Wararka

Saraakiil Ka Tirsan Madaxtooyada Oo Lagu Dilay Muqdisho & Mujaahidiinta Oo Sheegtay Mas'uuliyadda Weerarka.

0 Wednesday October 07, 2015 - 10:15:41
War rasmi ah oo kasoo baxay xarakada Al Shabaab ayay ku sheegatay mas'uuliyadda howlgal lagu dilay saraakiil katirsan Madaxtooyada oo ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Read More »

Warbixin+Sawirro:Dowladda islaamiga oo Sheegatay Camaliyaad Istish-haadi ah oo ka dhacay magaalada Cadan.

0 Wednesday October 07, 2015 - 10:11:41
Bayaan kasoo baxay Dowladda islaamiga ah ayaa waxay ku sheegatay mas'uuliyadda Afar Camaliyadood oo Istish-haadi ah oo gelinkii hore ee maanta lagu qaaday Xarunta Taliska u ah Ciidamada Taxaalufka Dowladaha Carabta ee magaalada Cadan iyo Hotel ay dagnaayeen Saraakiisha hogaamineysa Ciidamadaas oo…

Read More »

Sheekh Cali Dheere "Wadooyinka Ayaan Ku Gowrici Doonaa Ciidamada Ingiriiska Haddii Ay yimaadaan Soomaaliya" Wareysi.

0 Tuesday October 06, 2015 - 19:43:12
Markii ugu horraysay xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa ka hadashay duullaanka ay dowladda ingiriiska u qorshaynayso dalka Soomaaliya.

Read More »

Dowladda Ingiriiska oo Sheegtay in Ciidamadeeda Kusoo Wajahan Soomaaliya aysan ka Qeyb qaadan Doonin Dagaallada Ka Dhanka ah Shabaabul Mujaahidiin.

0 Tuesday October 06, 2015 - 12:36:29
Dowladda Ingiriiska ayaa ku dhawaaqday in ciidamadeeda kusoo wajahan soomaaliya aysan ka qeyb qaadan doonin dagaallada ka dhanka ah xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Read More »

Kenya iyo Tanzania oo Sheegay in Xarakada Al Shabaab ay Taageero Ka Heysato Bulshada Muslimiinta Bariga Afrika.

0 Tuesday October 06, 2015 - 09:59:48
Hoggaamiyaasha wadamka Tanzania iyo Kenya ayaa ku dhawaaqay in ay gaareen heshiis nolosha ku adkeynaya dadka muslimiinta ee ku dheggan diintooda.

Read More »

Dhageyso:Gumeysiga uur ku taalada reebay ee Amxaarada iyo Tigreega.

0 Tuesday October 06, 2015 - 09:56:48
Amxaarada iyo Tigreega ayaa gumeysta Malaayiin Muslimiin ah oo ay ka mid yihiin Oromada iyo Soomaalida.

Read More »

Weerar Hubeysan oo lagu Qaaday Hoteel ay Magaalada Caden Ka Deganaayeen Mas'uuliyiinta Xukuumadda Yemen.

0 Tuesday October 06, 2015 - 09:56:48
Wararka ka imaanaya wadanka Yemen ayaa sheegaya in isku day dil uu ka bad-baaday R/wasaaraha xukuumadda fadhigeedu yahay magaalada Caden ahna madaxweyne ku xigeenka Yemen Dr.Khaalid Baxaax.

Read More »

BISHAARO:: Idaacadda Andalus Oo Dib U Furtay Page-kii Ay Ku Lahayd Facebook-ga Ka Dib Markii La Xiray.

0 Monday October 05, 2015 - 22:40:14
Idaacadda Islaamiga Andalus ayaa caawa Dib u furtay Page-kii ay ku lahayd Facebook-ga ka dib markii laga xiray xisaabkii hore.

Read More »

Iska Hor'imaadyo Ka Dhacay Degmada Hodon Ee Magaalada Muqdisho.

0 Monday October 05, 2015 - 21:03:31
Wararka ka imaanaya degmada Hodon ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in iska hor'imaadyo xooggan ay caawa fiidkii ka dhaceen waxaana xigay qaraxyo.

Read More »

Cabdi Cadde "Shacabka Soomaaliyeed gumeysi ayuu ku jiraa Al Shabaabna waa cidda kaliya Ee diinka iyo dalka Cadawga Ka Difaacaysa".

0 Monday October 05, 2015 - 17:27:33
Maalmo ka hor ayay xildhibaano katirsan dowladda Federaalk waxay magaalada Muqdisho uga dhawaaqeen in dalka aysan ka jirin wax dowlad ah islamarkaana dalka soomaaliya uu gumeysi kujiro.

Read More »

Roobabka Dayrta oo Ka Curtay Gobollo Dhaca Koonfurta iyo Bartamaha Dalka Soomaaliya.

0 Monday October 05, 2015 - 15:30:26
Roobab mahiigaan ah ayaa 48-kii saacadood ee lasoo dhaafay ka da'ay gobollo dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya oo bilihii lasoo dhaafay uu jiilaal daran ka jiray.

Read More »

Daawo:Al-kataib oo Filim Kasoo Saartay Dagaalkii Leego Ee lagu laayay Ciidamada Burundi ee Qeybta ka ah soo duulayaasha AMISOM.

0 Visits: 122843 | Monday October 05, 2015 - 14:41:57
Mu'asasada Alkata'ib garabka warbaahineed ee xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa isdaar maqal iyo muuqaal ah kasoo saartay dagaalkii taariikhda galay ee Leego gobolka shabeelaha Hoose.

Read More »

Dhageyso:Saalax Badbaado oo Talooyin Siiyay Xildhibaanada Qiray in Dalka Gumeysi uu Ku Jiro.

0 Monday October 05, 2015 - 12:26:23
Saalax Nuux Ismaaciil oo Loo yaqaano Saalax badbaado ayaa sheegay in xubnaha baarlamanka qiray in gumeyste ay la shaqeeyaan ay mar hore uhabooneyd inay ka dagaalamaan la shaqeynta gumeystaha.

Read More »

Dowladda Islaamiga ah oo Weeraro dhiig ku daatay ka fulisay Magaalada Abuja Ee Wadanka Naigeria.

0 Monday October 05, 2015 - 11:53:50
Ugu yaraan 21 qofa ayaa dhimatay tira kalane dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib markii xoogaga mujaahidiinta dowladda Islaamiga ah ay weeraro ka fuliyeen magaalada Abuja ee caasimadda u ah wadanka Naigeria.

Read More »

HA LA TUKADO LOO KA LA TEGI WAA!!! W/Q Suldaan Garyare.

0 Monday October 05, 2015 - 10:29:01
بسم الله الرحمن الرحي وبعد الحمد لله رب العالمين والصلاة والسلام على أشرف الأنبياء والمرسلين نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

Read More »

Dagaallo Culus oo Ka Dhacay Magaalada Baardheere,Ciidamada Al Shabaab oo Weerar Saf-ballaaran ah qaaday.

0 Monday October 05, 2015 - 09:38:00
Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ee dhaca Koonfur galbeed dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ku dhaxmareen ciidamada Xabashida itoobiya iyo ciidamada Muslimiinta.

Read More »

Xildhibaano Qaran "Soomaaliya Gacan Gumaysi Ayay Ku Jirtaa Waa in dalka La xureeyaa" Dhageyso.

0 Sunday October 04, 2015 - 12:48:11
Xildhibaan Maxamed Cabdi Yuusuf iyo Xildhibaan Cabdi Xaashi Cabdulaahi oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ah ayaa si cad u sheegay in Soomaaliya aan dowladu ka jirin haba yaraatee dalkuna yahay mid gumeyste la wareegay.

Read More »

Dhageyso:Indheer garadka Gobalka Mudug oo soo dhaweeyay in deegaanka Camaara ay la wareegto Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab.

0 Sunday October 04, 2015 - 11:15:31
Indheer garadka ku sugan Gobalka Mudug ayaa sheegaya in ay ku faraxsan yihiin in Deegaaaka Camaara ee Gobalkaas ka tirsan ay la wareegto Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab.

Read More »

Ganacsade Soomaali ah oo lagu Dilay Wadanka Koonfur Afrika.

0 Sunday October 04, 2015 - 11:15:31
Ganacsatada Soomaalida ee ku dhaqan wadanka Koonfurta Afrika ayaa wali la kulmaya tacadiyo daran oo uga imaanaya kooxaha burcadda Afrikaanta ah ee wadankaasi ku badan.

Read More »

Ciidamada Al Shabaab oo Dagaal Kula Wareegay Deegaanka Sabuun Ee duleedka magaalada Jowhar Sh.dhexe.

0 Sunday October 04, 2015 - 09:30:40
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in ciidamada xarakada shabaabul Mujaahidiin ay howlgal guulaystay ka fuliyeen deegaan dhaca duleedka magaalada Jowhar.

Read More »

Dhageyso:Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada Idaacadda Alfurqan.

0 Saturday October 03, 2015 - 21:53:16
Barnaamijka Dhuuxa WaraysiyadaAl-Furqaan waxaa lagu soo gudbiyaa dhacdooyinka iyo Siyaasadda ka taagan dalka iyo dibadda.

Read More »

Daawo:Xildhibaano Katirsan Dowladda Federaalka oo Sheegay in Soomaaliya ay gacan gumeysi gashay,Jeneraal Gabre Taliyaha Ciidanka Itoobiya oo si toos ah ugacanta uga haya dalka.

0 Saturday October 03, 2015 - 17:52:17
Xildhibaanno katirsan baarlamaanka dowlada Federaalka ayaa ku dhawaaqay in dalka soomaaliya uu kujiro gacan gumeysi islamarkaana aysan wax la yiraahdo dowlad.

Read More »

Warbixin:Khilaaf Soo Kala dhaxgalay Ciidamada Itoobiya kuwa Jabuuti,Isgaarsiinta B/weyne oo Hawada laga saaray.

0 Saturday October 03, 2015 - 17:06:52
Wararka ka imaanaya magaalada Beled Weyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in khilaafaadyo xooggan ay soo kala dhaxgaleen ciidmada Xabashida Itoobiya iyo maleeshiyaadka Jabuuti.

Read More »

Daawo:Diyaaradaha Ruushka oo Boqolaal Shacab ah Ku Xasuuqay Magaalooyin Katirsan Wadanka Suuriya.

0 Saturday October 03, 2015 - 17:06:52
Dowladda Ruushka ayaa sare u qaadday xasuuqa ka dhanka ah shacabka muslimiinta Suuriya,maalmo kadib markii baarlamaanka wadankaasi uu ansixiyay in melleteriga Moosko uu farageliyo xaaladda Suuriya.

Read More »

Uganda oo Ku Mashquulsan Kala Beelidda Taliyaasheeda Ciidamada Ee Soomaaliya Tan iyo Wixii ka Dambeeyay Weerarkii Janaale.

0 Saturday October 03, 2015 - 07:28:29
Xilli Wadanka Uganda wali looga barooranayo khasaarihii xooggaanaa ciidankooda kasoo gaaray dagaalkii ka dhacay degmada Janaale ee duleedka Muqdisho ayay xukuumadda Kampala sheegtay in ay taliye cusub magacaawday.

Read More »

Kaniisadda Ruushka:Dagaalka ay Ciidankeenu Uga Jiraan Suuriya Waa Mid Muqadas ah!

0 Saturday October 03, 2015 - 07:25:29
Aqalka Kaniisadda Orthodoxy-ka ee looga taliyo Nasaarada dalka Ruushka ayaa soo dhaweeyay duqeymaha ay Xukuumadda Mosko ka billowday dalka Suuriya ee lagu beegsanayo Muslimiinta dalkaasi ku nool, waxaana Kaniisaddu ay dagaalkaas ku tilmaantay inuu yahay mid Muqaddas ah.

Read More »

10 Maleeshiyaad ah oo lagu dilay Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Kismaayo.

0 Saturday October 03, 2015 - 06:52:08
Warara dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaallo culus oo maleeshiyaadka maamulka Axmed Madoobe iyo kuwa Barre Hiiraale ku dhaxmaray deeganno katirsan gobolka Jubbad hoose.

Read More »

Dhageyso:Barnaajika Diiradda Jimcaha Idaacadda Islaamiga Alfurqaan oo Xiisa gaar ah leh.

0 Friday October 02, 2015 - 10:50:35
Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, ayaa waxaa lagu soo qaatay mowduuc muhim ah, waxaana ka qeyb galay indheer garad Soomaaliyeed.

Read More »

Ciidamada Al Shabaab oo si Nabad gelya ah Kula Wareegay Degmada Cammaara Ee Gobolka Mudug.

0 Friday October 02, 2015 - 08:22:29
Boqolaal katirsan ciidamada xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa si naba geyo ah kula wareegay degmada Cammaara ee gobolka Mudug bartamaha dalka Soomaaliya.

Read More »

21 Qof Mareykan ah oo Lagu Dilay Gudaha Wadamada Afghanistan iyo Mareykanka.

0 Friday October 02, 2015 - 07:14:57
Wararka ka imaanaya wadanka Afghanistan ayaa sheegaya in 11 qof Mareykan ah lagu dilay Bariga wadankaasi kadib markii ay Burburtay diyaarad melleterigu lahaa.

Read More »

Dhageyso:Barnaamijka Dhuxua Wareysiyada Idaacadda Alfurqaan oo Qodobo Muhiim ah lagusoo Qaatay.

0 Thursday October 01, 2015 - 23:55:14
Barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada Al-Furqaan waxaa lagu soo gudbiyaa dhacdooyinka iyo Siyaasadda ka taagan dalka iyo dibadda.

Read More »

Akhriso:Tirada Dadkii Ku Dhintay Isbuurashadii Xajka oo lasoo Bandhigay iyo Dalalka ay kasoo Jeedaan.

0 Thursday October 01, 2015 - 17:42:50
Markii ugu horraysay xukuumadda Aala Sacuud ee dhulka xaramaynka ayaa soo bandhigtay tirada rasmiga ah ee dadkii ku dhintay isbuurashadii Mina 9,12,1436.

Read More »

Wareysi:Sida siyaasigu qabiilka iyo qabyaaladda ugu adeegto.

0 Thursday October 01, 2015 - 11:46:05
Siyaasiyiinta Sooamalida ah ayaa fahmay xeelad ay ku caano maali karaan bulshaduna ay raali uga noqon karto waxkastoo xumaana oo ay geystaan taasoo ah in ay yeeriyaan buunka qabyaaladda.

Read More »

Qaraxyo Gaadiid Looga Gubay Ciidamada AMISOM oo Mar kale ka Dhacay Shabeelaha Hoose.

0 Thursday October 01, 2015 - 11:46:05
Khasaara xooggan ayaa ciidamada shisheeyaha AMISOM kasoo gaaray weerar qarax ah oo lagula eegtay deegaan kaabiga ku haya magaalada Marka ee gobolka shabeelaha Hoose.

Read More »

Guddoomiyaha Degmada Jalalaqsi oo isku day dil ka bad-baaday Kadib Weerar Ka Dhacay Gudaha Degmadaasi.

0 Thursday October 01, 2015 - 11:04:45
Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ee dhaca bartamaha soomaaliya ayaa sheegay in weerar xooggan lagu qaaday saldhig ay ku sugnaayeen maleeshiyaad taabacsan dowladda Federaalka.

Read More »