Wararka

Qarax ay ku dhinteen Saraakiil Katirsan Ciidanka Alpha Group oo ka dhacay deegaanka Jaziira.

0 Saturday October 12, 2019 - 11:20:31
Wararka ka imaanaya duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax khasaara badan dhaliyay markale lala eegtay ciidamo katirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Read More »

10 qof Itoobiyaan ah oo ku dhintay shil ka dhacay duleedka magaalada Berbera.

0 Saturday October 12, 2019 - 11:11:31
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya shil gaari oo shalay ka dhacay deegaan katirsan gobolka waqooyi galbeed Soomaaliya.

Read More »

DFS oo mamnuucday duulimaadyada tooska uga imaanaya Kenya ee ku sii jeeday Kismaayo

0 Saturday October 12, 2019 - 10:31:46
Dowladda Federaalka ayaa markale bilaawday cadaadiska siyaasadeed oo ay saarayso maamulka isku magacaabay 'Jubbaland' ee taabacsan dowladda Kenya.

Read More »

Dagaal Khasaare Xooggan Lagu Gaarsiiyay Maleeshiyaadka DFS oo Ka Dhacay Duleedka Jowhar

0 Friday October 11, 2019 - 17:01:29
Wararka nagasoo gaaraya Sh/dhexe ayaa sheegaya in galabta dagaal xoogan oo uu ka dhacay deegaan dhaca duleedka magaalada Jowhar sida ay noo xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan taliska military-ga ee Xarakada Al-Shabaab.

Read More »

Askar Jabuutiyaan ah oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday Qaraxyo ka dhacay gobolka Hiiraan.

0 Thursday October 10, 2019 - 20:10:07
Ciidamo Jabuutiyaan ah ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday qaraxyo maanta lagula beegsaday gudaha degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan.

Read More »

Afar qof oo ku dhintay Shil ka dhacay duleedka degmada Saakoow.

0 Thursday October 10, 2019 - 13:54:12
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya shil khasaara dhaliyay oo shalay ka dhacay gobolka Jubbada dhexe ee dhaca Koonfurta dalka Soomaaliya.

Read More »

Saciid Deni oo Kismaayo gaaray iyo Farmaajo oo Addis Ababa u amba baxay.

0 Thursday October 10, 2019 - 11:09:36
Magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbada Hoose waxaa gaaray siyaasiyiin iyo mas'uuliyiin katirsan dowladda Federaalka iyo qaar kamid ah maamul goboleedyada.

Read More »

Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda oo qaraxyo lagula beegsaday Muqdisho.

0 Thursday October 10, 2019 - 10:28:18
Weeraro kala duwan oo qaraxyo ah ayaa saacadihii lasoo dhaafay ciidamada shisheeyaha AMISOM iyo maleeshiyaadka dowladda Federaalka lagula beegsaday gudaha magaalada Muqdisho.

Read More »

Q.Midoobay oo ka cabanaysa dhaqaala yari baahsan.

0 Thursday October 10, 2019 - 10:03:02
Waxaa loogu yeero Q.Midoobay ayaa wajahaysa dhaqaala darro aad u baahsan waxaana lafilayaa in ay joogsadaan dhammaan shaqada hay'adaha kala duwan ee Ururka bisha soo socota.

Read More »

Madaxda Dowladda oo lagu eedeeyay in ay lunsadeen lacago Malaayiin dollar ah.

0 Wednesday October 09, 2019 - 20:25:31
Musuq Maasuq iyo wax isdamarin ayaa lagasoo sheegayaa hay'adaha maaliyadda dowladda Federaalka arrinkaas oo khilaafsan wixii ay sheegan jireen Farmaajo iyo Kheyre.

Read More »

Melleteriga Turkiga Oo bilaabay Howlgalka Melleteri ee ka dhanka ah Maleeshiyaadka Kurdiyiinta Suuriya.

0 Wednesday October 09, 2019 - 19:11:47
Kumanaan kun oo kamid ah ciidamada dowladda Turkiga ayaa bilaabay in ay gudaha ugalaan Waqooyiga iyo Bariga wadanka Suuriya si ay ubilaabaan howlgalka loogu magac daray "Guga Nabadda'.

Read More »

Ciidamo Katirsan Booliska Dowladda oo duleedka Muqdisho lagu qarxiyay.

0 Wednesday October 09, 2019 - 09:58:29
Wararka ka imaanaya deegaannada dhaca duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xooggan lala eegtay kolonyo gaadiid ah oo ay la socdeen ciidamada dowladda.

Read More »

Dagaalka Qarsoon Ee Trump uu ka wado Soomaaliya oo sababay in Awoodda Al Shabaab ay kororto 93% [Warbixin].

0 Tuesday October 08, 2019 - 19:53:31
Warbixin ay qortey haweeney ka faalloota arimaha Amaanka, xubinna ka ah machadka New America's International Security Program, ee sameeya diraasaadka ka hadla arimaha Amniga ayay ku sheegtay iney aad u kordheyso awooda Xarakada Al-Shabaab, xilli dalka Soomaaliya ay ka dhacayaan howlgallo militeri…

Read More »

Sarkaal katirsan Melleteriga dowladda oo Wadajir lagu dilay.

0 Tuesday October 08, 2019 - 19:27:34
Warara dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weeraro hubeysan oo maanta ka dhacay qaar kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir.

Read More »

Mid kamida Odayaashii Xildhibaanada soo xulay oo siyaab leh uga sheekeeye wixii ku dhacay [dhageyso].

0 Tuesday October 08, 2019 - 11:12:16
Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee wax kasoo xulay Xildhibaannada baarlamaanka dowladda Federaalka ayaa ka sheekeeyay cabsidii iyo walbahaarkii ay ku noolaayeen ka hor intii aan cafiska loo fidin.

Read More »

Mareykanka oo ciidamadiisa kala baxaya Suuriya iyo Turkiga oo duullaan ah.

0 Tuesday October 08, 2019 - 08:35:21
Dowladda Turkiga ayaa ku dhawaaqday in uu gaba gabo marayo qorshahay ay ciidamadeedu ku qaadayaan howlgal melleteri oo ka dhan ah maleeshiyadka kurdiyiinta ee maamula waqooyiga wadanka Suuriya.

Read More »

Aqoonyahannada Kenya Oo 9 Sano Kadib Duullaankooda Soomaaliya Ogaaday Maslaxadda Dalkooda!! (Dhageyso).

0 Monday October 07, 2019 - 20:36:22
Aqoonyahanada wadanka Kenya ayaa maalmihii lasoo dhaafay ahaa kuwa falanqeynaya xaaladda adag ee uu dalkoodu wajahayo 9 sano kadib markii ciidankoodu bishan oo kale sannadkii 2011kii ay ku duuleen Soomaaliya.

Read More »

Mas'uul katirsanaa Dowladda Federaalka oo lagu dilay deegaanka Ceelasha Biyaha.

0 Monday October 07, 2019 - 11:34:01
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar dil ah oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanno dhanka galbeed uga beegan magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Read More »

Taliban iyo Mareykanka oo Maxaabiis isdhaafsaday, Hoggaamiyaal Jihaad oo kamid ah ragga lasii daaye.

0 Monday October 07, 2019 - 11:17:03
Wararka ka imaanaya wadanka Afghanistan ayaa sheegaya in Heshiis maxaabiis iswaydaarsi ah uu dhaxmaray Xarakada Jihaadiga Taliban iyo dowladda Mareykanka ee hoggaaminaysa dagaalka 18 sana jirsaday ee wadankaasi ka socda.

Read More »

Roobab Mahiigaan Ah Oo ka da'ay magaalada Muqdisho iyo gobollada dalka Soomaaliya.

0 Monday October 07, 2019 - 09:06:44
Saqdii dhexe ee xalay waxaa magaalada Muqdisho ka bilaawday Roob xooggan oo muddo socday kuwaasi oo dadka iyo duunyad ay si weyn ugu diirsadeen.

Read More »

Ciidamada Dowladda Federaalka Oo lagu weeraray degmada Awdheegle.

0 Sunday October 06, 2019 - 23:32:51
Gelinkii dambe ee maanta ciidamo aad u hubeysan oo katirsan Xarakada Al-Shabaab ayaa weerar culus ku qaaday difaacyada ciidamada dowladda Federaalka ay ku leeyihiin degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha hoose.

Read More »

DF oo sheegtay in laqabanayo doorashooyin cusub oo lagusoo dooranayo Baarlamaanka maamulka 'Jubbaland'.

0 Sunday October 06, 2019 - 23:07:23
Dowladda Farmaajo ayaa markale muujisay in aysan aqoonsanayn maamulka uu Axmed Madoobe madaxda ka yahay ee fadhigiisu yahay magaalada Kismaayo.

Read More »

Ciidamada Jabuuti iyo Maleeshiyaadka 'Hirshabelle' oo Jalalaqsi ku dagaallamay.

0 Sunday October 06, 2019 - 19:26:40
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya iska hor'imaad xooggan oo gudaha gobolka Hiiraan ku dhaxmaray ciidamada Jabuuti iyo maleeshiyaad katirsan maamulka Hirshabelle.

Read More »

Hormuud oo Deeq Raashin ah u qeybisay Qoysas ka barakacay Duqeymo iyo Abaaro (Sawirro).

0 Sunday October 06, 2019 - 19:03:32
Hey'adda Hormuud Foundation ayaa maanta waxay deeq Raashin gargaar ah oo isugu jirta Bariis, Sokor, Bur iyo Saliid u qeybisey ilaa 300 Boqol oo qoys, kuwaasi oo ah Qoysas dhowaan ku barakacay abaaraha ka taagan Gobolka iyo duqeymaha Ciidamada kenya ay ka geysteen deegaano ka tirsan Gobolka Gedo.

Read More »

Korneel Soomaaliyeed Oo Muddo 28 Jeer Ah Ka Dagay Diyaarad Hawada Ku Jirta [Dhagayso Wareysi].

0 Sunday October 06, 2019 - 10:16:49
Shariif Shaacib Muxamad waa Kolaneyl kamid ahaa saraakiishii hore ee wadanka gaar ahaan wuxuu kamid ahaa ciidankii Kumaandooska.

Read More »

120 qof oo ku dhintay dibad baxyada Rabshadaha wata ee ka socda Wadanka Ciraaq.

0 Sunday October 06, 2019 - 10:12:49
Waxaa sii xoogeystay khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashay dibad baxyada rabshadaha wata ee ka socda wadanka Ciraaq.

Read More »

Sacuudiga oo Fasaxay in Ragga iyo dumarka aan is qabin ay isla jiifan karaan Hoteellada!

0 Sunday October 06, 2019 - 08:48:21
Dowladda Sacuudiga ayaa qaadday tallaab kale oo qeyb ka ah mashruuca lagu calmaaniyaynayo dhulka Jazeeradda Carabta.

Read More »

2 katirsan Ciidamada AMISOM oo ku dhintay qarax ka dhacay deegaanka Kabtan Laas.

0 Sunday October 06, 2019 - 08:29:51
Waxaa faafaahin laga helayaa weerar qarax loo adeegsaday oo gelinkii dambe ee shalay gobolka Shabeellaha hoose lagula beegsaday ciidamo katirsan Shisheeyaha duulaanka ku jooga Soomaaliya.

Read More »

Tirada Weerarada Al Shabaab ay Todobaadkii Hore fulisay Soomaaliya iyo khasaaraha ka dhashay oo la ogaaday.

0 Saturday October 05, 2019 - 11:47:17
Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa sare uqaadday dagaalka ay kula jirto ciidamada shisheeye ee dalka kusoo duulay iyo maleeshiyaadka Soomaalida ah ee lashaqeeya.

Read More »

Video: Qisada Ninkii Shahiiday kadibna dardaaran soo diray oo dardaarankiisi adduunka laga fuliyay!.

0 Saturday October 05, 2019 - 11:27:00
Asaxaabiga Jaliilka ah ee Thaabit Ibnu Qays Alle haka raalli noqdee wuxuu ahaa qofka kaliya ee adduunka markii ladilay dardaaran soo dira kadibna dardaarankiisa lafuliyay,

Read More »

Saldhigyo ciidamada shisheeye ay ku leeyihiin Gobollada Hiiraan iyo Sh/Hoose oo weeraro xooggan lakulmay.

0 Saturday October 05, 2019 - 11:08:02
Xoogagga Al Shabaabaab ayaa saacadihii lasoo dhaafay weeraro culus ku qaaday saldhigyo ay ciidamada shisheeye ku leeyihiin gobollo dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya.

Read More »

Video+ Warbixin: Dowladda Itoobiya oo Boqolaal dhalinyaro Soomaali ah ka tarxiishay magaalada Jigjiga.

0 Saturday October 05, 2019 - 10:45:25
Maamulka dowladda Xabashida Itoobiya ugu magacaaban dhulka gummeysiga kujira ee Soomaaligalbeed ayaa howlgal raaf ah ku qab qabtay boqolaal dhalinyaro reer Jigjiga ah waxaana loo masaafuriyay deegaanno xuduud beenaadka dhaca.

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Diiradda Jimcaha Oo lagu Falanqeeyay Weerarkii BALLIDOOGLE.

0 Friday October 04, 2019 - 13:57:18
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Read More »

Qarax gaari looga gubay ciidanka Kenya oo ka dhacay deegaanka Haluuqa.

0 Thursday October 03, 2019 - 20:40:56
Wararka ka imaanaya dhulka Soomaalida NFD ee gummeysiga ku jira ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay qarax khasaara xooggan lagu gaarsiiyay ciidamo katirsan Melleteriga dowladda Kenya.

Read More »

Kacdoonka ay dhigayaan Shiicada dalka Ciraaq oo xoogaystay.

0 Thursday October 03, 2019 - 20:38:37
Dibad baxyo xooggan oo wata rabshado ayaa maalinki 3aad oo xiriir ah ka soconaya magaalooyinka kala duwan ee dalka Ciraaq kuwaas oo looga cabanayo shaqa la'aanta, nolol xumada iyo Sicir bararka ka jiro dalka, waxaana lasoo shegaya in tiro dad ah ay ku dhinteen, in ka badana 200 oo kalena ay ku dhawacmeen.

Read More »