Wararka

Haweenka Muslimaadka Wadanka Congo-Brazzaville oo Laga Mamnuucay Xirashada Xijaabka.

0 Monday May 04, 2015 - 20:19:14
War rasmi ah oo kasoo baxay xukuumadda Congo-Brazzaville ayaa lagu mamnuucay in hablaha muslimaadka ah ay xiran karaan Xijaabka sharciga ah.

Read More »

102 Sano Jir Leegadii Ka Tirsanaa Oo Ka Sheekeeynaya Gumeysigii Hore Ee Dalka Kusoo Duulay Dhageyso.

0 Monday May 04, 2015 - 19:51:42
Dr. Ibraahiim Aadan Faarax oo 102 sano jir ah (boqol iyo labo jir ah) islamarkaana waayo iyo waqti badan usoo joogay ayaa ka taariikheeyay gumeystayaashii hore ee dalka Soomaaliya kusoo duulay iyo dhibkii ay geysteen.

Read More »

Maxaad Ka Taqaan Ururka Gummeynta Umadda Soomaaliyeed Ee UGUS!!

0 Monday May 04, 2015 - 15:49:20
Waddan kasta oo cadaw gumeysto waxaa hubanti ah in marka hore laga helay calooshoodu u shaqeystayaal asal ahaan ka soo jeeda kuwa la adoonsayo si loogu gaaro himilooyinka la hiigsanayo.

Read More »

Eng Idriis Xasan Faarax "Xassan Sheekh Wuxuu Soo iibsaday Roog Guduudan Si Loogu Dhigo Markuu Tagayo Maamul Goboleedyada" Dhageyso.

0 Monday May 04, 2015 - 11:17:52
Idriis Xassan Faarax oo kamid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee dibadda ku dhaqan ayaa sheegay in Xassan Sheekh uu ka dhigan yahay gudoomiye gobol oo aan karti iyo awood toona lahayn isagoo tusaale usoo qaatay sida uu ula siman yahay hogaamiyaasha maamul goboleedyada.

Read More »

Sarkaal Booliska Mareykanka Katirsan oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Gobolka Texas.

0 Monday May 04, 2015 - 10:43:00
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar khasaara dhaliyay oo ka dhacay goob isku imaatin ah oo kutaal gudaha wadanka Mareykanka.

Read More »

Guddoomiyaha Degmada Afgooye oo isku day dil Ka Badbaaday iyo Weerar Siinka Dheer Ka Dhacay.

0 Monday May 04, 2015 - 10:33:45
iska hor'imaadyo khasaara dhaliyay ayaa xalay fiidkii duleedka magaalada Muqdisho ku dhaxmaray ciidamo taabacsan xarakada Shabaabul Mujaahidiin iyo maleeshiyaadka UGUS (Ururka Gummeynta Umadda Soomaaliyeed) ee dowladda Federaalka isku magacaabay.

Read More »

Akhriso Abwaan C/llahi Soomaali Oo Gabay Ka Tiriyay Doqontii Ku Kulantay Garoowe.

0 Monday May 04, 2015 - 10:03:22
Wariye abwaan C/llahi Yaasiin Jaamac Somali ayaa tiriyay gabay uu kaga hadlayo kuna sifeynayo afartii madaxweyne ee ku kulantay magaalada Garoowe kuwaasi oo gabi ahaantooda ahaa madaxweynayaal ka kala socday dalka Somalia.

Read More »

Dagaal Khasaara Lagu Gaarsiiyay Maleeshiyaadka UGUS oo Ka Dhacay Degmada Beled Xaawo.

0 Monday May 04, 2015 - 09:15:50
Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ee Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaallo culus ka dhaceen magaalada Beled Xaawo ee xadbeenaadka dhacda.

Read More »

Taliyihii Hore Ee Ammaanka Degmada Guriceel Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho.

0 Sunday May 03, 2015 - 20:56:08
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil maanta suuqa bakaaraha magaalada Muqdisho loogu geystay Nin qaab shacab ku joogay suuqa Bakaaraha.

Read More »

Ciidamada Mujaahidiinta Taliban Oo Albaabada Ka Taagan Magaalada Khunduz & Degmooyin Horleh Oo Laga Xureeyey Cadowga.

0 Sunday May 03, 2015 - 20:36:51
Saraakiil u hadashay Xukuumadda dabadhilifka ee Afghanistan ayaa sheegay in gobolka Khunduz uu halis ugu jiro in uu ku soo dhaco gacanta Mujaahidiinta, Islamarkaana maalmihii ugu horeeyey ee xamladan ay Mujaahidiinta gacanta ku dhigeen degmooyin Muhiim ah oo ay ku jiraan Imam Sahib, Ali-Abad iyo Qala-i-Zal,…

Read More »

Daawo:Haweenka Yemen oo Ka Qeyb qaadanaya Dagaalka Lagula Jiro Maleeshiyaadka Xuuthiyiinta.

0 Sunday May 03, 2015 - 12:28:55
Kacdoonka ka dhanka ah shiicada xuuthiyiinta ee ka socda wadanka Yemen ayaa marxalad xasaasi ah galay,shacabka muslimiinta sunniga ah ayaa hubka uqaatay sidii ay gumeysiga isaga xureyn lahaayeen cadawga.

Read More »

Weerar Khasaara Dhaliyay oo Ciidanka Itoobiya Ku Qabsaday Duleedka Degmada Ceelbuur.

0 Sunday May 03, 2015 - 11:57:49
Wararka ka imaanaya gobolka Galguduud ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ka dhaceen deegaanno hoos yimaad degmada Ceelgaras.

Read More »

Afartii Axmaq iyo Arrimaha Gumeysiga...Wixii Kasoo Baxay Shirkii Garowe.

0 Sunday May 03, 2015 - 09:34:01
Maalmo ka hor magaalada Garowe waxaa ka furmay shir ay isugu yimideen wakiillada gumeysiga ee Soomaaliya shirka Garowe ma ahayn mid isku keenay dad isjecel ee wuxuu ahaa mid lagu bahdilayay hoggaamiyaasha aan ceebta ka sariigan.

Read More »

Xildhibaan Kenyan ah "Laamaha Ammaanka Waxay Noo Arkaan in aan Al Shabaab Nahay Wayna na hadndadaan" Dhageyso.

0 Sunday May 03, 2015 - 09:21:10
Gumeystuhu kuwa uu adoonsanayo wuxuu ka ilaaliyaa in ay madaxa kor u qaadaan amaba xoriyad u hanqal taagaan.

Read More »

Daawo:Alkata'ib oo Soo Saartay Q.6-aad Ee من الذاكرة oo lagusoo Bandhigayo Taariikhda Saraakiil Mujaahidiinta Katirsanaa.

0 Sunday May 03, 2015 - 07:27:33
Mu'asasada Al-kataib garabka warbaahineed ee xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa markale soo saartay silsiladda من الذاكرة oo looga qisoodo shuhadada mujaahidiinta Soomaaliya.

Read More »

Qaraxyo Dhimasho iyo Dhaawac Lagu Gaarsiiyay Ciidamada AMISOM oo Magaalada Marka Ka Dhacay.

0 Saturday May 02, 2015 - 17:40:33
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in qaraxyo khasaara badan dhaliyay lala eegtay ciidamo katirsan shisheeyaha AMISOM ee duullaanka ku jooga Soomaaliya.

Read More »

80 Qof oo Lagu Dilay Duqeymo Diyaaradaha Mareykanka Ka Fuliyeen Gobolka Xalab Ee Suuriya.

0 Saturday May 02, 2015 - 14:01:15
Xilli nidaamka dabadhilifka Suuriya uu marayo marxalad lagu sifeeyay xaraarug ayay dowladaha reer galbeedka iyo kuwa dawaaqiidda carbeed isku dayayaan badbaadinta nidaamkaasi faasidka ah ee gummaadka ku haya muslimiinta.

Read More »

Ciidanka Kenya oo Tobaneeyo Qof Soomaali ah Ku Xasuuqay Degmada Wajeer iyo Xabaal Wadareedyo La Helay.

0 Saturday May 02, 2015 - 11:36:39
Wararka ka imaanaya gobolka NFD ee Kenya gumeysato "Waqooyi Bri" ayaa sheegaya in xabaal wadareedyo hor leh laga helay duleedka magaalada Wajeer.

Read More »

Hoggaamiyaasha Muslimiinta Tanzania oo Codsaday in lasiidayo Culimaa'udiinka Xukuumadda Uxiran.

0 Saturday May 02, 2015 - 10:53:28
Howlgallada Dowladda Dabadilifka Tanzania oo ay baryahan dambe ku beegsaneysay Madaarista Quraanka lagu barto iyo Macalimintooda ayay Ururada Muslminta Wadanka kasoo horjesteen tallaabooyinkan ad-adag.

Read More »

Weerar Lagu Qaaday Saldhigyada Ciidanka Gumeysiga Itoobiya Ee Degmada Ceelbuur.

0 Saturday May 02, 2015 - 10:20:44
Ciidamada mujaahidiinta ayaa xalay markale weeraro ku qaaday saldhigyada ciidamada gumeysiga Itoobiya ku leeyihiin degmada Ceelbuur ee gobolka Galguduud bartamaha Soomaaliya.

Read More »

Qaraxyo Ka Dhacay Burundi oo Askar Booliska Katirsan Lagu Dilay.

0 Saturday May 02, 2015 - 09:02:06
Wararka ka imaanaya wadanka Burundi ayaa sheegaya in qaraxyo xooggan ay ruxeen magaalada caasimadda ah.

Read More »

Warbixin:Dowladda Federaalka oo Kaalinta 1-aad Ka Gashay Xukuumadaha ugu Musuq Maasuqa Badan Adduunka.

0 Friday May 01, 2015 - 20:09:36
Warbixin cusub oo kasoo baxday hay'adda isku magacaawday "Hunaanta adduunka" ayaa lagu sheegay in 5 dowladood oo carbeed ay kaalimaha hore ka galeen wadamada ugu musuq maasuqa badan caalamka.

Read More »

Sawirro:Nicholas Kay oo Maamul Usoo Magacaabaya Gobollada Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan,Dhabbaha Gumeysiga Cusub Ee Soomaaliya.

0 Friday May 01, 2015 - 11:14:30
Ninka Q.Midoobe uqaabilsan arrimaha Soomaaliya balse ah xaakimka gumeysiga dalka ayaa bilaabay dhaq dhaqaaqyo hor leh oo uu maamullo ugu magacaabayo gobollada gumeysiga kujira.

Read More »

Qarax Khasaara Dhaliyay oo Maleeshiyaadka DF-ka lagula Beegsaday Degmada Jannaale Ee Sh/Hoose.

0 Friday May 01, 2015 - 11:13:30
Ugu yaraan 5 katirsan ciidamada dowladda Federaalka ee gumeysiga la shaqeeya ayaa lagu dilay qarax ka dhacay degmada Jannaale ee gobolka shabeelaha Hoose.

Read More »

Maleeshiyaadka Xuuthiyiinta oo Weerar Khasaara Dhaliyay Ka Fuliyay Gudaha Sacuudiga.

0 Friday May 01, 2015 - 11:05:26
Xukuumadda Aala Sacuud ayaa ku dhawaaqday in markii ugu horraysay ay dagaal lagashay maleeshiyaadka shiicada xuuthiyiinta Yemen oo isku dayay in ay xoog ku galaan dhulka Xarameynka ee Sacuudiga loo yaqaan.

Read More »

Weerar Lagu Qaaday Saldhig Ciidanka Kenya Ku Leeyihiin Deegaan Ku Dhaw Xadbeenaadka.

0 Friday May 01, 2015 - 10:51:33
Wararka ka imaanaya gobollada Jubbooyinka ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ka dhaceen deegaan dhaca duleedka degmada Dhoobleey ee xadbeenaadka Kenya ku dhaw.

Read More »

Sawirro+Wareysi:Qiimaha Lagu Kala Iibsado Dadka Muqdisho Oo Sare U Kacay.

0 Thursday April 30, 2015 - 11:23:41
Ciidamada DF iyo kuwa shisheeye ayaa degmooyinka Muqdisho iyo deegaanada u dhaw ku qaada weeraro hadafkoodu yahay in gacanta lgu soo dhigo kumanaan ama boqolaal dad ah si ay uga iibsadaan eheladii kuwa maxaabiista laga dhigay.

Read More »

Sarkaal Katirsanaa Q.Midoobe oo Ku dhintay Shil Baabuur oo ka dhacay Duleedka Hargeysa.

0 Thursday April 30, 2015 - 09:10:54
Sarkaal katirsanaa hay'adda FAO ee Q.Midoobe ayaa ku dhintay shil gaari oo ka dhacay duleedka magaalada Hargeysa Waqooyi Galbeed Soomaaliya.

Read More »

Sedax qof oo Mid Kamida uu ahaa Wariye oo Lagu Dilay Bartamaha Magaalada Baydhabo.

0 Thursday April 30, 2015 - 08:41:03
Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in dilal kala duwan ay xalay fiidkii ka dhaceen gudaha magaaladaasi oo ay xoog ku heystaan ciidamada gumeysiga Itoobiya.

Read More »

Maamulka Wargeyska Charlie Hebdo "Mar Dambe Sawir Gacmeed Kama Sameyn doono Nabi Muxamed Sababtoo ah Waxaan Noqday Qof Nolosha Ka Quustay".

0 Wednesday April 29, 2015 - 21:40:38
Kadib Weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee mujaahidiinta Al Qaacidda ka fuliyeen magaalada Paris ee wadanka Faransiiska ayay boqolaal qof oo horay gaala u ahaa diinta islaamka soo galeen.

Read More »

Xukuumadda Kenya oo Lagu Eedeeyay in ay Beegsi Joogta ah Ku Heyso Dadka Muslimiinta Ah.

0 Wednesday April 29, 2015 - 21:11:50
Saraakiil katirsan xukuumadda Kenya oo kasoo jeeda gobollada Muslimiintu degaan ayaa laamaha ammaanka ku eedeeyay in ay xadgudubyo ku hayaan shacabka muslimiinta ah.

Read More »

Nin 40 Wasiir Ka ahaa Sacuudiga oo Xilka qaadis Lagu Sameeyay iyo Bin Naa'if oo dhaxal sugaha Cusub loo Magacaabay Warbixin.

0 Wednesday April 29, 2015 - 09:01:08
Wax lama filaan ah ayay aheyd in xilkii uu hayay laga qaado wasiirkii ugu waqtiga dheeraa caalamka ahaana camiil maalqabeen ah.

Read More »

Joseph Boinet "Xoogaga AlShabaab Ayaa dharaar cad Weerar Ku Qaaday Xarunta Degmada Wajeer si ay u dilaan guddoomiyaha degmada".

0 Wednesday April 29, 2015 - 07:47:01
Xukuumadda Kenya ayaa markale ku dhawaaqday in weerar hubeysan ay kala kulantay xoogag taabacsan xarakada Shabaabul Mujaahidiin ee Soomaaliya ka dagaalanta.

Read More »

Akhriso:Al Shabaab oo War Kasoo Saartay Istish-haadka Amiirkii Mujaahidiinta Shiishaan.

0 Tuesday April 28, 2015 - 19:45:28
Xafiiska warfaafinta xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa bayaan kasoo saaray istish-haadka Sheekh Max'med Cali Addagistaani oo ahaa amiirkii mujaahidiinta imaarada Qowqaaz.

Read More »

Sawirro:Rabshado Khasaara Dhaliyay oo Ka Dhacay Magaalo Katirsan Mareykanka.

0 Tuesday April 28, 2015 - 19:39:36
Ugu yaraan 15 katirsan ciidanka booliska Mareykanka ayaa dhaawacmay kadib rabashado xooggan oo ka bilaawday magaalada baltiimor ee gobolka Meriland.

Read More »