Wararka

Lix (6) Arrimood oo Ciidanka Al-Shabaab Uga Soocan Yihiin Ciidamada Dowladda [Warbixin].

0 Tuesday April 21, 2020 - 16:30:59
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamad C/llaahi Farmaajo ayaa 2017-kii khudbad uu jeediyay ku sheegay in ciidanka dowladda aysan lahayn caqiido ay ku dagaal galaan, garaneyn hadafka ay higsanayaan taasna sababtay in ay waayaan geesinimo ku dhiiragelisa la dagaalanka cadowgooda.

Read More »

Qarax 7 Askari lagu dilay oo ka dhacay deegaan katirsan Sh/hoose.

0 Tuesday April 21, 2020 - 14:02:34
Wararka ka imaanaya gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in qarax khasaara xooggan dhaliyay lagula beegsaday maleeshiyaad katirsan dowladda Federaalka Soomaaliya oo lagu tababaray saldhigga Balidoogle.

Read More »

Hoos udhac Taariikhi ah oo ku yimid qiimaha lagu iibsado Shidaalka Mareykanka.

0 Tuesday April 21, 2020 - 12:23:41
Waxaa si lama filaan ah dhulka ugu hoobtay qiimaha lagu kala iibsado shidaalka cayriin ee gudaha wadanka Mareykanka.

Read More »

Shaqaaqo khasaara dhalisay oo ka dhacday magaalada Garoowe.

0 Tuesday April 21, 2020 - 12:10:11
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya iska hor'imaad khasaara dhaliyay oo xalay ka dhacay gobolka Nugaal ee dalka Soomaaliya.

Read More »

Weeraro Askar badan lagu dilay oo ka dhacay deegaanno katirsan Sh/Hoose.

0 Monday April 20, 2020 - 19:35:14
Warar faah faahsan ayaa kasoo baxaya weeraro saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanno katirsan gobolka Sh/Hoose.

Read More »

Ciidamada Xukuumadda Alwifaaq oo hareereeyay magaalo kutaal wadanka Liibiya.

0 Monday April 20, 2020 - 19:23:12
isbedello dhanka maamulka ah ayaa lagasoo calaamadeeyay qeybo katirsan wadanka liibiya ee dhaca waqoyiga qaaradda afrika.

Read More »

Dhageyso: Kalimad ku saabsan Bisha Ramadaan waxaa Jeedinaya Sheekh Cabdi Wali Muudeey.

0 Monday April 20, 2020 - 13:56:54
Akhristayaal waxka yar 4 maalmood ayaa naga xigtay bisha Barakeysan ee Ramadaan oo ah muusim cibaado oo allaah naarta ka xureeyo addoomadiisa muslimiinta ah.

Read More »

Faah Faahin: Gaadiid Xamuul ah oo ciidamada Itoobiya looga gubay gobolka Baay.

0 Monday April 20, 2020 - 13:47:38
Sida ay wararku sheegayaan khasaara xooggan ayaa ciidamada Xabashida Itoobiya kasoo gaaray weeraro culus oo shalay lagula beegsaday deegaanno katirsan gobolka Bay ee dhaca Koonfurta Soomaaliya.

Read More »

Ruux hubaysan oo 16 qof ku dilay toogasho ka dhacday dalka Canada.

0 Monday April 20, 2020 - 12:53:40
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya toogasho dad badan ku dhinteen oo xalay ka dhacday wadanka Canada ee dhaca waqooyiga qaaradda America.

Read More »

Xoogaga Taliban oo weerar askar badan lagu laayay ka fuliyay Waqooyiga Afghanistan.

0 Monday April 20, 2020 - 12:03:05
Jihaadiyiinta Taliban ayaa markale wadanka Afghanistan ka fuliyay weerar dhiig badan ku daatay oo lagu laayay askar iyo saraakiil katirsanaa xukuumadda Kaabuul.

Read More »

Qaraxyo Lix gaaraya oo ciidamada Itoobiya lagula beegsaday duleedka Bardaale.

0 Sunday April 19, 2020 - 20:18:09
Khasaara lixaad leh ayaa ciidamada Xabashida Itoobiya kasoo gaaray weeraro hor leh oo lagula beegsaday gobolka Baay ee dhaca Koonfurta dalka Soomaaliya.

Read More »

Weerar Madaafiic ah oo lagu qaaday Madaarka Caalmiga Muqdisho.

0 Sunday April 19, 2020 - 20:15:35
Jugta qaraxyo is xigxigay ayaa caawa maqribkii laga maqlay dhanka garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Nin caan ka ahaa Qaaradda Yurub oo islaamay.

0 Sunday April 19, 2020 - 18:53:36
Mid kamida shakhsiyaadka ugu caansan wadanka Austria ee qaaradda Yurub ayaa ku dhawaaqay in uu islaamay uuna ka baxay gaalnimadii uu muddo sanada ah kusoo jiray.

Read More »

Askari katirsan ciidanka Uganda oo siyaab leh loogu dilay degmada Baraawe.

0 Sunday April 19, 2020 - 12:34:00
Wararka ka imaanaya gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in weeraro khasaara dhaliyay markale lagu qaaday saldhigyo ay ku sugnaayeen ciidamada shisheeye iyo kuwa dowladda.

Read More »

Sacuudiga oo xukun dil ah ku fuliyay Wiil dhalinyara ah oo dhaawacay dad reergalbeed ah.

0 Sunday April 19, 2020 - 12:26:40
Maamulayaasha wadanka Sacuudiga ayaa ku dhawaaqay in ay xukun dil ah ku fuliyeen wiil dhalinyaro muslim ah oo horay weerar ugu dhaawacay koox fanaaniin reergalbeed ah kuwaas oo fisqi ka waday dhulka Xarameynka.

Read More »

Sawirro:+Codad: Xaflad Heer sare ah oo loo Qabtay Arday Dhameysay Qur'aanka Kariimka.

0 Sunday April 19, 2020 - 10:59:08
Mu'assasada tacliimiga ah ee Al-Utrujja oo xarumo kala duwan ku leh qaar kamid ah wilaayaadka islaamiga ee Soomaaliya, ayaa faraceeda gobolka Shabeellaha Hoose waxay dhigtay munaasabad aad u ballaaran oo lagu maamusayay Ardey dhameystay Qur'aanka Kariimka.

Read More »

Afar kun qof American ah oo saacado kooban gudahood udhintay Carona Virus.

0 Saturday April 18, 2020 - 20:16:40
Wararka ka imaanaya wadanka Mareykanka ayaa sheegaya in markale kumanaan kun oo ruux ay maalin qura ugu dhinteen cudurka dilaaga ah ee Carona Virus.

Read More »

Wariye Cabdi Caziiz Gurbiya oo xuriyaddiisa dib uhelay.

0 Saturday April 18, 2020 - 19:59:51
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa amartay in damiin lagusii daayo agaasime ku xigeenkii warbaahinta Goobjoog ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Dhageyso: Xaflad loo qabtay Duruus uu Sheekh C/llaahi Raabi akhrinayay muddo 6 sana ah oo lasoo gaba gabeeyay.

0 Saturday April 18, 2020 - 11:58:42
Munaasabad ka dhacday deegaanka Hargeysa yareey ee gobolka dhexe ayaa lagu maamuusay arday dhammeysatay duruus sharci ah oo muddo sanada ah ka socotay Masjid jaamaca deegaanka.

Read More »

Fatahaado 24 qof ku dhinteen oo ku dhuftay dalka Koongo.

0 Saturday April 18, 2020 - 11:56:44
Ugu yaraan 24 qof ayaa dhimatay tobanaan kalane waxyeello ayaa soo gaartay kadib markii roobab dabeyllo iyo duufaanno wata ay ku dhufteen wadanka Koongada dimuquraadiga ah ee dhaca bartamaha qaaradda Afrika.

Read More »

Carona oo 37 kun oo qof American ah ku dilay dalka Mareykanka.

0 Saturday April 18, 2020 - 11:26:52
Waxaa sare usii kacaya dadka cudurka dilaaga ah ee Carona Virus ugu dhimanaya gudaha wadanka Mareykanka.

Read More »

Xildhibaan katirsan Baarlamaanka oo cudur ugu dhintay Muqdisho.

0 Saturday April 18, 2020 - 09:24:09
Mid kamida xildhibaannada baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku geeriyooday isbitaal kuyaal magaalada Muqdisho.

Read More »

Taliska AFRICOM oo dafiraad indha la'aan ah ka bixiyay duqeyntii uu ku dilay Suldaankii Beesha Jareerweyne.

0 Friday April 17, 2020 - 14:21:01
Taliska ciidamada Mareykanka qaaradda Afrika ee loo yaqaan AFRICOM ayaa shalay gelinkii dambe soo saaray warbixin uu qiil ugu yeelayo duqeyn uu jimcihii lasoo dhaafay ku dilay mida kamida salaadiinta dhaqanka beelaha Soomaaliyeed.

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Diiradda Jimcaha Oo Looga Hadlay Soo Dhaweynta Ramadaan.

0 Friday April 17, 2020 - 12:39:29
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Read More »

Dhageyso: Soomaali la xanuunsan Caabuqa CODVID19 oo Wareysi bixiyay.

0 Thursday April 16, 2020 - 20:07:01
Tobanaan qof Soomaali ah ayaa cudurka dilaaga ah ee Carona Virus ugu dhimatay wadamada reergalbeedka gaar ahaan Yurub iyo Mareykanka.

Read More »

inkabadan 31,000 qof American ah oo Carona ugu dhintay dalka Mareykanka.

0 Thursday April 16, 2020 - 20:06:01
Dadkii ugu badanaa ayaa maalin qura gudaha Mareykanka ugu geeriyooday cudurka Carona Virus, wararka ka imaanaya Mareykanka ayaa sheegaya in shalay oo kaliya ay Carona udhinteen 5,000 oo ruux sida ay sheegtay jaamacadda Johns Hopkins.

Read More »

Doorashooyinka madaxtinimada DF oo la sheegay in ay udhacayaan waqtigii loogu talagalay.

0 Thursday April 16, 2020 - 19:58:45
Guddiga doorashooyinka uqaabilsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul ubeeniyay in dib loo dhigi doono doorashooyinka madaxtinimada iyo kuwa baarlamaaniga ah ee dhici doono sanadka soo socda.

Read More »

Dhagayso:Sideen usoo dhoweynaa Bisha Barakeysan Ramadaan Q.1aad.

0 Thursday April 16, 2020 - 13:20:25
Akhristayaal waxka yar 6 maalmood ayaa naga xigtay bisha Barakeysan ee Ramadaan oo ah muusim cibaado oo allaah naarta ka xureeyo addoomadiisa muslimiinta ah.

Read More »

Al Shabaab oo sheegatay mas'uuliyadda dilal ka dhacay Muqdisho,Ceelasha iyo Beled Weyne.

0 Thursday April 16, 2020 - 13:19:25
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dilal saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay gobollo dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya.

Read More »

Cali Jayte Cusmaan oo inqilaab aan dhiig ku daadan kula wareegay xarumaha maamulka Hiiraan.

0 Thursday April 16, 2020 - 13:02:37
Wararka ka imaanaya magaalada Beled Weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in isbedel dhanka maamulka ah uu xalay saqdii dhexe ka dhacay magaaladaasi.

Read More »

Ciidamada Ammaanka Sacuudiga oo si arxan darra ah udilay Sheekh caan ah.

0 Thursday April 16, 2020 - 12:33:41
Weerar ay ciidamada dowladda Sacuudiga ka fuliyeen gobolka Tabuuk ee dhulka Xarameynka ayaa ku dileen Sheekh caan ku ahaa in uu dhaleeceeyo nidaamka faasidka ah ee uu madaxda ka yahay Max'med Bin Salmaan.

Read More »

Koox Jawaasiis ah oo lagu dilay degmada Jamaame ee Jubbada Hoose.

0 Wednesday April 15, 2020 - 20:32:37
Markale Xarakada Al Shabaab ayaa dil wadareed ku fulisay kooxo Jawaasiis ah oo u shaqeynayay sirdoonno maxalli ah oo ay leeyihiin maamullo la shaqeeya shisheeyaha kusoo duulay Soomaaliya.

Read More »

Sheekh Abuubakar Shekaawa oo soo diray Farriin uu ku beeninayo in ladilay.

0 Wednesday April 15, 2020 - 20:30:37
Hoggaamiyaha Jamaacada Ahlusuna Lidacwati Waljihaad ee loo yaqaan Boko Haram ayaa jeediyay kalimad cusub oo uu uga hadlayo dagaalka ay xoogaga jamaacadiisa uga jiraan wadamo dhowr ah oo ku hareeraysan wadanka Nigeria.

Read More »

Sarkaal katirsan Booliska Masar oo lagu dilay weerar ka dhacay Al Qaahira.

0 Wednesday April 15, 2020 - 20:17:24
Wararka ka imaanaya wadanka Masar ayaa sheegaya in iska hor'imaad xooggan oo ka dhacay magaalada Alqaahira ay ku dhinteen ugu yaraan 8 ruux oo uu jiro sarkaal sare oo katirsanaa ciidamada booliska xukuumadda Alsiisi.

Read More »

Dowladda Kenya oo xaqiijisay in 6 Askari looga dilay weerar ka dhacay Wajeer.

0 Wednesday April 15, 2020 - 12:15:51
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar qorshaysan oo dagaalyahanno katirsan Xarakada Shabaabul mujaahidiin ay maalin ka hor ka fuliyeen mid kamida deegaannada dhulka NFD ee kujira gummeysiga dowladda Kenya.

Read More »