Keydka Sawirada

Sawirro:Dibad Baxyo Ka Dhan Ah Xasan Sheekh oo Ka dhacay Gobolka Minnesota Ee Dalka Mareykanka.

0 Tuesday August 12, 2014 - 09:03:37
Jaaliyadaha soomaalida ee dalka dibaddiisa ku dhaqan ayaa dhigay iskusoo baxyo ay ku diidanyihiin maamulka Xasan Sheekh Maxamuud ee shisheeyaha dalka kusoo duulay la shaqeeya.

Read More »

Daawo Sawirradda: Kacdoonka Ka Dhanka AMISOM Ee Ka Socda Magaalada Marka oo Maalintii 2-aad galay.

0 Monday August 11, 2014 - 21:37:35
Magaalada Marka ee xarunta gobolka shabeelaha Hoose maalintii 2-aad waxaa ka dhacay dibad baxyo ka dhan ah ciidamada gumeysiga AMISOM ee xoogga ku qabsaday magaaladaasi.

Read More »

Sawirro:Xaflad Lagusoo Gunaanadayay Sanad Dugsiyeedka Machadka Qurdubah oo Ka Dhacday Deegaanka Bargaal Galguduud.

0 Saturday August 09, 2014 - 12:19:43
Munaasabad ballaaran oo ay kasoo qeyb galeen marti sharaf mas'uuliyiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa shalay ka dhacay deegaanka Bargaan ee wilaayada Galguduud.

Read More »

Sawirro:Taageerayaasha Shareecada oo Dagaal Kula Wareegay Magaalada Alqudni Dalka Yemen.

0 Thursday August 07, 2014 - 14:17:11
Kadib dagaal saacado badan qaatay oo ciidamada mujaahidiinta ansaaru shareecah ku qaadeen waadi Xadra muut ee koonfurta Yemen ayay ugu suurtagashay in gabi ahaanba ay lawareegaan deegaanadii lagu dagaalamay.

Read More »

Sawir:44 Sanadood Kadib Jeneraalkii Ugu Sareeyay Ciidanka Mareykanka oo Afghanistan Lagu Dilay!

0 Wednesday August 06, 2014 - 06:30:00
Askari hubeysan oo katirsan ciidanka Melleteriga xukuumadda Xamiid Karzaay ee wadanka Afghanistan ayaa dilay sarkaal sare oo katirsanaa ciidanka Mareykanka ee soo duulayaasha ah.

Read More »

Sawirro:Itoobiya oo Maamul iyada Taabacsan Ka Dhisaysa Galguduud iyo Mudug,Xasan Sheekh oo Qalinka Ku Duugay!!

0 Wednesday July 30, 2014 - 22:22:31
Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay shir ay isugu yimideen madaxya weynta cadawga shacabka Soomaaliyeed ee hororka ku ah diinta iyo dalka.

Read More »

Sawirro:Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Dhoolatus Ciidan Kusoo Bandhigay Degmada Buula Mareer.

0 Visits: 29629 | Wednesday July 30, 2014 - 21:00:17
Ciidamo Boqolaal gaaraya oo ka tirsan shabaabul Mujaahidiin ayaa maalinta Koowaad ee Ciidul Fidriga Dhoolo tus Ciidan kusoo bandhigay Magaalada Buulo mareer ee Shabeelaha Hoose.

Read More »

Daawo:Islaamiyiinta Liibiya oo Dagaal Ku Qabsaday Magaalada Istiraatiijiga Ah Ee Banghazi.

0 Wednesday July 30, 2014 - 07:49:28
Wararka ka imaanaya wadanka Liibiya ayaa sheegaya in dagaallo culus ay dib uga qarxeen qeybo badan oo katirsan wadankaasi oo bilihii lasoo dhaafay lagu loolamayay.

Read More »

Daawo Sawirro:Mahrajaan Islaami Ah Oo Ka Dhacay Magaalada Jilib Jubbada Dhexe.

0 Tuesday July 29, 2014 - 19:12:23
Wilaayaadka islaamiga Soomaaliya wali waxaa ka socda dabaal degyada ay shacabku sameynayaan xilli lagu guda jiro maalintii 2-aad ee munaasabadda ciidul fidriga.

Read More »

Daawo Sawirro:Wilaayada Jubbooyinka oo Si Wanaagsan Looga Ciiday.

0 Monday July 28, 2014 - 17:09:15
Wilaayada islaamiga Jubbooyinka ayaa kamid ah meelaha maanta sida wanaagsan looga ciiday iyadoona degmooyinka lagu maamulo sharciga islaamka ay shacabku fagaarayaal ku tukadeen.

Read More »

Sawirro:Magaalada Baraawe oo Shacabka ay laciideen Mas'uuliyiin Shabaabul Mujaahidiin Katirsan.

0 Monday July 28, 2014 - 12:33:19
Kumanaan Dad ah oo kamid ah shacabka Baraawe iyo kuwa Muqdisho ka yimid ayaa maanta salaada ciida ku dukaday fagaaro weyn oo kuyaala Baraawe.

Read More »

Sawirro:Sidee Looga Ciiday Magaalada Galhareeri Ee Wilaayada Galguduud.

0 Monday July 28, 2014 - 11:13:44
Kumanaan katirsan shacabka muslimiinta magaalada Galhareeri ee gobolka Galguduud ayaa maanta si wanaagsan ugu damaashaadaya munaasabadda Ciidul fidriga.

Read More »

Sawirro:Taageerayaasha Shareecada Ee Liibiya oo Jab Xun Gaarsiiyay Maleeshiyaadka Khaliifa Xaftar.

0 Wednesday July 23, 2014 - 08:12:54
Kadib dagaal saacado badan qaatay oo ka dhacay magaalada Banqaazi ee bariga wadanka Liibiya ayay mujaahidiinta ansaaru shareecah ee wadanka Liibiya ugu suurtagashay in ay lawareegaan saldhigyo melleteri oo cadawgu ku sugnaa.

Read More »

Sawirro:Diyaarado Aan La Aqoon Duqeyn Ka Geystay Duleedka Degmada Jilib.

0 Wednesday July 23, 2014 - 06:18:18
Shalay gelinkii dambe ayay diyaarada dagaal oo aan la aqoon duqeymo aan wax khasaara ah geysan ka fuliyeen duleedka degmada Jilib ee Jubbada dhexe.

Read More »

Sawirro:Jabhadda Al Nusrah oo Dhul Hor leh Kala Wareegtay Nidaamka Suuriya.

0 Tuesday July 22, 2014 - 11:46:50
Ciidamada mujaahidiinta Jabhadda Al Nusrah ayaa guulo ka gaaray dagaallo ay gobolka Xammaah ee wadanka Suuriya ay kula galeen ciidamada nidaamiga bashaar Al-asad.

Read More »

Maqal+Sawirro:Al-shabaab Oo in ka badan Kun Qof Gurmad Lixaad leh Ku siiyay Baraawe.

0 Monday July 21, 2014 - 20:25:59
230 qoys oo matalayay dad tiro ahaan gaaraya 1150 ruux ayaa raashin ka kooban bariis, bur,Sonkor saddaxla saliid ah iyo Gasac Caano booro ah ku qaatay degmada Baraawe ee shabeelaha Hoose.

Read More »

Sawirro:Gaadiid Gaashaan oo Laga Qabsaday Nidaamka Bashaar Al-Asad.

0 Monday July 21, 2014 - 14:39:31
Dowladda islaamiga ah ayaa soo bandhigtay qaniimo farabadan oo ay cadawga nuseyriga ah uga furatay dagaal dhawaan ka dhacay gobolka ximis ee wadanka Suuriya.

Read More »

Sawirro:Hay'adaha Gargaarka Dowladda Islaamiga Ah oo Gargaar Qeybin Ka Wada Magaalada Muusil.

0 Sunday July 20, 2014 - 15:08:26
Maamulka islaamiga gobolka Naynawa ee waqooyi Ciraaq ayaa dardar geliyay qeybinta gargaarka uu siiyo shacabka taakta daran ee ku nool magaalooyinka iyo tuulooyinka.

Read More »

Sawiiro Murugo Leh Xasuuq Ba'an oo Ku Socda Shacabka Magaalada Qaza,Masar oo diiday in ay qaabisho Dhaawacyada Halista ah.

0 Saturday July 12, 2014 - 11:10:44
Ciidanka Yahuudda Sahyuuniyadda ayaa wali sii wada gummaadka ka dhanka ah shacabka muslimiinta ee magaalada qaza ee Yahuudu gumeysato.

Read More »

Sawirro:Hay'adda Hormuud Telecom Foundation oo 1,000 Carruur Agoon Ah Lacago Uqeybisay.

0 Friday July 04, 2014 - 09:19:19
Madaxa Hay'addaha safamalka Hormuud Telecom Foundation ayaa dardar gelisay wax uqabadka shacabka tabaalaysan ee ku dhaqan magaalada Muqdisho.

Read More »

Sawir:Khariiradda Awoodda Ciraaq iyo ISIS oo Dhul Horleh Qabsatay.

0 Visits: 8070 | Monday June 23, 2014 - 12:22:01
Wararka ka imaanaya wadanka Ciraaq ayaa sheegaya in ciidamada mujaahidiinta dowladda Islaamiga ah "ISIS" ay wali sii wadaan horumarrada ay ka sameynayaan jabahaadka kala duwan ee dagaalka.

Read More »

Sawirro:ISIS Oo Magaalooyin Hor Leh Qabsaday iyo Muslimiinta Ciraaq Oo Dibad baxyo Dhigay.

0 Visits: 11563 | Thursday June 19, 2014 - 00:23:36
Kumanaan qof ayaa isugusoo baxay magaalooyinka Salaaxudiin iyo Tikriit ee wadanka Ciraaq oo dhawaan ay qabsadeen mujaahidiinta dowladda Islaamiga ah oo ay kaabayaan xoogaga qabaa'illada.

Read More »

Sawir:Hoggaamiyaasha Maraajicda Shiicada Ciraaq Oo Dareeska Melleteriga Soo Xirtay Kuna Baaqay Xasuuq Ka Dhan ah Muslimiinta Sunniga.

0 Visits: 5972 | Wednesday June 18, 2014 - 21:34:50
Hoggaamiyaasha ugu sareeya shiicada Iraaq iyo Iiraan ayaa ku dhawaaqay in ay dhaxda u xirteen dagaalka ka dhanka ah muslimiinta sunniga ah ee wadanka Ciraaq qeybo katirsan ka socda.

Read More »

Sawirro:Ku Dhawaad 50 Qof Oo Lagu Dilay Weerar Khasaara Badan Dhaliyay Oo Ka Dhacay Laamu Dalka Kenya.

0 Visits: 22553 | Monday June 16, 2014 - 06:10:31
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar xooggan oo xalay fiidkii ka dhacay magaalo dhacda Xeebta wadankaasi.

Read More »

Sawirro:Kumanaan Maxaabiis Muslimiin Sunniga Ah Oo Laga Xureeyay Xabsiyada Shiicada Ciraaq.

0 Sunday June 15, 2014 - 11:18:02
Markii ugu horreysay ayaa warbaahinta loosoo bandhigay kumanaan maxaabiis muslimiin ah oo muddo sanada ah ku xirnaa Xabsiyada xukuumadda shiicada wadanka Ciraaq.

Read More »

Sawiro+Codad: Munaasabad Lagu Abaal Marinayay Odayaasha Sh/hoose Oo Baraawe Ka Dhacday.

0 Visits: 3130 | Wednesday June 11, 2014 - 21:08:57
Degmada Baraawe waxaa shalay galab ka dhacday munaasabad abaal marnno lagu gudoon siinayay odayaasha dhaqanka Sh/hoose, taasoo uu soo qabanqaabiyay maktabka diiwaanka Zakawaadka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Read More »

Sawirro:Islaamiyiinta Suuriya Oo Bulshada Uga Faa'iidaynaya Adeegyada Dhanka Tamarta Casriga Ah.

0 Visits: 2493 | Monday June 09, 2014 - 03:56:58
Xoogaga islaamiga wadanka soo Suuriya ayaa guulo kasoo hooyay horumarinta dhaqaalaha bulshada ku nool gobollada ay maamulaan.

Read More »

Daawo:Mu'asasada Randa Ee Mareykanka Oo Sheegtay in Al Shabaab Ay Kaalinta 1-aad Uga Jirto Jihaadiyiinta Caalamka.

0 Visits: 2574 | Monday June 09, 2014 - 03:49:47
Mu'asasada maraykanka uqaabilsan dejinta shaxda iyo itiraatiijiyadda ee Randa ayaa soo saartay tirakoob ku aadan kororka weerarada ay jamaacaadka jihaadiga ah ku fuliyaan caalamka.

Read More »

Sawirro:Maamulka Islaamiga ah Shabeelaha Hoose oo Soo Bandhigay Dad Cudurada Dhimirka qabay oo Laga Daweeyay.

0 Visits: 2692 | Tuesday May 06, 2014 - 00:09:40
Munaasabad Balaaran oo lagu soo bandhigayay dad qabay Cudurka Dhimirka oo Mujaahidiinta Alshabaab daweynayeen Muddo 8 bil ah ayaa ka dhacday Degmada Baraawe ee Shabeelaha Hoose.

Read More »

Sawirro:Mudaaharaad Ka Dhan Ah Dowladda Itoobiya Oo Magaalada Baraawe Ka Dhacay.

0 Visits: 2617 | Friday January 31, 2014 - 00:29:32
Maanta waxaa degmada Baraawe ka dhacay banaanbax aad u ballaaran oo ay ka soo qeyb galeen kumanaan ruux oo dadka deegaanka ah, madaxda sare ee wilaayada Sh/hoose, culimo, odayaal iyo waxgarad.

Read More »