Wararka

Mareykanka oo Sheegay in duqeyn ka Dhacday Soomaaliya ay ku dileen Sarkaal Katirsanaa Xarakada Al Shabaab.

0 Tuesday December 08, 2015 - 08:46:38
War kasoo baxay wasaaradda Gaashaandhigga dowladda Mareykanka ayaa lagu sheegay in duqeyn diyaaradaha dagaalka ee aan duuliyaha laheyn ay ka fuliyeen Koonfurta soomaaliya lagu dilay sarkaal katirsanaa xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Read More »

Diyaaradaha Dagaalka Ingiriiska oo Dad Shacab ah Ku Xasuuqay Waqooyi Bari Dalka Suuriya.

0 Tuesday December 08, 2015 - 08:46:38
Dowladaha Reer galabeedka ayaa wali sii wada xasuuqa ka dhanka ah shacabka muslimiinta ee ku dhaqan wadanka Suuriya.

Read More »

Ciidamada Mujaahidiinta oo Dagaallo Culus ku Qaaday Ciidamada AMISOM Ee Ku Sugan Degmada Baraawe.

0 Tuesday December 08, 2015 - 08:03:32
Ciidamada mujaahidiinta wilaayada Islaamiga shabeelaha Hoose ayaa weeraro culus ku qaaday saldhigyada ciidamada shisheeyaha AMISOM ku leeyihiin magaalada Baraawe iyo duuleedkeeda.

Read More »

Dhageyso:Imisa waaxood ayaa canshuuro ku qaada dekedda Muqdisho? Wareysi Xasaasi ah.

0 Tuesday December 08, 2015 - 08:03:32
Ganacsatada wax kala soo dega dekedda Muqdisho ayaa sheegaya in waaxo kal duwan oo ay ugu horeyso dowladda Turkigu canshuur uga qaadaan dekedda gudaheeda.

Read More »

Sheekh Abuu Muscab Oo Ka Hadlay Howlgalladii Ugu Dambeeyey Ee Ka Dhacay Gudaha Kenya.

0 Monday December 07, 2015 - 17:50:24
Afhaayeenka ciidanka Mujaahidiinta, Shaykh Cabdul Casiis Abuu Muscab ayaa ka hadlay howlgaladii ugu dambeeyey ee ciidamada Mujaahidiinta ay ka fuliyeen gobolada Lamu iyo NFD ee gudaha Kenya, kuwaas oo khasaare lixaad leh lagu gaarsiiyey cadowga.

Read More »

Sarkaal Katirsana Interpol oo lagu Dilay Magaalada Caabud-Waaq ee gobolka Galguduud.

0 Monday December 07, 2015 - 17:48:24
Sarkaal sare oo katirsanaa waxa loogu yeero Booliska Adduunka " Enter-pol"ayaa maanta gelinkii dambe lagu dilay magaalada Caabud-waaqo ee dhacda bartamaha dalka soomaaliya.

Read More »

Mas'uul Katirsanaa Maamulka Puntland oo Lagu Dilay Magaalada Boosaaso.

0 Monday December 07, 2015 - 15:01:37
Wararka ka imaanaya gobolka Bari ayaa sheegaya in magaalada Boosaaso lagu dilay sarkaal sare oo katirsanaa maamulka Ashahaadda ladirirka Puntland isku magacaabay.

Read More »

Ciidamada AMISOM Ee ku Sugan Xeradii Maslax oo Saadka Ku Daabulanaya Diyaarado Kadib Markii Weeraradu ku Bateen Warbixin.

0 Monday December 07, 2015 - 14:29:32
Ciidamada AMISOM ee ku sugan xeradii Maslax ayaa quus ka taagan in ay maraan wadada dhulka ah iyagoo ka cabsi qaba weeraro uga yimaada xarakada shabaabul mujaahidiin.

Read More »

Ku dhawaad 10 Askari Oo Ciidamada Kenya Looga Dilay Weerar Ka Dhacay Lamu.

0 Monday December 07, 2015 - 13:42:32
Ku dhawaad 10 Askari Oo Ciidamada Kenya Looga Dilay Weerar Ka Dhacay Lamu.

Read More »

Heshiis Xabad Joojin ah oo lakala Dhax-dhigay Maamullada Puntland iyo Galmudug.

0 Monday December 07, 2015 - 10:38:11
Dowladda Federaalka ayaa markale ku dhawaaqday in heshiis xabad joojin ah laga gaaray dagaalladii maalmo ka hor ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Read More »

Obama:Mareykanka Mar dambe Dagaal dhulka ah lama geli doono Jihaadiyiinta Caalamka!

0 Monday December 07, 2015 - 10:38:11
Hoggaamiyaha dalka Mareykanka ayaa markii ugu horraysay sheegay in wadankiisu uusan ku dhiiran doonin dagaal dambe oo ay lagalaan muslimiinta gaar ahaan jamaacaadka jihaadiga ah.

Read More »

Taliyaha Afmadow "Kenyaatiga anagaa indha u ah magaaladana damiin baa lagu joogaa" Wareysi.

0 Sunday December 06, 2015 - 17:42:06
laga bilabo madaxweyne ilaa askari maamulada Soomaaliya ka jira ee shisheeyaha ku daaban waxay ka shaqeeyaan danaha shisheeyaha howsha ugu horeysana waa in xog la siiyo ama jaajuus loo noqdo.

Read More »

DAAWO : Weerar Tooreyn ah oo ka dhacay magaalada London Ee Dalka Ingiriiska.

0 Sunday December 06, 2015 - 17:42:06
Seddax ruux ayaa dhaawacantay kadib markii Nin Mindi ku hubeysanaa uu weerar ka geystay Bosteejo laga raaco Tareennada dhulka hoostiisa mara oo ku taalla bariga magaalada London ee dalka Ingiriiska.

Read More »

Sarkaal Katirsanaa Maleeshiyaadka Mushrikiinta oo lagu dilay Duleedka Dhuusamareeb.

0 Sunday December 06, 2015 - 17:23:05
Wararka ka imaanaya gobolka Galguduud ee bartamaha dalka soomaaliya ayaa sheegay in lagu dilay sarkaal katirsanaa maleeshiyaadka amxaara kal-kaalka ah ee Xabashida itoobiya kusoo hoggaamiyay dalka.

Read More »

Sawirro:Guddoomiyihii Gobolka Caden Ee Wadanka Yemen Dowladda islaamiga oo Mas'uuliyadda Sheegatay.

0 Sunday December 06, 2015 - 11:25:42
Wararka ka imaanaya Koonfurta wadanka Yemen ayaa sheegaya in qarax khasaara badan dhaliyay uu ka dhacay magaalada Caden oo ah caasimadda KMG ah ee wadankaasi.

Read More »

Qarax Dhimasho iyo Dhaawac ay ku Noqdeen Askar iyo Saraakiil Katirsan DF-ka oo Muqdisho ka dhacay.

0 Sunday December 06, 2015 - 09:30:45
Qarax khasaara xooggan dhaliyay ayaa askar iyo saraakiil katirsan ciidanka dowladda Federaalka lagula beegsaday degmada Wardhiigleey ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Dagaallo Ka Dhacay Degmooyinka Dhoobleey iyo Tayeegloow Ee Koonfurta Soomaaliya.

0 Sunday December 06, 2015 - 09:30:45
Ciidamada xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa saacadihii lasoo dhaafay weeraro xooggan ka fuliyay gobollo dhaca Koonfurta soomaaliya oo ay ku suganyihiin ciidamo katirsan shisheeyaha dalka kusoo duulay.

Read More »

Dhageyso:Barnaamijka Dhuuxa Warysiyada Radio Alfurqaan.

0 Saturday December 05, 2015 - 21:59:47
Barnaamijka Dhuuxa waxa uu ka baxaa idaacadda alfurqaan habeen kasta marka laga soo reebo habeenka sabtida soo galayso waa baarnaamij xiise leh oo lagu soo qaato warbixino iyo wareysiyo xasaasi ah.

Read More »

Qaraxyo Gaadiid Looga Gubay Ciidamada AMISOM oo Ka Dhacay Duleedka Garoonka Diyaaradaha Balli-doogle.

0 Saturday December 05, 2015 - 14:20:28
Khasaara xooggan ayaa ka dhashay qaraxyo is xigxigay oo ciidamada shisheeyaha AMISOM lagula eegtay deegaan katirsan gobolka Shabeelaha Hoose.

Read More »

Jamaacada Al Muraabiduun oo Ku Biirtay Al Qaacidada Maqribul Islaam.

0 Saturday December 05, 2015 - 14:19:27
Jamaacada Jihaadiga Al Muraabiduun ee ka dagaallanta dhulka saxaraha qaaradda Afrika ayaa ku dhawaaqday in ay ku biirtay Ururka Al Qaacidda Faraciisa Maqribul Islaami

Read More »

Ciidamada Xabashida oo dad rayid ah ku dilay duleedka degmada Xudur.

0 Saturday December 05, 2015 - 14:14:27
Ciidamada Xabashida ee gumeysiga ku jooga qeybo ka tirsan dalka Soomaaliya oo ay wehliyeen Maleeshiyaad Soomaali ah ayaa habeenkii xalay ahaa weerar ku qaaday deegaan hoos yimaada degmada Xudur ee Gobolka Bakool.

Read More »

Daawo:Alkata'ib oo Markale soo saartay Isdaar Ku Saabsan Taariikhda Sheekh Cumar Dheere.

0 Saturday December 05, 2015 - 14:12:27
Mu'asasada Al-kata'ib oo ah garabka warbaahineed ee xarakada shabaabul Mujaahidiin ayaa markale soo saartay silsiladda من الذاكرة oo badanaa lagusoo qaato taariikhda saraakiisha mujaahidiinta ee ku shahiiday dagaalka soomaaliya iyo qaar katirsan isdaaraadkii hor ee mujaahidiinta.

Read More »

Warar Sheegaya in Ciidamo Itoobiyaan ah ay Ku Wajahanyihiin Magaalada Gaalkacyo.

0 Saturday December 05, 2015 - 07:46:54
Xaalad deganaan ah oo aan caga badan ku taagnayn ayaa lagasoo sheegayaa magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug oo maalmihii lasoo dhaafay martigelinaysay dagaallo khasaara badan dhaliyay.

Read More »

Geelle oo Markale Sheegay in uu u taaganyahay xilka madaxtinimada Jabuuti iyo Mucaaradka oo Cambaareeyay.

0 Saturday December 05, 2015 - 07:46:54
Kooxaha mucaaradka Jabuutin ayaa kasoo horjeestay go'aan uu qaatay madaxweynaha wadankaasi Ismaaciil Cumar Geelle oo ku aaddan doorashooyinka madaxtinimada ee dhici doona sanadda 2016.

Read More »

Weerar Lagu Qaaday Saldhig Ciidamada AMISOM Ku leeyihiin Duleedka Muqdisho.

0 Saturday December 05, 2015 - 07:46:54
Wararka ka imaanaya gobolka shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in dagaallo culus ka dhaceen deegaan katirsan degmada Lafoole oo ay saldhig ku leeyihiin ciidamada shisheeyaha AMISOM.

Read More »

in kabadan 500 oo qof ayaa Lagu Dilay Dagaallada Wadanka Burundi Warbixin Cusub oo kasoo baxday Hay'ad Maxalli ah.

0 Saturday December 05, 2015 - 07:46:54
Khasaara xooggan ayaa ka dhashay dagaalka sokeeye ee ka holcaya wadanka Burundi ee dhaca bartamaha qaaradda Afrika.

Read More »

Dhageyso:Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo lagu Falanqeeyay Masiirka Umadda Soomaaliyeed.

0 Friday December 04, 2015 - 18:14:23
Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, ayaa waxaa usbuucan lagu soo qaatay qodob muhiim ah oo ku saabsan masiirka ummada muslimka ah ee Soomaaliyeed.

Read More »

Xarakada Al Shabaab oo Nin Sixiroole ah ku dishay Gobolka Hiiraan Bartamaha Soomaaliya.

0 Friday December 04, 2015 - 10:58:23
Maxkamadda wilaayada Islaamiga Hiiraan ayaa xukun dil ah ku fulisay Nin saaxir ah oo isagoo fal sixir ah ku guda jiray ay gacanta kusoo dhigeen ciidamada xisbada shabaabul Mujaahidiin.

Read More »

Sawirro:Saraakiil Caddaan ah oo Baaritaan ku Sameeyay Gaariga Sarkaalad Katirsaneed Dowladda Federaalka oo Muqdisho Lagu dilay.

0 Friday December 04, 2015 - 10:58:23
Khubaro reer galbeed ah ayaa baaritaan ku sameeyay gaari ay wadatay sarkaalad katirsaneed dowladda Federaalka oo shalay qarax ku qabsaday magaalada Muqdisho.

Read More »

Faah Faahin: Dagaallo Lagu Hoobtay oo Markale dib uga Qarxay Gaalkacyo.

0 Thursday December 03, 2015 - 18:22:05
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaallo culus oo maanta markale ka qarxay magaalada Gaalkcyo ee xarunta gobolka Mudug bartamaha dalka soomaaliya.

Read More »

Taliyihii Maleeshiyada Dagaal ooge Khaliifa Xaftar ayaa lagu dilay dagaallo ka dhacay magaalada Benghazi ee dalka Liibiya.

0 Thursday December 03, 2015 - 18:20:05
Wararka ka imaanaya dalka Liibiya ayaa waxay sheegayaan in dagaallo iyo qaraxyo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay magaalada Benghazi ee bariga dalka Liibiya in lagu dilay Askar iyo Saraakiil ka tiranaa Maleeshiyada uu hogaamiyo dagaal oogaha shareeco la dirirka ah ee Khaliifa Xaftar.

Read More »

Sarkaalad U Shaqaynaysay Dowladda Federaalka oo Muqdisho Lagu Dilay.

0 Thursday December 03, 2015 - 17:04:22
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax magaalada Muqdisho lagula beegsaday sarkaalad katirsaneed dowladda Federaalka ee fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho.

Read More »

Dagaallo Dib Uga Qarxay Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.

0 Thursday December 03, 2015 - 12:40:22
Waxaa fashilmay heshiis xabad joojin ah oo shalay ay magaalada Gaalkacyo ku gaareen maamullada Galmudug iyo Puntland oo labaduba wada shaqeyn laleh xabashida Itoobiya.

Read More »

Dagaal Khasaara Dhaliyay oo Magaalada Kismaayo Ku Dhaxmaray Maleeshiyaadka Axmed Madoobe.

0 Thursday December 03, 2015 - 11:01:01
Khasaara xooggan ayaa ka dhashay iska hor'imaad magaalada Kismaayo ku dhaxmaray maleeshiyaad kawada tirsan maamulka dabadhilifka Kenya taabacsan ee magaaladaasi kajira.

Read More »

Daawo:14 qof Mareykan ah oo Ku Dhintay Toogasho Ka Dhacay Gobolka California iyo Booliska oo dad Muslimiin ah dilay.

0 Thursday December 03, 2015 - 11:01:01
Ugu yaraan 14 qof Mareykan ah ayaa lagu dilay weerar hubeysan oo ka dhacay gobol katirsan wadanka Mareykanka.

Read More »