WARBIXINNO/QORALLO XUL AH

Maqaal: Gummaysiga Qarsoon W/Q: Ahmed Caydaruus

0 Friday July 12, 2019 - 08:07:17
Maqaalkan aad hoos ka akhrisan kartaan wuxuu Macno mug weyn ka bixinayaa waa Maxaay Bani'aadanimada?

Read More »

Kenyatta "Waxaan dhibanayaal unahay Weerarada nooga imaanaya Argagaxisada Al Shabaab" [Warbixin].

0 Sunday July 07, 2019 - 12:29:00
Madaxweynaha Dowlada Kenya Uhuru Kenyatta ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyey TV-ga Fox News ee laga leeyahay dalka Mareykanka ku sheegay in dalkiisa uu weli wajahayo halis amni oo kaga imaaneysa Xarakada Al-Shabaab, islamarkaana ay dowladiisu la tacaaleyso ka hortagga weerarada 'Mujaahidiinta'…

Read More »

Fanaanad Caan ka ah Wadanka Hindiya oo ka Towbad keentay Fanka iyo Jilidda Aflaamta.

0 Thursday July 04, 2019 - 10:57:40
Dood kulul ayaa ka taagan gudaha wadanka Hindiya kadib markii Fanaanad caan aheyd ay ku dhawaaqday in ay isaga baxday Fanka ayna Alle uga Towbadkeentay xumaantii iyo baadidii ay dhax muquuranaysay.

Read More »

Daawo Video: Sheekh Sacuudiyaan ah oo sheegay in uu ka baxay Saxwada islaamiga ah uuna qaatay islaam Qunyar socod ah!

0 Sunday June 30, 2019 - 10:28:28
Sheekh Dr Caa'id alqarni oo kamid ah culimada ugu caansan wadanka Sacuudiga ayaa si lama filaan ah u sheegay in uu ka baxay Saxwada islaamiga ah uuna qaatay islaam uu ku sheegay qunyar socod lajaan qaadi kara caalamka.

Read More »

Siyaasi Max'med Qanyar Afrax oo ku dhintay magaalada Muqdisho [Warbixin].

0 Saturday June 29, 2019 - 11:22:39
Isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho waxaa saaka ku geeriyooday Max'med Qanyare Afrax oo muddo kusoo jiray siyaasadda dalka Soomaaliya ee ku dhisan dabadhilifnimada.

Read More »

Dhageyso: Beesha Cabdalla Caroone iyo Wilaayada Islaamiga Sh/dhexe oo Heshiis Muhiim ah gaaray.

0 Friday June 28, 2019 - 13:10:43
Kadib kullan ballaaran oo ka dhacay degmada Aadan Yabaal ee Shabeellaha dhexe ayay heshiis buuxa gaareen Beesha Cabdalla Caroone iyo wilaayada Islaamiga Sh/dhexe.

Read More »

75 sana jir Gabar iyo Hooyadeed isku guursaday oo lagu dilay degmada Tooratootoow ee Sh/Hoose.

0 Thursday June 27, 2019 - 21:49:45
Fagaare ku yaalla gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxaa galabta oo Khamiis ahayd lagu dilay nin 75 jir ah oo la oran jiray Abshir Maxamad Cabdi ka dib markii lagu eedeeyay inuu guursaday Cadeey Manuur Khaliif iyo hooyadeed Xaawa Cabdi Biille.

Read More »

Daawo Video:Dowladaha Carbeed iyo Wiil uu sodog u yahay Trump oo qabtay shir lagu shirqoolayo Shacabka Falasdiin.

0 Thursday June 27, 2019 - 19:24:12
Magaalada Manaama ee dalka baxreyn waxaa lagusoo gaba gabeeyay shir lagu shirqoolayay shacabka Filasdiin.

Read More »

Ciidanka Mareykanka oo sheegtay Mas'uuliyadda dilka ganacsade Aboow Cali Waardiyoow.

0 Thursday June 27, 2019 - 10:33:42
War rasmi ah oo kasoo baxay Taliska ciidanka Mareykanka qaaradda Afrika ee loo yaqaan (AFRICOM) ayuu ku sheegtay mas'uuliyadda duqeyn diyaaradeed oo maalin ka hor ka dhacday duleedka deegaanka Kuunyo Barroow.

Read More »

Ciidamada Xukuumadda Alwifaaq oo Khaliifa Xaftar kala wareegay magaalo ku dhow caasimadda Liibiya.

0 Thursday June 27, 2019 - 07:53:57
Isbedello waaweyn oo dhanka maamulka ah ayaa ka xasilay Koonfurta magaalada Daraabulis ee caasimadda u ah wadanka Liibiya.

Read More »

Sawirro+Codad : Diyaaradaha Mareykanka oo ganacsade caan ah ku dilay duleedka degmada Kuunyo Barroow ee Sh/Hoose.

0 Wednesday June 26, 2019 - 16:58:44
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa duqeyn ay diyaaradaha Mareykanku ka geysteen degaanka tirsan Shabeelaha Hoose shalay abbaaro 05:00 (Shantii galabnimo)

Read More »

Madaxweyne Farmaajo Nadiif maka yahay Tuuganimo, Musuq maasuq iyo Shisheeye kalkaalnimo? [Dhageyso Wareysi].

0 Wednesday June 26, 2019 - 09:56:35
Gar aad naqaysid oo kugu noqonaysa ayaa jirta'e Farmaajo wuxuu yiraahdaa tuug iyo musuq maasuq shisheeye raac iyo qabyaaladeyste layma tusi karo ee isagu arrimahaas maka fayoowyahay?.

Read More »

Soomaaliyeey ukala gar qaada R/Wasaare Kheryrre iyo Maxamad Ismaaciil!! WQ: Warfaa Kheyrdoon.

0 Tuesday June 25, 2019 - 20:23:03
Dowladda Ingiriiska waa gumeystaha ugu xun gumeystayaashii dalka Soomaaliya kusoo duulay ama qabsaday sababtoo ah waa gumeystaha kaliya ee markuu naga tagayay dhulkeena u qeybiyay dowlado Kiristan ah sida:- Itoobiya iyo Kenya.

Read More »

Madaxweyne Farmaajo Waa Wadani WQ: Abuukar Birmad.

0 Sunday June 23, 2019 - 09:04:06
Maxamad Cabdullaahi Farmaajo, Wuxuu ku dhashay Muqdisho sannadkii 1962-dii, saddax sano oo qura ayaana uga harsan da'da 60 sano jirka. Waxaa markii ugu horreysay la bartay Bishii Octobar 14-keedii sanadki 2010-kii, goortaasoo loo magacaabay ra'iisulwasaare. Balse waxaa si aad ah loo sii bartay…

Read More »

Dhageyso: Maamulka 'Puntland' oo sheegay in Fiiso lagu geli doono deegaannada uu ka taliyo.

0 Thursday June 20, 2019 - 18:36:00
War rasmi ah oo kasoo baxay maamulka isku magacaabay Puntland ayaa lagu sheegay in shacabka Soomaaliyeed ee booqanaya deegannada dhaca gobollada waqooti Bari lagusoo rogay Fiiso ama dal kugal.

Read More »

Video: Wadaad Sacuudiyaan ah Oo soo saaray Fatwo Fuxshi u horseedaysa Muslimiinta.

0 Thursday June 20, 2019 - 18:05:14
Mid kamida wadaadada ugu caansan dalka Sacuudiga ayaa soo saaray Fatwo dad badan ka yaabisay oo dhalinyarada faraysa in ragga iyo dumarka ay isdhax boodaan.

Read More »

Shiinaha iyo Turkistanta Bari Wax badan ka ogoow [Warbixin].

0 Wednesday June 19, 2019 - 20:20:42
Muslimiinta Uyghurka ah ee Turkistanta Bari waxay wajahayaan ollole isir sifeyn ah oo aad u qalafsan. Waxaan wax ka taaban doonaa taariikhda Turkistanta Bari, marxaladaha uu soo maray gumeysiga shiinahu iyo sida ay uga falceliyeen Muslimiinta iyo caalamka kale.

Read More »

Sarkaal Katirsanaa Melleteriga Uganda oo markale isku dilay Xerada Xalane [Warbixin].

0 Tuesday June 18, 2019 - 15:51:53
War rasmi ah oo kasoo baxay taliska guud ee ciidamada dowladda Uganda ayaa lagu sheegay in markale uu isdilay sarkaal sare oo katirsan ciidamada Uganda ee duullaanka ku jooga dalka Soomaaliya.

Read More »

Daawo Video: Beesha Baciidyahan Oo Magaalada Gaalkacyo uga dhawaaqday in ay qaadatay ku dhaqanka Shareecada Islaamka.

0 Tuesday June 18, 2019 - 12:22:36
Kadib kulan ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayay beesha Baciidyahan ku go'aamisay in ay qaadatay ku dhaqanka shareecada Islaamka.

Read More »

Dilal ka dhacay Magaalada Kismaayo iyo Axmed Madoobe oo lagu Eedeeyay in uu shirqoollo u maleegayo Siyaasiyiinta Mucaaradka ku ah.

0 Tuesday June 18, 2019 - 08:24:01
Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in dilal qorshaysan ay saacadihii lasoo dhaafay ka dhacayeen xaafado katisan magaaladaasi.

Read More »

Dhageyso: Beesha Garre oo ka hadashay duqeyntii uu Mareykanku ku dilay Ibraahim Cabdi Gaab.

0 Monday June 10, 2019 - 11:51:15
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeyn dhowaan ay diyaaradaha dagaalka dowladda Mareykanka ka geysteen deegaan katirsan gobolka Shabeellaha Hoose.

Read More »

Melleteriga Suudaan oo Dad Shacab ah dilay iyo Shaqa Joojin guud oo lagu dhawaaqay.

0 Monday June 10, 2019 - 11:46:35
Iska hor'imaadyo rabshado wata ayaa markale dib uga bilaawday wadanka Suudaan maalmo kadib markii ay ciidamada Melleteriga xasuuq ugeysteen dadka shacabka ah ee kacdoonnada wada.

Read More »

Suldaan Mayoow "Ninkii Ay Maraykanku Ku Dileen Tooratoorow Wuxuu Ahaa dullaal gaadiidka Rakaabka ah rara" Dhageyso.

0 Sunday June 09, 2019 - 11:51:48
Suldaan Max'med Abuukar Mayow oo ah Afhayeenka Odayaasha dhaqanka ee wilaayada islaamiga ee Shabeellaha hoose ayaa waraysi uu siiyay Idaacadda islaamiga ee Al-Furqaan wuxuu kaga hadlay duqeyn ay Maraykanku ka fuliyeen qeybo kamid ah gobolka.

Read More »

Waare Oo xilka qaadis degdeg ah ku sameeyay Yuusuf Dabageed Guddoomiyihii gobolka Hiiraan,

0 Saturday June 08, 2019 - 11:04:08
Ismariwaa dhanka maamulka ah ayaa lagasoo sheegayaa magaalada Beled Weyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Read More »

Video+Sawirro: Alkataa'ib Oo Filim kasoo saartay Dagaalkii Moqokiri Ee Ciidamada Dowladda lagu Gummaaday.

0 Wednesday June 05, 2019 - 22:33:46
Mu'asasada Alkataa'ib oo ah garabka warbaahinteed ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa baahisay qeybta 7aad ee silsiladda واغلظ عليهم 7

Read More »

Sawirro: Hey'adda Al-Ixsaan oo in Ka Badan 2200 oo Qoys Raashin Ugu Qeybisay deegaanno katirsan Sh/Hoose.

0 Monday June 03, 2019 - 17:29:05
Jamciyadda Kheyriga ah ee Al-ixsaan ayaa mashruuc raashin qeybin ah ka fulisay tuulooyin iyo degaano katirsan gobolka Shabeellaha Hoose.

Read More »

Dhageyso: Xalqada 23aad Ee Barnaamijka Halgankii Daraawiishta Sayid Max'med Cabdulle Xasan.

0 Wednesday May 29, 2019 - 16:33:29
Waa qeybta 23 aad ee Barnaamijka xiisaha badan ee Halgankii Daraawiishta Sayid Maxamed Cabdulle Xasan.

Read More »

Dhageyso: Barnaamij Xasaasi ah oo ka hadlaya Halgankii Daraawiishta Ee Sayid Max'med Cabdulle Xasan [Xalqada 3aad].

0 Wednesday May 08, 2019 - 11:49:33
Waa qeybta 3aad ee Barnaamijka xiisaha badan ee Halgankii Daraawiishta Sayid Maxamed Cabdulle Xasan., Waxaa Barnaamijka diyaariyay Wariye Cabdi Fataax Maxamed Qaasim Filibiin wuxuuna habeen walba ka baxaa Idaacadda Alfurqaan.

Read More »

Dowladda Mareykanka oo si yaab leh uga hadashay Khasaaraha ka dhashay gummaadka ay ka geysatay Caalamka islaamka.

0 Wednesday May 08, 2019 - 09:18:37
Warbixin cusub oo ay soo saartay wasaarada arrimaha Difaaca ee Mareykanka (The Pentagon) ayaa lagu sheegay in weerarada ciidamada Mareykanka ee sanadkii lasoo dhaafay ee 2018-kii ka dhacay wadamada Ciraaq, Afghanistan, Suuriya iyo Soomaaliya lagu dilay ugu yaraan 120 ruux oo shacab ah, lagu dhaawacay…

Read More »

Dowladda Itoobiya Oo dhisatay Ciidamadii ay ku qabsan laheyd Xeebaha dalka Soomaaliya [Wareysi].

0 Wednesday May 08, 2019 - 08:46:46
Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday in ay dhisatay ciidamada Badda Ujeedkuna uu yahay in ay qabsadaan dekado kuyaal geeska qaaradda Afrika oo Soomaaliya kamid tahay.

Read More »

Sawirro+Codad: Beesha Biyamaal iyo Al Shabaab Oo Heshiis Buuxa ka gaaray Colaaddii Sh/Hoose.

0 Tuesday May 07, 2019 - 09:23:33
kadib Kulan ka dhacay deegaanka Kuunya Barroow ayay beesha Biyamaal iyo Al Shabaab heshiis buuxa uga gaareen dagaallo ka dhacay deegaanno katirsan Sh/Hoose.

Read More »

Maamulka SomaliMeMo oo Umadda Soomaaliyeed Ugu Hambalyaynaya Bilashada Bisha Ramadaan.

0 Sunday May 05, 2019 - 18:56:58
Maamulka iyo howlwadeenada Shabakadda Islaamiga ah ee SomaliMeMo waxay umadda Soomaaliyeed dal iyo dibadba ugu hambalyaynayaan bilashada Bisha barakeysan ee Ramadaan 1440 Hijriya.

Read More »

8 Sano Kadib dilkii Sheekh Osaama Bin Laden maxaa iska Bedelay habsami usocodka 'Jihaadka caalamiga ah'? Warbixin Muhiim ah.

0 Thursday May 02, 2019 - 12:24:17
2,May,2011 maanta oo kale ayay dowladda Mareykanka ku dhawaaqday in wadanka Pakistan ay ku dishay Sheekh Osama Bin Laden hoggaamiyihii Hore ee Mujaahidiinta Al Qaacidda.

Read More »

Talibaan oo soo Bandhigtay Sawirrada Naftood Hurayaal Fuliyay Weerar Halyaynimo [Sawirro].

0 Tuesday April 16, 2019 - 11:39:25
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal istish-haadi ah oo ciidamada imaarada Islaamiga Afghanistan ay ka fuliyeen mid kamida gobollada uu ka holcayo dagaalka jihaadka ah ee wadanka Afghanistan.

Read More »

Dowladda Federaalka Oo Muqdisho ka Mamnuucday Adeegga Aamin Ambulance.

0 Wednesday April 10, 2019 - 09:18:22
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ka mamnuucday adeeg caafimaad oo muhiim u ahaa dadka danyarta ah.

Read More »