WARBIXINNO/QORALLO XUL AH

Akhriso: Warbixin Xiisa Leh:-"Habeen Uusan Hurdin Max'med Bin Naa'if" Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Gudaha Sacuudiga.

0 Sunday July 23, 2017 - 15:16:43
Faah faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya sababtii keentay in xilkii uu hayay laga qaado islamarkaana la ceyriyo Wasiirkii arrimaha gudaha iyo dhaxal sugihii dalkaasi Muxamed Bin Naayif, kaas oo muddo dheer ka mid ahaa Saraakiisha awoodda badan ku dhex leh Nidaamka Saudi Arabia.

Read More »

WASHINGTON POST: Al-Shabaab Waxay U Shaqeysaa Qaab Dowladeed, Waana Sababta Aanay U Burbureynin Waqti Dhow.

0 Monday July 10, 2017 - 21:25:05
14-kii June ee sanadkan, Kooxda argigixisada ah ee Al-Shabaab -farac ka mid ah Al-Qaacidda- waxay weerartay maqaayad ku taalla magaalada Muqdisho iyagoo ku qarxiyey gaari miineysan ka dibna u diray weerar yahano hubeysan. In ka badan 30 ruux ayaa lagu dilay. Mar waqtigaas ka sii horeysay oo isla June…

Read More »

Dhageyso: Culumaa'udiin Gaalnimo Ku Xukumay Nuur Baaruud Gurxan Oo Xil looga Magacaabaya Dowladda Federaalka.

0 Monday July 10, 2017 - 11:04:11
Madaxweynaha DF-ka ah Max'med Cabdullahi Farmaajo ayaa xaflad maalintii shalay ka dhacday dugsigii tababarka boliska ku magacaabay gudiga taakuleynta ciidamada.

Read More »

Akhriso: Qisada 6 Wiil Walaala Ah Oo Duleedka Muqdisho Lagu Dilay, Yaa Dilay? Maxaase Loo Dilay? Warbixin.

0 Sunday July 09, 2017 - 20:56:13
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya fal dil ah oo lagu xasuuqay dad shacab Abriyo ah oo aan waxba galabsan xilli dadkaasi ay wadeen Meydka qof haween ah.

Read More »

Daraasad:" Iclaamka Al-Shabaab..hormuudka Saxaafadda Jihaadiga"

0 Tuesday July 04, 2017 - 09:27:12
Daraasad cusub oo ay baahisay Xarunta Daraasaadka ee "THE WASHINGTON INSTITUTE FOR NEAR EAST POLICY" ayaa lagu qaadaa dhigay Jamaacaad ay ka mid ah tahay Xarakada Al-Shabaab ee Soomaaliya iyadoona lagu qiimeeyay guluf dagaaleedka ka horjeeda iyo sida ay uga hortagayaan.

Read More »

Aragtida Farmaajo: Al Shabaab Cadawga Umadda, Itoobiya Walaalaha Umadda Soomaaliyeed! W/Q Hilaal Colaad.

0 Sunday July 02, 2017 - 12:26:24
26-ka,June, iyo 1 Luuliyo waa maalmo Soomaaliya laga dabaal dego waxaana laysku yiraahdaa Maalmaha xuriyadda.

Read More »

''Soomaaliya'' iyo waa kuma Black Water Warbixin.

0 Thursday June 29, 2017 - 11:05:37
Maamulka isku magacaabay Koonfur Galbeed ee Fadhigiisu yahay magaalada Baydhabo ayaa dhowaan Heshiis dhanka amniga ah lasoo galay shirkadda Balc Water ee calooshood u shaqeystayaasha adduunka gacata ku hayaan.

Read More »

Video+Sawirro: Alkata'ib Oo isdaar Kasoo Saarayta Sheekh Abuu Zubeyr Amiirkii Hore Ee Xarakada Al Shabaab.

0 Visits: 49574 | Wednesday June 28, 2017 - 15:25:37
Mu'asasada Al-kataa'ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Al Shabaab ayaa Faafisay Filim Documentary ah oo looga qisoonayo halgankii iyo Sooyaalkii Jihaad Ee Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr.

Read More »

Sawirro: Taliye Mareykan Ah oo Imaam Unoqday Saraakiil Katirsan Ciidanka DF-ka!.

0 Saturday June 24, 2017 - 15:41:35
Sarkaal katirsan ciidanka Mareykanka ee qeybta ka ah duullaanka lagusoo qaaday dalka Soomaaliya ayaa imaam unoqday saraakiil katirsan dowladda Federaalka.

Read More »

Hoggaamiya Sacuudiga Oo Wiilkiisa Umagacaabay Dhaxal Sugaha 1-aad Ee Boqortooyada Warbixin.

0 Wednesday June 21, 2017 - 07:07:49
Amar Boqortooyo oo saaka aroortii kasoo baxay Salmaan Bin C/Caziiz Boqorka Dabadhilifka dowladda Sacuudiga ayaa xilkii uu hayay looga xayuubiyay mid kamida wasiirada ugu awoodda badan wadanka ahaana ruug Caddaa dhanka amniga ah.

Read More »

Warbixin: Jeneraal Gabre oo Jaga Sare Ka Qabtay Ururka IGAD.

0 Sunday June 18, 2017 - 11:56:11
Ururka goboleedka IGAD ee maamula duullaanka gumeysiga ah ee dalka Soomaaliya lagusoo qaaday ayaa markale xil cusub u magacaabay Jeneraal katirsan dowladda itoobiya.

Read More »

Faah Faahin: Al Shabaab oo Difaacatay Gacan Ku Heynta Deegaano Katirsan Sh/Hoose Kadib Duullaan Ay Qaadeen Ciidamo Mareykan iyo AMISOM Ah.

0 Saturday June 10, 2017 - 13:35:30
Kadib dagaallo culus oo maanta barqadii ka dhacay duleedka degmada Janaale ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa khasaara xooggan lagu gaarsiiyay ciidamada shisheeyaha AMISOM oo ay kaabayaan ciidamo Mareykan ah.

Read More »

Daawo: SomaliMeMo Oo Soo Saartay isdaar Ciwaankiisu Yahay "Ictisaam Dullaalada Diinta iyo Dalka".

0 Saturday June 10, 2017 - 11:54:13
Shabakadda islaamiga SomaliMeMo waxay akhristayaasheeda usoo gudbinaysaa isdaar cusub oo daaha ka feydaya wajiga Madoow ee Wadaada xumayaasha Soomaaliya ee wada shaqeynta laleh maamullada dabadhilifyada sharciyaddana siiya soo duulayaasha AMISOM!

Read More »

XOG: Sacuudiga Oo Soo Ceyriyey Wafdigii DF ee Riyadh Ka Dib Markii La Isku Fahmi Waayey In Xiirka Loo Jaro Qadar.

0 Friday June 09, 2017 - 22:13:23
Wafdi heer-Wasiir ah oo ka socda Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa dhowaan gaaray magaalada Riyaadh ee caasimadda boqortooyada Sacuudi Carabiya kuwaas oo raadinayey dhaqaale malaayiin dollar ah oo horay Xukuumada Riyaadh ay u balan qaaday in ay siineyso DF Soomaaliya.

Read More »

Qadar Oo Go'doomin Carbeed Wajahaysa iyo Dowladda Turkiga oo Uhiilisay Warbixin.

0 Thursday June 08, 2017 - 12:23:19
Dowladaha Khaliijka Carabta oo ay kamid yihiin Sacuudiga iyo Imaaraatka Carabta ayaa wali sii wadada dadaallada ay ku go'doominayaan dowladda Qadar.

Read More »

Video+Sawirro:Linkiyo Cusub Filimka Al-Kata'ib Ee Dagaalkii Kulbiyoow.

0 Thursday June 01, 2017 - 22:14:50
Kumanaan katirsan Akhristayaasha Shabakadda SomaliMeMo ayaa naga codsaday in markale aan soo gudbino linkiyada tooska ah ee laga heli karo isdaarkii ay soo saartay Mu'asasada Al Kata'ib kaasi oo lagusoo bandhigay dagaalkii taariikhda galay ee Kulbiyoow.

Read More »

Sawirro+Video:Alkataib Oo Filim Kasoo Saartay Dagaalkii Kulbiyoow Ee Ciidanka Kenyaanka ah Lagu Laayay.

0 Visits: 30396 | Wednesday May 31, 2017 - 10:45:15
Mu'asasada Al-Kataa'ib, Garabka Warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa baahisay Filim weyn oo muhiim ah oo lagu soo bandhigayo Howlgallo waa weyn oo Mujaahidiinta Al-Shabaab ay ka fuliyeen Soomaaliya.

Read More »

Daawo Q.3-aad: Muxaadarada "Dhibaatooyinka Gaalaysiinta Bulshooyinka" Waxaa Jeedinaya Sh. Xassaan.

0 Monday May 22, 2017 - 10:35:11
Sheekh Xassaan Xuseen Aadan oo kamid ah culimaa'udiinka Soomaaliyeed ayaa xalay jeediyay qeybta 1-aad ee Muxaadaro uu uga hadlayo Sheekh Shukri Mustafa Raximahullaah.

Read More »

Sawirro: Boqorka Sacuudiga oo Billad Dahab Ah Guddoonsiiyay Donald Trump!

0 Sunday May 21, 2017 - 11:38:57
Madaxweynaha dowladda Mareykanka Donald Trump ayaa wali ku sugan magaalada Riyadh ee wadanka Sacuudiga halkaas oo uu kulamo kula leeyahay hoggaamiyaal Carbeed oo Mareykanka kala shaqeeya la dagaallanka waxa loogu yeero Argagaxisada.

Read More »

Daawo Q.1-aad: Muxaadarada "Dhibaatooyinka Gaalaysiinta Bulshooyinka" Waxaa Jeedinaya Sh. Xassaan.

0 Friday May 19, 2017 - 09:00:01
Sheekh Xassaan Xuseen Aadan oo kamid ah culimaa'udiinka Soomaaliyeed ayaa xalay jeediyay qeybta 1-aad ee Muxaadaro uu uga hadlayo Sheekh Shukri Mustafa Raximahullaah.

Read More »

Warbixin: Donald Trump Miyaa Noqday Hoggaamiyaha Ururka iskaashiga Islaamka?!

0 Visits: 4476 | Wednesday May 17, 2017 - 20:05:51
Malaayiin qof ayaa baraha Bulshada ku faafiyay su'aal ah Trump Miyaa Noqday Hoggaamiyaha Ururka Midnimada Caalamka?

Read More »

Video: Sheekh Cali Wajiis "Qur'aanka looma soo dajin in lagu bedelo Dastuurka dowladda iyo Nidaamkeeda ".

0 Tuesday May 16, 2017 - 20:51:54
Sheekh Cali Wajiis oo kamid ah waxa loogu yeero Hay'adda Culimada Soomaaliyeed oo ay hoggaanka u hayaan Saraakiil Katirsan Ururka Al Ictisaam ayaa dharaar cad sheegay in Qur'aanka Kariimka aan loosoo dajin in uu Noqdo Xukun laysku maamulo!.

Read More »

Shirkii London Mise Shirqoolkii London?

0 Thursday May 11, 2017 - 14:36:59
Mahadda eebbe kadib Maalmahan waxa aad loo hadal hayaa wax loogu yeedhay shirkii lagaga hadlayay arimaha soomaalida kaas oo ay kasoo qayb galeen afartan dawladood oo daneeya arrimaha Soomaalida, Waana shirkii sadexaad oo dawladda gumeysiga ingiriisku ay u qabanayso maamul goboleedyada iyo dawladda Federaalka.

Read More »

Daawo: Sheekh Xassaan Muxuu Ka Yiri Shukri Mustafa iyo Kooxda Saadicuun Bil Xaqi?.

0 Tuesday May 09, 2017 - 12:40:45
Sheekh Xassaan Xuseen Aadam oo kamid ah culimaa'udiinka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay Koox bishii lasoo dhaafay kasoo shaac baxday dalka Soomaaliya taas oo isku magacaawday 'Saadicuun Bil Xaqi'.

Read More »

Faah Faahin: Dhimashada Dagaalkii Goofguduud oo 17 Askari Gaartay iyo Al Shabaab oo Gaadiid Dagaal iyo Saanado Hub Ah Qabsaday.

0 Tuesday May 09, 2017 - 10:23:59
Ciidamada Xarakada Al Shabaab ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku heynta deegaanka Goofguduud Shabeelloow oo katirsan gobolka Baay.

Read More »

Daawo Sawirro: Sidee Ayuu U dhacay Weerarkii Fashilmay Ee Ciidanka Mareykanka Ku Qaadeen Deegaanka Daarusalaam.

0 Saturday May 06, 2017 - 14:13:39
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal fashilmay oo habeenkii Jimcaha 5,May.2017 ka dhacay deegaanka Daarusalaam ee gobolka Sh/Hoose.

Read More »

Sawirro: Sidaan Ayuu isku Bedelay Dhulkii Ay Abaartu Halakaysay Ee Gobollada Bay iyo Bakool.

0 Thursday May 04, 2017 - 12:56:32
Dhammaan Gobollada Dalka Soomaaliya dhulkii Abaartu dishay ayaa bilaabay in uu soo noolaado, xoolihii intii badbaaday ayaa helaya daaqsin wanaagsan iyo biyo.

Read More »

Farmaajo...Soomaali Oo Addis Ababa loogasoo Hanjabo Cabdullaahi Yuusuf Ayaa Kaaga Horreeyay W/Q Warfaa Kheyrdoon.

0 Thursday May 04, 2017 - 11:24:41
Dowladda Itoobiya ayaa shaacisay in heshiis buuxa ay lagashay hoggaanka dowladda Federaalka Soomaaliya kaasi oo ku aaddan ladagaallanka waxa loogu yeero Argagaxisada iyo sii haysashada dhul Soomaaliyeed.

Read More »

Shirkii Stuttgart Oo Banaanka Soo Dhigay Niyad Jabka AMISOM iyo AFRICOM Ee Hardanka Soomaaliya (WARBIXIN).

0 Saturday April 22, 2017 - 18:54:45
Waqtigu wuxuu hadda u deg-degayaa sidii loo diyaarin lahaa ciidanka fadhiidka ah ee dowladda Federaalka Soomaaliya si ay hoggaanka ugu qabtaan dagaalka ka dhanka ah mintidiinta Al-Shabaab oo ugu dambeyntii jabin kara ciidamada Soomaaliya haddii aanan la qalabeynin, lana tayeynin awoodooda Sidaas waxaa…

Read More »

Askari Itoobiyaan Ah oo 7 Sanadood Kasoo Dagaallamay Soomaaliya Ayaa Ka Sheekeeyay Xaaladda Adag Ee Ka Jirta Wadankiisa WARBIXIN.

0 Thursday April 20, 2017 - 13:12:08
Khalalaasaha dhiigga badan ku daatay ee kajira wadanka Itoobiya ayaa saameyn ballaaran ku yeeshay ciidamada taliska Tigreega, ciidamadaas oo xuduudaha gadaashooda ka difaacayay danaha maamulkaasi.

Read More »

Sawirro: Muusil Bani'aadam la Xasuuqayo iyo Xayawaan La Badbaadinayo!

0 Visits: 4414 | Thursday April 13, 2017 - 19:04:32
Magaalada Muusil ee waqooyiga wadanka Ciraaq waxaa ka dhacay xasuuq daran oo ay geysteen diyaaradaha dagaalka Mareykanka iyo kuwa xukuumadda Shiicada Ciraaq.

Read More »

Ma Sirdoon Qaran baan leenahay Mise Waa Sirdoon Qaramo kale?.

0 Sunday April 09, 2017 - 10:01:44
Taliyihii sirdoonka dowladda Federaalka cabdullaahi Gaafoow Maxamuud shalay xilka ayuu ku wareejiyay, taliyaha cusub Sanbaloolshe waxaa isweydiin mudan Dukumiintiyada uu u dhiibay ma ku qorantahay in Jenaraal Gabre iyo Michael Keating dalkeena fara gelin ku hayaan oo ay madaxda wararka u meershaan amarana…

Read More »

Wixii Uu Siyaad Barre Ku Laayay Culimadii Soomaaliyeed Miyaan Ka Qaadanaa Farmaajo? W/Q Hilaal Colaad.

0 Saturday April 08, 2017 - 19:40:12
Sannadkii 1975, waxaa magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya lagu dilay 10 kamid ah culimadii rabbaaniyiinta ee wadanka, kadib markii ay kasoo hor jeesteen xeer ay gaalo keentay oo dhigayay in ragga iyo dumarku siman yihiin iyo arrimo kale oo xad gudub ku ah diinta islaamka, kuwaas oo uu afkiisa…

Read More »

FARMAAJO Halloo Sheego Al-Shabaab Ma Ahan Al-Shabaabkii 2010! W/Q Warfaa Kheyrdoon.

0 Thursday April 06, 2017 - 21:06:10
Sanaddii 2008 Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayaa isagoo xilka kasii degaya wuxuu magaalada Baydhabo ka sheegay in ciidamada 'Qaranka' wax uu ugu yeeray ay waqti aan dheerayn Al Shabaab ka saari doonaan dalka Soomaaliya.

Read More »

Sawir: isbedel Ku Yimid Qaab Maamuleedka Khariiradda Dalka Soomaaliya (Map Cusub).

0 Tuesday April 04, 2017 - 14:02:30
isbedello ballaaran ayaa ku yimid gacan ku heynta dhul baaxad leh oo dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya kadib markii ciidamada Itoobiya ay isaga baxeen magaalooyin hor leh.

Read More »