Wararka

Dhageyso:Saddex Askari oo isku Dhiibay Maamulka islaamiga ah Ee Gobalka Gedo.

0 Thursday May 12, 2016 - 21:23:33
Askartaan oo sadex ahaa ayaa kasoo goostay ciidamada Shisheeye kalkaalka ah ee ku sugan degmooyinka Doolow iyo Baardheere ee Gobalka Gedo.

Read More »

Al-Jubeyr "Xuuthiyiinta Waa Jaarka Sacuudiga Dagaalkeena Yemen Waxaan u Wareejinay Dhanka Al Qaacidda".

0 Thursday May 12, 2016 - 17:28:50
Wasiirka arrimaha dibadda ee Dowladda daba dhilifka ee Sacuudiga Caadil Al-Jubeyr ayaa sheegay in hadafka koowaad ee howl-galka ay u joogaan dalka Yemen inuusan aheyn la dagaalanka Xuuthiyiinta, isagoona sheegay in suuragal ay tahay in kooxdaas wadahadallo lala galo, balse wuxuu tilmaamay in muhiimadooda…

Read More »

Hubanti la'aan ka taagan Gacan Ku Heynta Magaalada Marka Ee Sh/Hoose.

0 Thursday May 12, 2016 - 17:28:50
Hubanti la'aan ayaa kajirta xaaladda dhabta ah ee ay ku sugantahay magaalada Marka xarunta gobolka shabeelaha Hoose.

Read More »

Ciidamada Al Shabaab oo iska Caabiyay Duullaan dhulka iyo Cirka ah oo Ciidanka Mareykanku ku Qaadeen Deegaanka Sabiib.

0 Thursday May 12, 2016 - 11:42:05
Dagaallo culus oo u dhaxeeyay ciidamada lugta Mareykanka iyo kuwa xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa markale ka dhacay deegaanno katirsan gobolka shabeelaha Hoose ee duleedka magaalada Muqdisho.

Read More »

Daawo:Boqolaal Kun oo isaga Barakacay Dagaallada Sokeeye Ee Ka Socda Wadanka Burundi.

0 Thursday May 12, 2016 - 10:21:47
Malaayiin qof ayaa isaga cararaya dagaalka sokeeye ee kasii socda wadanka Burundi ee dhaca qaaradda Afrika.

Read More »

Weeraro Lagu Qaaday Saldhigyada Ciidamada Shisheeye Ay Ku leeyihiin Degmooyinka Waajid iyo Baraawe.

0 Thursday May 12, 2016 - 10:19:41
Wararka ka imaanaya gobollada Bakool iyo shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in dagaallo culus ay la kulmeen ciidamada shisheeyaha Afrikaanta ee duullaanka kusoo qaaday soomaaliya.

Read More »

90 Qof oo Lagu Dilay Qaraxyo Ka Dhacay Magaalada Baqdaad Ee Wadanka Ciraaq.

0 Thursday May 12, 2016 - 07:18:41
Khasaara xooggan ayaa ka dhashay weeraro lagu qaaday xaafad ay ku badanyihiin dadka shiicada Rawaafidda Ciraaq.

Read More »

50 qof oo ku dhintay Dhul go' iyo Daadad Ku Dhuftay Koonfur Bari Wadanka Itoobiya.

0 Thursday May 12, 2016 - 07:18:41
Tobanaan qof ayaa ku dhintay musiibooyin hor leh oo ka dhacay wadanka Itoobiya ee dhaca bariga qaaradda Afrika.

Read More »

Faah Faahin 17 Askari oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Degmada Galcad Gobolka Galguduud,Halkee Ku yaal Deegaanka Geed-Timirka.

0 Wednesday May 11, 2016 - 15:20:03
Kadib dagaal culus oo xalay saqdii dhexe ka dhacay degmada Galcad ee gobolka Galguduud ee bartamaha dalka soomaaliya ayay ciidamada mujaahidiinta u suurtagashay in ay la wareegaan gacan ku heynta saldhig melleteri.

Read More »

Sawirro:Rabshado Ka Bilaawday Magaalada Beled Weyne Kadib Markii ay Ganacsatadu Diideen Qaadashada Lacagta Shilin Soomaaliga.

0 Wednesday May 11, 2016 - 15:19:03
Rabsasho saameyn ballaaran ku yeeshay ganacsiga gobolka Hiiraan ayaa lagasoo sheegayaa magaalada Beled Weyne ee dhacda bartamaha soomaaliya.

Read More »

Dowladda Bangladesh oo Xukun dil ah ku fulisay Hoggaamiyihii Jamaacada islaamiga ah Sheekh Mudiicu Raxmaan

0 Wednesday May 11, 2016 - 15:17:54
Maamulayaasha Wadanka Bangladesh ayaa Xukun dal-dalaad ah waxay ku fuliyeen Hogaamiyihii Jamaacada islaamiga ah ee dalkaasi Mudhiicu Raxmaan Nidaami, kaas oo Maxkamad ku taalla dalkaasi ay ku ridday Xukun dil ah.

Read More »

Halkee Kasoo Jeedaan Baarlamaan iyo Dimuqraadiyad?

0 Wednesday May 11, 2016 - 14:25:47
Ka hadlaka mowduucan waxaa igu dhaliyay kadib markii aan arkay Somaliland oo uu ka jiro guux ballaaran oo ku aadan doorashada dimuqraadiga ah ee halkaasi ka socota iyo hadal heynta ku saabsan dhisidda dowladda xigta tan Xassan Sheekh ee Muqdisho.

Read More »

Daawo : Xamza Sheykh Usaama Bin Laadin Oo Ku Baaqay In La Difaaco Masjidul Aqsaa.

0 Wednesday May 11, 2016 - 12:26:01
Wiilka Curadka ah ee uu dhalay Hogaamiyihii hore ee Mujaahidiinta Al-Qaacidda Sheykh Usaama Usaama Bin laadin Raximahullaah ayaa jeediyay Kalimad cusub oo Maqal ah, taas oo Cinwaankeedu yahay "Qudus waa Carruus, oo Meherkeedu uu yahay dhiiggeenna", waxaana kalimaddani faafisay Mu'assasada…

Read More »

Saraakiil katirsanaa Dowladda Federaalka oo lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

0 Wednesday May 11, 2016 - 12:26:01
Weeraro khasaara dhimasho iyo dhaawac ah dhaliyay ayaa saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay xaafado katirsan magaalada Muqdisho.

Read More »

Dhageyso:Sheekh Abuu Muscab Oo Ka Warbixiyay Weerarkii Fashilmay Ee Degmada Tooratoorow.

0 Tuesday May 10, 2016 - 20:24:47
Afhayeenka ciidanka mujaahidiinta, Shaykh Cabdi Casiis Abuu Muscab ayaa wareysi uu caawa siiyey Idaacada Islaamiga Andalus kaga warbixiyey howlgalkii fashilmay ee xalay ay Mareykanku ku soo qaadeen degmada Tooratooroow ee Wilaayada Sh/hoose, Isagoona sheegay in cadowgii soo qaaday weerarkaas uu la noqday…

Read More »

Dhageyso:Munaafaqnimada sidee loo daweeyaa?

0 Tuesday May 10, 2016 - 18:49:37
Munaafaqnimado waa cudur xun oo uur ka gaalnimo ah laguna naar tago Allaah ha naga bad baadiyee.

Read More »

Dhibaato intee la eg bay gaadiidleydu ku qabaan Taraafikada Wareysi.

0 Tuesday May 10, 2016 - 18:49:37
Shalay Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxay weerar ku qaaday xarunta ciidamada taraafikada ee Magaalada Muqdisho waxaanay sheegtay in ay sagaal ciidankaas ka mid ah ku dishay.

Read More »

Mujaahidiinta Daalibaan oo Diyaarad Helicopter ah kusoo riday Gobolka Qandahaar.

0 Tuesday May 10, 2016 - 18:49:37
Sarkaal ka tirsan Ciidamada Cirka ee Dowladda daba dhilifka ee Afghanistan ayaa sheegay inay soo dhacday diyaarad Helicopter ah oo ay lahaayeen Ciidamada Meliteriga, kadib markii gantaal dhulka laga tuuray ay ku beegsadeen dagaalyahannada Daalibaan.

Read More »

Dhageyso: Idaacadda Andalus Oo Barnamij Gaar Ah Ka Diyaarisay Waxtarka Uu Leeyahay Geedka Muringa.

0 Tuesday May 10, 2016 - 18:49:37
Idaacada Andalus waxa ay idin bareysaa geedka lagu magacabo muringa oo si dabiici ah uga baxa dalkeena muslimka ah ee Somalia.

Read More »

Ciidamada Al Shabaab oo Fashiliyay Weerar ay Ciidanka Mareykanka Ku Qaadeen Degmada Tooratooroow.

0 Tuesday May 10, 2016 - 06:49:56
Iska Hor'imaad culus ayaa xalay gobolka shabeelaha Hoose ku dhaxmaray ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin iyo ciidamada gaarka Mareykanka.

Read More »

Qarax Khasaara Dhaliyay oo Ciidanka DF-ka Lagula Beegsaday Deegaanka Masaajid Cali-Guduud.

0 Monday May 09, 2016 - 17:31:35
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in qarax khasaara dhaliyay lala helay deegaan ay ku sugnaayeen ciidamo katirsan dowladda Federaalka.

Read More »

70 ruux oo ku dhintay Shil gaari oo ka dhacay Gobolka Gazni ee bariga Dalka Afghanistan.

0 Monday May 09, 2016 - 17:31:35
Shil gaari oo ka dhacay Gobolka Gazni ee kuyaalla Bariga Dalka Afghanistan ayaa sababay dhimashada 73 ruux, halka ay ku dhaawacmeen tiro intaas ka badan, waxaana shilkaasi uu ka dambeeyay kadib markii ay isku dhaceen gaari bas ah iyo Booyad Shidaal Sidday.

Read More »

C/raxiin Xaaji "Sadiiq Khan Waa Cilmaani, Diin islaam shaqo Kuma Lahan" Dhageyso.

0 Monday May 09, 2016 - 17:31:35
Sadiiq Khan oo udhashay Dalka Pakistaan ayaa Loo doortay Duqa Magaalada London ee Cariga Ingariiska.

Read More »

Maleeshiyaad Katirsan Maamulka Shariif Sakiin oo Dad Shacab ah Ku Dilay Duleedka Degmada Xudur.

0 Monday May 09, 2016 - 17:31:35
Ugu yaraan Hal qof shacab ah ayaa dhintay shan kalane dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii maleeshiyaad amxaara kalkaal ah ay weerar ku qaadeen gaari rakaab ah.

Read More »

9 Askari oo Lagu Dilay Weerarkii Xarunta Taraafikada Magaalada Muqdisho iyo Al Shabaab oo Mas'uuliyadda Sheegatay.

0 Monday May 09, 2016 - 10:52:16
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar xooggan oo saaka aroortii hore ka dhacay waqooyi Bari ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Ku Dhageyso Luqadda Soomaaliga Kalimadda Al-Dawahiri "Ma Doonayno Khilaafada Xajaaj, ee waxaan doonaynaa Khilaafo ku dhisan Manhajka Nabiga".

0 Monday May 09, 2016 - 10:49:44
Kalimad Cusub oo Cinwaan looga dhigay " U Nafiira Shaam" ayay baahisay Mu'assasada Warbaainta ee As-saxaab, waxaana kalimaddani jeedinaya Amiirka Uruweynaha Mujaahidiinta Al-Qaacidda Sheykh Dr Ayman Al-Dawaahiri Xafidahullaah.

Read More »

Roobab Mahiigaan oo Dad Shacab ah Ku Dilay Deegaanno Katirsan Gobolka Mudug.

0 Sunday May 08, 2016 - 17:25:55
Xilli roobabka Guga ay si habsami leh uga da'ayaan inta badan gobollada dalka soomaaliya ayaa lasoo sheegayaa khasaara ay roobabakaasi gaysteen.

Read More »

Faah Faahin:Dagaal Khasaara Lagu Gaarsiiyay Maleeshiyaad Taabacsan Maamulka Shariif Sakiin oo Ka Dhacay Duleedka Degmada Baraadle.

0 Sunday May 08, 2016 - 15:48:03
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaallo culus oo gobolka Bay ku dhaxmaray ciidamada xarakada Shabaabul Mujaahidiin iyo maleeshiyaad amxaara kalkaal ah.

Read More »

8 Askari Masaari ah oo Lagu Dilay Magaalada Al-Qaahira iyo IS Mas'uuliyadda Sheegatay.

0 Sunday May 08, 2016 - 15:45:03
Khasaara xooggan ayaa ka dhashay weerar hubeysan oo markale ka dhacay gudaha wadanka Masar xilli xukuumadda uu hoggaamiyo C/Fataax alsiisi ay wajahayso caqabado dhanka ammaanka ah.

Read More »

Dhageyso:Sheekh Xasan Yacquub Muxuu Ka Yiri Dagaalkii Ruunir-good.?

0 Sunday May 08, 2016 - 12:17:16
isagoo Dad badan kula hadlayay Masjid Ku Yaala Magaalada Galhareeri ee Gobalka Galguduud ayuu sheekh Xasan Yacquub soo hadal qaaday weerarkii Taariikhda Galay ee lagu laayay Ciidamo dowladda katirsan oo gaaray Degmada Ruunir-good ee shabeelaha Dhexe.

Read More »

Weeraro Lagu Qaaday Saldhig Melleteri oo Ciidanka DF-ka ka degganyihiin Magaalada Muqdisho.

0 Sunday May 08, 2016 - 10:00:22
Ciidamo katirsan xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa weeraro culus ku qaaday saldhigyo ay ciidamada dowladad Federaalka ku leeyihiin xaafado katirsan magaalada Muqdisho.

Read More »

Sawirro:Magaalada Fort Mcmurry oo Qarka usaaran in ay Burburto iyo R/Wasaaraha Canada oo Gargaar Dalbaday.

0 Sunday May 08, 2016 - 09:42:40
Waxaa sii xoogaystay dabkii maalmo ka hor ka kacay magaalada Fort Mcmurry ee gobolka Elberta wadanka Canada.

Read More »

Ciidamada Al Shabaab oo Weerar Ballaaran Ku Qaaday Saldhigyada Ciidanka Itoobiya Ee Magaalada Baardheere iyo Mas'uul Badbaaday.

0 Saturday May 07, 2016 - 12:09:13
Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada shabaabul Mujaahidiin ay weerar ballaaran ku qaadeen saldhigyada ciidamada Xabashida Itoobiya iyo maleeshiyaadka la shaqeeya ay ku leeyihiin gudaha iyo hareeraha magaaada Maardheere.

Read More »

Nin Pakistani oo loo doortay Duqa Cusub Ee Magaalada London.

0 Saturday May 07, 2016 - 12:04:13
Taariikhda markii ugu horraysay Nin Muslim ah ayaa loo doortay in uu noqdo duqa magaalada London ee caasimadda wadanka Ingiriiska.

Read More »

Daawo : Dagaalka ay Suufiyadu kula jiraan Indho-shareerka.

0 Saturday May 07, 2016 - 11:52:08
Maleeshiyaadka kooxaha Mushrikiinta ee xiriirka laleh Xabashida Itoobiya ayaa dhibaata ba'an ku haya hablaha muslimaadka ah ee ku dhaqan magaalada Guriceel Bartamaha dalka soomaaliya.

Read More »