Wararka

Sawirro: Kormeer Dacwo iyo daryeel Caafimaad oo Laga fuliyay deegaanno katiesan Galgaduud.

0 Saturday December 28, 2019 - 06:27:06
Wilaayada islaamiga ee Galgaduud ayaa soo afjartay kormeer dacwo iyo daryeel caafimaad oo wadajir ah, kuwaas oo xubno katirsan wilaayada, Odayaasha dhaqanka ee gobolka iyo maktabka Caafimaadka ee wilaayada ay ku tageen deegaanno katirsan gobolka.

Read More »

Farmaajo iyo Kheyre oo lagu eedeeyay in ay damacsanyihiin Waqti kororsi.

0 Saturday December 28, 2019 - 06:16:26
Siyaasiyiinta mucaaradsan dowladda Federaalka ayaa markale ka digay waqti kororsi ay sameeyaan Farmaajo iyo Kheyre marka uu waqtigoodu dhammaado sanad kadib.

Read More »

Sawirro: Ayax Raxan Raxan usocda oo ku degay Beeraha degmada Tayeegloow Ee gobolka Bakool.

0 Thursday December 26, 2019 - 19:26:15
Beeralayda gobolka Bakool ayaa dagaal ba'an kula jira cayayaanka Ayaxa oo markii ugu horraysay gaaray deegaanno katirsan gobollada dhaca Koonfurta dalka Soomaaliya.

Read More »

Sawirro: Xoolaha Zakada ee sanadka 1441 oo laga qeybiyay Wilaayada Galguduud.

0 Thursday December 26, 2019 - 19:23:15
Maktabka Zakawaadka wilaayada Islaamiga Galguduud ayaa degmooyinka iyo deegaannada wilaayadu ka talisa ka qeybiyay Xoolaha Zakawaatka sanadda 1441.

Read More »

Sawirro+Warbixinno: Horumar dhan walba ah oo ka jira magaalada Bu'aale ee Jubbada Dhexe.

0 Thursday December 26, 2019 - 12:46:44
Safar shaqo oo dhawaan idaacadda Andalus ay ku tagtay degmada Bu'aale ee wilaayada Jubbooyinka ayaa intii la socotay wararkeena waxad ku dhagaysateen warbixinno shan ah oo laga baahiyay idaacadda Andalus kuwaasi oo diiradda lagu saaray horumarka ka jira magaalada Bu'aale ee dhanka dhismaha magaalada,…

Read More »

Ciidamada dowladda oo 2 qof Shacab ah ku dilay Muqdisho iyo Jowhar.

0 Thursday December 26, 2019 - 12:18:26
Maleeshiyaad katirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saacadihii lasoo dhaafay siyaabo kala duwan dad shacab ah ugu dilay magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar.

Read More »

Daawo Video: Alkataa'ib oo Filim Kusoo bandhigtay Dagaallo ka dhacay Gobollada Hiiraan, Gedo iyo Jubbada Hoose.

0 Wednesday December 25, 2019 - 22:02:13
Mu'asasada AlKataa'ib, garabka warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa soo saartay qeybtii 17aad ee silsilada taxanaha ah ee Fasharrid Bihim taas oo lagusoo bandhigayo howlgallo kala duwan oo dagaalyahannadu ay ku beegsadeen ciidamo Jinsiyo kala duwan leh.

Read More »

Al Shabaab oo sheegatay Mas'uuliyadda Sarkaal lagu dilay Magaalada Boosaaso.

0 Wednesday December 25, 2019 - 16:32:36
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil xalay ka dhacay gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

Read More »

Erdogaan oo Socdaal Kedis ah ku tagay dalka Tuunis xilli Turkigu uu ciidan udirayo Liibiya.

0 Wednesday December 25, 2019 - 16:13:20
Madaxweynaha dowladda Turkiga ayaa booqasho lama filaan ah ku tagay wadanka Tuunis oo daris la ah dalka Liibiya oo uu ka socdo dagaal ay isku hayaan dowlado kala ujeeddo ah.

Read More »

Daawo Video: Arday lagu siray in Qadar loo qaadayo oo lagu Sumeeyay dalka Eritrea.

0 Wednesday December 25, 2019 - 15:35:31
Waxaa sii kordhaya walaaca laga muujinayo halka ay jaan iyo cirib dhigeen boqolaal dhalinyara ah oo dowladda Federaalka ay ka ciidamaysay magaalada Muqdisho kuwaas oo aan la ogeyn halka ay jaan iyo cirib dhigeen.

Read More »

Dowladda Kenya oo shaqada ka Cayrisay Madaxii Sirdoonka gobolka NFD Mas'uul cusubna magacaawday.

0 Wednesday December 25, 2019 - 15:09:55
Xilli ammaanka gobolka NFD uu faraha kasii baxayo islamarkaana xoogaga Al Shabaab ay sare uqaadeen weerarada ay ku beegsanayaan saldhigyada ciidanka Kenya ayay xukuumadad Nairobi magacaawday mas'uul cusub oo u qaabilsanaan doono amniga deegaannada xuduud beenaadka ku teedsan.

Read More »

Ciidamada Dowladda oo Nin Darawal ka ahaa Moota Bajaaj ku dilay degmada Howlwadaag.

0 Wednesday December 25, 2019 - 14:52:49
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil xalay fiidkii ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho kaas oo loo geystay qof shacab ah.

Read More »

Mareykanka oo sheegay in uu si aad ah udhimayo ciidamadiisa ku sugan qaaradda Afrika.

0 Wednesday December 25, 2019 - 11:48:33
Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in ay dhimmayso ciidamadeeda ka howlgalka qaaradda Afrika kuwaas oo muddo 18 sanadood ah qaaradda uga jira dagaal islaam ladirir ah.

Read More »

DHEGEYSO: Barnaamij Gaar Ah Hiiraan iyo Horumarka Diinta Qeybta 3aad.

0 Tuesday December 24, 2019 - 20:42:27
Qaybihii hore ee barnaamijkaan tixana ah ee ciwaan yihiisu yahay Hiiraan iyo Horumarka Diinta waxaan kaga soo hadalnay Buq aqable iyo Luuq jeelow.

Read More »

Daaw Video: Shareecada Islaamka maxay ka qabtaa in Muslimiintu ka qeyb galaan Dabaal degga Ciidda Kirishtaanka.

0 Tuesday December 24, 2019 - 14:21:21
Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa Jeediyay Muxaadaro qiima badan oo uu uga hadlayo khatarta ay leedahay ka qeyb galka ciidaha Gaalada.

Read More »

Ciidamo katirsan AMISOM iyo kuwa dowladda oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday weeraro ka dhacay Sh/Hoose.

0 Tuesday December 24, 2019 - 13:07:24
Khasaara dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya kasoo gaaray weeraro saacadihii lasoo dhaafay lagula beegsaday deegaanno katirsan gobolka Sh/Hoose.

Read More »

Ciidanka Ruushka iyo kuwa Nidaamka Al Asad oo guluf dagaaleed hor leh ku qaaday Gobolka Idlib.

0 Tuesday December 24, 2019 - 12:51:04
Tobanaan qof ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday duqeymo bahalnimo oo diyaaradaha dagaalka Ruushka iyo kuwa nidaamka Bishaar Al-Asad ay ka geysteen waqooyiga wadanka Suuriya.

Read More »

Dowladda Farmaajo oo Amar adag duldhigtay Bankiyada Ganacsiga ee Muqdisho.

0 Tuesday December 24, 2019 - 12:42:39
Dowladda Federaalka ayaa soo saartay amar ay ku cuuryaaminayso ganacsiga Xurta ah ee ka jira qeybo katirsan magaalada Muqdisho.

Read More »

Dibad baxyo loogasoo Horjeedo Gubiddii Masaajidda Muslimiinta gobolka Amhara oo ka dhacay dhulka Soomaaligalbeed.

0 Tuesday December 24, 2019 - 12:26:59
Kumanaan kun oo qof ayaa dibad baxyo ka dhigaya magaalooyinka waaweyn ee dhulka gummeysiga Itoobiya ku jira ee Soomaaligalbeed.

Read More »

Ciidamo Soomaali iyo American ah oo qaraxyo lagula beegsaday duleedka Kismaayo.

0 Tuesday December 24, 2019 - 10:12:30
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weeraro saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanno dhaca duleedka magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose.

Read More »

Jeneraalkii Ugu awoodda badnaa dalka Aljazaa'ir oo si lama filaan ah u dhintay.

0 Monday December 23, 2019 - 20:34:31
Jeneraalkii ugu sarreeyay ciidanka Melleteriga wadanka Al Jazaa'ir ayaa si lama filaan ah ugeeriyooday xilli isbedel dhanka maamulka ah uu dhowaan wadankaas ka xasilay.

Read More »

Faah Faahin: 11 Askari oo lagu dilay dagaalkii Goofguduud Buureey ee duleedka Baydhabo.

0 Monday December 23, 2019 - 19:40:35
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo saaka ka dhacay deegaan katirsan gobolka Baay ee dhaca Koonfurta dalka Soomaaliya.

Read More »

DHEGEYSO: Barnaamij Gaar Ah Hiiraan iyo Horumarka Diinta Qeybta 2Aad

0 Monday December 23, 2019 - 19:39:35
Bulshada ku dhaqan wilaayaatka islaamiga ah waxay ka duwan tahay tan meelaha kale eeShisheeyaha iyoMaamulada la shaqeeya ama u daacadda ahu gacanta hayaan sababtoo ah Maamulada Islaamiga ahu waxay ahmiyadda koowaad siiyaan barashadaDiinta Islaamka.

Read More »

Dowladda Sacuudiga oo dilkii Wariye Jamaal Khaashuqji ka fogeysy Bin Salaam iyo kaaliyaashiisa.

0 Monday December 23, 2019 - 19:30:44
Xeer ilaalinta guud ee dowladda Aala Sacuud ayaa ku dhawaaqday in lasoo gaba gabeeyay maxkamadeynta dadkii ku eedaysnaa in ay mas'uul ka ahaayeen dilkii sanadkii hore magaalada Istanbul loogu geystay Wariye Jamaal Khaashuqji.

Read More »

Video: Nin Beeniyay Kitaabka iyo Sunnada oo wadanka Imaaraatka Carabta ku geeriyooday.

0 Monday December 23, 2019 - 12:02:49
Magaalada Abu Dubai ee wadanka isku tagga Imaaraadka Carabta waxaa shalay ku geeriyooday nin Zandiiq faasida ah oo caan ku ahaa in uu Aflagaadeeyo Nabigeena Muxamed SCW iyo Asaxaabtiisa.

Read More »

Dhageyso: 99 Sanadood oo kasoo wareegtay Geeridii Halgamaa Sayid Max'med Cabdulle Xasan.

0 Monday December 23, 2019 - 11:00:32
Alle ha unaxariistee halgamaagii mujaahidka ahaa ee Sayid Max'med Cabdulle Xasan iyo Daraawiishtiisi ayaa umadda Soomaaliyeed uga tagay dhaxal aan waligiis go'i doonin kaas oo ah halgan jihaadi ah iyo faafinta diinta Islaamka.

Read More »

Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed oo lagala wareegay deegaanka Goofguduud Buureey.

0 Monday December 23, 2019 - 08:30:01
Wararka ka imaanaya duleedka magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in dagaal xooggan uu saaka ka dhacay deegaan istiraatiiji ah oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaad katirsan maamulka Koonfur Galbeed.

Read More »

Mareykamka oo xaqiijiyay in hal askari looga dilay Weerar gaadma ah oo ka dhacay Afghanistan.

0 Monday December 23, 2019 - 08:29:01
Khasaara xooggan ayaa ciidamada Mareykanka iyo kuwa xukuumadda Afghanistan kasoo gaaray weerar uga yimid dagaalyahannada Jihaadiga Taliban.

Read More »

Shaqaale Shiinays ah oo lagu qafaashay Wadanka Gaaboon ee Galbeedka Afrika.

0 Monday December 23, 2019 - 08:11:46
Wararka ka imaanaya wadanka Gabon ee dhaca galbeedka qaaradda Afrika ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay weerar lagu qafaashay shaqaale Ajaanib ah kuwa kalane lagu dilay.

Read More »

Al Shabaab oo war cusub kasoo saartay qaraxyo ka dhacay magaalooyinka Gaalkacyo iyo Dhuusamareeb [Warbixin].

0 Sunday December 22, 2019 - 19:35:00
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay magaalooyinka Gaalkacyo iyo Dhuusamareeb oo xarumo u ah gobollada Mudug iyo Galguduud ee bartamaha Soomaaliya.

Read More »

DHEGEYSO: Barnaamij Gaar Ah; Hiiraan iyo Horumarka Diinta Qeybta 1Aad

0 Sunday December 22, 2019 - 17:49:33
Hiiraan waa gobal weyn oo Soomaaliya ka mid ah waxaana dega qabaa'il badan oo walaalo ah.

Read More »

Sawirro: Weerar lagu gubay Xero ay laheyd Shirkad Kenyaan ah oo ka dhacay duleedka Mandheera.

0 Sunday December 22, 2019 - 15:40:59
Wararka ka imaanaya gobolka NFD ee gummeysiga Kenya ku jira ayaa sheegaya in markale weerar hubaysan lagu qaaday saldhig ay ku sugnaayeen ciidamo Kenyaan ah.

Read More »

Guubaabo iyo Garnaqsi Culimo W/Q Hilaal Colaad

0 Sunday December 22, 2019 - 13:18:16
Kitaabkiisa Ta'amulaat Fidiini Wal Xayaat ee Al Imaam Al Khazaali wuxuu soo guuriyay qisada nin maal qabeen ah oo dhalay wiil indhool ah kaasi oo kadib markii uu kala daalay dhaqaartiirta go'aansaday in uu geeyo Al Azhar si uu u baro diinta.

Read More »

Haweenay Kufsi iyo dil loogu dhax gaystay gudaha Madaxtooyada maamulka Koonfur Galbeed!

0 Sunday December 22, 2019 - 12:07:13
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya toogasho xalay ka dhacday xarunta madaxtooyada maamulka isku magacaabay Koonfur galbeed ee magaalada Baydhabo.

Read More »

Al Shabaab oo sheegatay Mas'uuliyadda Weerar Saraakiil lagu beegsaday oo Gaalkacyo ka dhacay.

0 Sunday December 22, 2019 - 09:11:20
Khasaara dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhashay weerar xooggan oo xalay fiidkii ka dhacay Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee bartamaha dalka Soomaaliya.

Read More »