Wararka

Madaxweynaha Uganda oo Xaqiijiyay in Ciidamo UPDF-ta katirsan ay ugacan galeen Xarakada Al Shabaab.

0 Saturday September 12, 2015 - 09:47:01
Markii ugu horraysay xukuumadda Uganda ayaa ku dhawaaqday in ciidamo katirsan melleteriga PDF-ta ay ku maqanyihiin koonfurta soomaaliya.

Read More »

Sawirro:Ku dhawaad 100 qof oo ku Dhintay Shil Ka Dhacay Xaramka Magaalada Makka Al-mukaramah.

0 Friday September 11, 2015 - 21:59:02
Wararka ka imaanaya magaalada Makka Al-mukaramah ee dhulka xarameynka (Sacuudiga) ayaa sheegaya in shil khasaara badan dhaliyay uu maanta ka dhacay gudaha xaramka.

Read More »

Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Looga Hadlay Mowduuc Xasaasi Ah.

0 Friday September 11, 2015 - 14:33:25
Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, laguna soo qaato mowduuc muhim ah, ayaa waxaa usbuucan diiradda lagu saaray dadka muslimiinta ah ee sida xad dhaafka ah ugu qulqulaya wadamada reer galbeedka iyo Mareykanka.

Read More »

Dhageyso:Sh.Abuu Cabdalla oo laga Wareystay Xaaladda Guud ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

0 Friday September 11, 2015 - 11:15:56
Waaliga wilaayada islaamiga ah ee Sh/hoose Sh/Muxamad Abu Cabdalla oo wareysi gaar ah siiyay war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, ayaa ugu horeyn ka hadlay degaanadii ugu dambeeyay ee ay ciidamada shisheeye ka bexeen, kuwaasoo kala ah Golweyn iyo Cambarey oo dhaca inta u dhaxaysa Shalaambood iyo…

Read More »

Taliyaha guud ee Ciidanka Burundi oo isku day dil ka Badbaaday Kadib Weerar Ka Dhacay Bujambura.

0 Friday September 11, 2015 - 10:25:21
Wararka ka imaanaya wadanka Burundi ayaa sheegaya in weerar qorshaysan lagu qaaday taliyaha ugu sarreeya ciidanka wadankaasi xilli uu ku sugnaa meel ku dhaw magaalada Bujambura.

Read More »

Xasan Sheekh oo Sababa dhanka Amniga ah Diyaarad Helicopter ah ku tagay Degmada Afgooye, iyo Al Shabaab oo Sh/Hoose isku Fidisay.

0 Thursday September 10, 2015 - 17:42:06
Xilli ciidamada xarakada Shabaabul Mujaahidiin ay 30-kii maalmood ee lasoo dhaafay isku fidinayeen degmooyin iyo deegaanno katirsan gobolka shabeelaha Hoose ayuu hoggaamiyaha DF-ka walaac ballaaran ka muujinayaa waxa ka socda deegaanada kaabiga ku haya magaalada Muqdisho.

Read More »

Dhageyso: Sh/Cali Xaaji Oo Muxaadarooyin Ka Qabtay Aadista Dhulka Gaalada (نصيحة العقلاء).

0 Thursday September 10, 2015 - 17:41:06
Iyadoo waayahan dadka muslimiintu si aad ah ugu qulqulayaan wadamada gaalada siiba Yurub iyo mareykan, ayuu Sh/Cali Xaaji Maxamuud qabtay muxaadarooyin labo ah oo uu ku eegayo waxa shareecada islaamku ka qabto arrintaasi.

Read More »

Maleeshiyaadka DF-ka oo laga Qabsaday Deegaan istiraatiiji ah oo kaabiga ah ku haya Degmada Buula Mareer Ee Sh.hoose.

0 Thursday September 10, 2015 - 11:19:44
Ciidamada shisheeyaha AMISOM ayaa kasii firxanayay deegaanno istiraatiiji ah oo katirsan gobolka shabeelaha Hoose tan iyo wixii ka dambeeyay weerarkii janaale.

Read More »

Suldaan Gar Yare "Qofka Ayaa Dagaalamee Qorigu Ma Dagaalamo Dhageyso.

0 Thursday September 10, 2015 - 09:58:55
Suldaan Maxamed Garyare oo ka mid ah Aqoon yahanada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay saameynta reer galbeedka soo abaabulay duulaanka Soomaaliya lagu soo qaaday qorshahiisa ay ku yeela kartao tilaabadii lagu gumaaday ciidamada Uganda ee ku sugnaa Magaalada Janaale ee Gobalka Shabeelaha hoose.

Read More »

Warbixin:Qoysaska Iyo Ehelada Askartii dhawaan Dowladda Uganda looga dilay dagaalkii Jannaale oo cabasho Muujiyay.

0 Thursday September 10, 2015 - 07:51:07
Muran la xiriira halka uu ku dambeeyo meydadka askartii dhawaan lagu laayey weerarkii Jannaale ayaa ka taagan Magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda, kaas oo u dhexeeya taliska ciidanka military-ga Uganda ee UPDF-ta iyo qoysaska ay ka dhasheen askartii dhawaan lagu xasuuqay weerarkii halyeeynimo…

Read More »

Dowladda Islaamiga ah oo soo Bandhigtay Muwaadiniin Chines iyo Norwegian Ah Lacago Madax Furasha ahna Weydiisay.

0 Thursday September 10, 2015 - 07:51:07
Markale dowladda Islaamiga ah ee maamusha qeybo katirsan wadamada Ciraaq iyo suuriya ayaa markale soo bandhigtay muwaadiniin ajaanib ah.

Read More »

Hoggaamiyaha Al Qaacidda oo Bogaadin iyo Dardaaran Cusub Ujeediyay Xarakada Al Shabaab iyo Shacabka Soomaaliyeed.

0 Thursday September 10, 2015 - 07:38:45
miirka guud ee Tandiimka Qaacidatul Jihaad Ash-sheykhul Amiir Ayman Al-Dawaahiri -Xafidahullaah- ayaa jeediyay kalimad maqal ah oo bilow u ah silsilad loogu magac daray Ar-rabiicul Islaami, taas oo Sheekhu arrimo kala duwan uu kaga hadli doono.

Read More »

Faah Faahin:21 Qof oo Lagu Dilay Dagaallada Magaalada Caabud-waaq iyo Maleeshiyada Suufida oo loo itaal sheegtay.

0 Wednesday September 09, 2015 - 21:16:26
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaallo culus oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay magaalada Caabud-Waaq ee gobolka Galguduud bartamaha dalka Soomaaliya.

Read More »

Ciidamada AMISOM oo ka Baxay Deegaanka Cambareey Ee Sh.Hoose iyo Mujaahidiinta Al Shabaab oo la wareegay.

0 Wednesday September 09, 2015 - 16:01:34
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada shisheeyeha AMISOM ay isaga baxeen saldhig weyn oo ay ku lahaayeen deegaan dhaca duleedka degmada Buula Mareer.

Read More »

Mas'uul Katirsanaa Kooxaha Mucaaradka Burundi oo Lagu Toogtay Magaalada Bujambura.

0 Wednesday September 09, 2015 - 14:27:46
Ammaanka wadanka Burundi ayaa faraha kasii baxaya tan iyo markii uu dhacay inqilaabkii fashilmay ee lala damcay madaxweynaha kaligii taliyaha ah wadankaasi maamula.

Read More »

Dowladda Jarmalka oo Sheegtay in Xarakada Al Shabaab ay kusii xoogaysatay Koonfurta iyo Bartmaha Soomaaliya Warbixin.

0 Wednesday September 09, 2015 - 14:27:46
Weerarkii khasaaraha badan dhaliyay oo ay ciidamada shabaabul Mujaahidiin isbuucii lasoo dhaafay ka fuliyeen degmo dhacda duleedka magaalada Muqdisho ayaa walaac hor leh ku abuuray wadamada reer galbeedka.

Read More »

Garoonka Meliteriga ee Abuu Duhuur oo Lagala Wareegay Nidaamka Dabadhilifka Suuriya.

0 Wednesday September 09, 2015 - 12:59:34
Mujaahidiinta Jabhatu Nusrah oo kaashanaha xoogagga Jeyshul Fatxi ayaa maanta si buuxda ula wareegay Garoonka Meliteri ee lagu magacaabo Abuu Duhuur ee kuyaalla gobolka Idlib ee Waqooyiga dalka Suuriya.

Read More »

Dagaallo Khasaara Dhaliyay oo Taageerayaasha Itoobiya Maalintii 2-aad ku dhaxmaraya Degmada Caabud-Waaq.

0 Wednesday September 09, 2015 - 11:22:04
Khasaara xooggan ayaa ka dhashay dagaallo culus oo maalintii 2-aad ka socda degmada Caabud-waaq ee gobolka Galguduud bartamaha dalka Soomaaliya.

Read More »

Maya Magangelyo Doon Muslimiin ah!

0 Wednesday September 09, 2015 - 11:22:04
Dowlado ka tirsan Midowga Yurub ayaa si cad u sheegay inaysan dooneyn qaabiladda qaxootiga heysta Diinta Islaamka, xilli ay sii xoogeysanayaan mowjadaha soo galootiga ee kusii qul qulaya wadamadaasi.

Read More »

Shabakadda AmiirNuur Media oo markale hawada kusoo noqotay.

0 Wednesday September 09, 2015 - 10:26:06
Allah fadligiisa, waxaa noo suura gashay inaan markale hawada dib ugu soo laabano; kadib in muddo ah oo webku u xirnaa cillado xagga farsamada ah aawgeed.

Read More »

Mujaahidiinta AlShabaab Oo Xaqiijiyey In Ay Hayaan Maxaabiis Ugandhees Ah Oo Lagu Qabtay Dagaalkii Jannaale

0 Tuesday September 08, 2015 - 18:16:21
Xarakada Mujaahidiinta AlShabaab ayaa xaqiijisay in ay heyso maxaabiis Ugandhees ah oo lagu qabtay dagaal todobaadkii la soo dhaafay ay Mujaahidiintu ku qaadeen Xerro Military oo ciidamada Kufaarta Uganda ay ku leeyihiin degmada Jannaale ee Wilaayada Sh/hoose sida ay noo xaqiijiyeen saraakiisha Mujaahidiinta.

Read More »

Ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga ah Ee Daalibaan Oo Xoreeyay Dhamaan Degaanka Kawaashtah Ee Gobolka Baktika.

0 Tuesday September 08, 2015 - 18:10:21
Muddo Sadex maalin kadib markii ciidamada mujaahidiinta Imaarada Islaamiga ah ee Daalibaan ay dagaallo xoogan kawadeen deegaan Kawaashtah ee gobolka Baktika ayaa ugu danbayn laga sifeeyay dhamaan maleeshiyaadkii dabadhilifka ahaa.

Read More »

Al Shabaab oo dib ula Wareegay Deegaanka Dhamase iyo Askar lagu dilay duleedka magaalada Buula-Burde ee gobolka Hiiraan.

0 Tuesday September 08, 2015 - 12:10:24
Xoogag taabacsan xarakada Al Shabaab ayaa isku fidiyay deegaanno hor leh oo katirsan gobolka Gedo ee dhaca Koonfur galbeed dalka soomaaliya.

Read More »

Daawo:Ciidamo Ka Socda Dowladaha Khaliijka oo lagu daad gureeyay Wadanka Yemen si ay Shiicada ula dagaalamaan.

0 Tuesday September 08, 2015 - 09:49:00
Wadamada gacanka carbeed ee gacan saarka laleh Mareykanka iyo reer galbeedka ayaa ku dhawaaqay in ay bilaabeen guluf dagaaleedkii ugu dambeeyay oo ay maleeshiyaadka shiicada xuuthiyiinta uga saarayaan wadanka Yemen.

Read More »

Dhageyso:Reer garba-harey oo sheegaya in ay dagaal Itoobiya ka dhan ah diyaar u yihiin.

0 Tuesday September 08, 2015 - 09:49:00
Shalay askarta Itoobiya waxay weerar ku qaadeen Guri uu ku jiray Maxamed Cabdi Kaliil Gudoomiyaha Gobalka Gedo kaasoo horay Itoobiya ugu masafurisay Magaalada Muqdisho laakiin si qarsoodi ah Gobalka ku soo galay.

Read More »

Ciidamo Katirsan DF-ka oo Lagu Gowracay Degmada Qoryooley Kadib dagaal ka dhacay gudaha degmadaasi.

0 Tuesday September 08, 2015 - 09:14:20
Khasaara xooggan ayaa ka dhashay weerar qorshaysan oo ciidamada xarakada Shabaabul Mujaahidiin ay ku qaadeen degmada Qoryooley ee gobolka shabeelaha Hoose.

Read More »

Ciidamada Mujaahidiinta oo Dagaal Kula Wareegay Deegaanka Mooragaabey Ee Gobolka Bakool.

0 Monday September 07, 2015 - 18:43:00
Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ee Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaallo culus ay maanta gelinkii dambe ka dhaceen deegaan hoos yimaad magaalada Xudur.

Read More »

Sawirro:Al Shabaab oo Baahisay Muuqaallada Dagaalkii Khasaaraha Lagu Gaarsiiyay Ciidamada AMISOM Ee Degmada Janaale.

0 Visits: 42936 | Monday September 07, 2015 - 10:01:43
Warbaahinta rasmiga ah ee ku hadasha afka xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa baahisay sawirradii ugu horreeyay ee muujinaya dagaalkii khasaaraha badan dhaliyay ee ka dhacay degmada Janaale ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Read More »

Dhageyso:Dabaal-degyo Ka Bilaawday Degmada Buq-aqable Kadib Bixitaankii Ciidanka Itoobiya iyo Mas'uuliyiin Fagaarayaal ka Hadlay.

0 Sunday September 06, 2015 - 22:01:57
Saacado kadib markii ciidamada Xabashida Itoobiya laga xureeyay degmada Buq-aqable ee gobolka Hiiraan bartmaha soomaaliya ayaa iskusoo baxayo ballaaran ka dhaceen gudaha degmadaasi.

Read More »

Uganda oo Sheegtay in Ciidamadeeda Soomaaliya Ku sugan aysan wax mushaar ah qaadan Muddo 9 bilood ah.

0 Sunday September 06, 2015 - 21:50:01
Dowladda Uganda ayaa ku dhawaaqday in muddo 9 bilood ah aysan ciidamadeeda ku sugan soomaaliya aysan wax mushaaran ah qaadan.

Read More »

Faah Faahin:Ciidamada Mujaahidiinta oo dib ula Wareegay Degmada Buq-qabale ee Gobolka Hiiraan iyo Amxaarada oo isaga Baxday.

0 Sunday September 06, 2015 - 12:20:12
Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamada shabaabul Mujaahidiin ay dib ula wareegeen degmada Buq-qable.

Read More »

Sawirro: Ciidamada Al Shabaab oo isku Fidiyay Degmooyin iyo Deegaanno Katirsan Gobolka Shabeelaha Hoose.

0 Sunday September 06, 2015 - 10:45:04
Shacabka ku dhaqan deegaanno iyo degmooyin katirsan gobolka shabeelaha Hoose oo laga xureeyay ciidamada shisheeyaha AMISOM ayaa dhigay iskusoo baxyo ballaaran oo ay kusoo dhaweynayaan guulaha ay mujaahidiintu soo hooyeen.

Read More »

Dagaallo Culus oo Ka Dhacay Magaalada Baardheere iyo Ciidanka Itoobiya oo ka Baxay Deegaanno Katirsan Gobolka Bakool.

0 Sunday September 06, 2015 - 08:38:15
Dagaallo culus ayaa xalay saqdii dhexe ka dhacay magaalada Baardheere ee gobolka Gedo Koonfur galbeed dalka Soomaaliya.

Read More »

Daawo Sawirro Muujinaya Qaabka ay Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ula Wareegeen Degmada Kurtunwaarey.

0 Saturday September 05, 2015 - 22:28:21
Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ayaa shalay la wareegay Magaalada Kurtunwaarey ee Shabeelaha Hoose kadib markii ay ka baxeen Ciidamada Shisheeye oo qabtay Magaalada Buulo-mareer ee shabeelaha Hoose.

Read More »

Dhagayso:Sh.Abu Cabdalla Oo Ka War Bixiyay Weerarkii Naf Hurnimo ah ee Ka Dhacay Jannaale iyo Xaaladda Degmada Kurtunwaarey.

0 Saturday September 05, 2015 - 19:22:45
Waaliga wilaayada islaamiga ah ee Sh/hoose Sh/Maxamad Abuu Cabdallaah oo wareysi gaar ah siiyay war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, ayaa ka war bixiyay weerar culus oo maanta oo Sabti ah ka dhacay degmada Jannaale iyo xaaladda degmada iyo degaanka lagala wareegay ciidamada shisheeye.

Read More »