraxii khasaaraha badan dhaliyay ee Ex.Control Afgooye.

0 Monday December 30, 2019 - 15:16:53
War rasmi ah oo kasoo baxay dowladda Federaalka Soomaaliya ayay ku sheegtay in ay hayso macluumaad xasaasi ah oo ku saabsan ciddii ka dambaysay weerarii dadka shacabka badan ku dhinteen ee dhowaan ka dhacay magaalada Muqdisho.

Read More »

25 Maleeshiyaad Shiico ah oo ku dhintay duqeymo ka dhacay Galbeedka Ciraaq.

0 Monday December 30, 2019 - 12:07:23
Khasaare lixaad leh ayaa maleeshiyaadka Shiicada Ciraaq kasoo gaaray duqeymo xooggan oo lagu beegsaday dhowr saldhig oo maleeshiyaadkaas ay ku lahaayeen gudaha Ciraaq.

Read More »

Jamaaco Jihaadi ah oo 11 Askari ku dishay Weerar ka dhacay Burkina Faso.

0 Monday December 30, 2019 - 11:49:41
Jamaacada Ugargaaridda islaamka iyo Muslimiinta ayaa qaadday weeraro hor leh oo lagu laayay ciidamo katirsan dowladda dabadhilifka Burkina Faso oo qeyb ka ah isbahaysiga G5 ee duullaanka ku qaaday wadanka Maali.

Read More »

Daawo Video: Alkataa'ib oo Filim Kusoo bandhigtay Dagaallo ka dhacay deegaanno katirsan Sh/Hoose iyo duleedka Muqdisho.

0 Sunday December 29, 2019 - 20:03:01
Mu'asasada AlKataa'ib, garabka warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa soo saartay qeybtii 18 aad ee silsilada taxanaha ah ee Fasharrid Bihim taas oo lagusoo bandhigayo howlgallo kala duwan oo dagaalyahannadu ay ku beegsadeen ciidamo Jinsiyo kala duwan leh.

Read More »

Weerar Khasaara lagu gaarsiiyay ciidamada Kenya oo ka dhacay dhulka NFD.

0 Sunday December 29, 2019 - 19:44:20
Wararka naga soo gaaraya dhulka NFD ee ku jira gacanta dowladda Kenya ayaa ku waramaya inuu dhacay weerar culus oo ciidamo katirsan Xarakada Al-Shabaab ay la beegsadeen askarta Kenya ee ku sugan dhulkaas.

Read More »

Sawirro: Xoolaha Zakada oo laga qeybiyay degmooyin katirsan gobolka Hiiraan.

0 Sunday December 29, 2019 - 19:23:00
Labadii maalmood Ee lasoo haafey degmooyin iyo deegaano Kamid Ah Wilaayada islaamiga Hiiraan waxaa Ka socday Howllo Balaaran taas oo ah Mashruuca Qeybita Zakada Xoolaha Nool oo Dad Badan Oo Masaakiin iyo Fuqaro iskuggu Jiro Ah Ey Ka Faaideysteen,

Read More »

5 katirsan ciidamada dowladda oo ku dhintay Weeraro ka dhacay Labada Shabelle.

0 Sunday December 29, 2019 - 12:28:52
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weeraro saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanno katirsan gobollada Shabeellaha dhexe iyo Shabeellaha Hoose.

Read More »