Wararka

in kabadan 500 oo qof ayaa Lagu Dilay Dagaallada Wadanka Burundi Warbixin Cusub oo kasoo baxday Hay'ad Maxalli ah.

0 Saturday December 05, 2015 - 07:46:54
Khasaara xooggan ayaa ka dhashay dagaalka sokeeye ee ka holcaya wadanka Burundi ee dhaca bartamaha qaaradda Afrika.

Read More »

Dhageyso:Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo lagu Falanqeeyay Masiirka Umadda Soomaaliyeed.

0 Friday December 04, 2015 - 18:14:23
Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, ayaa waxaa usbuucan lagu soo qaatay qodob muhiim ah oo ku saabsan masiirka ummada muslimka ah ee Soomaaliyeed.

Read More »

Xarakada Al Shabaab oo Nin Sixiroole ah ku dishay Gobolka Hiiraan Bartamaha Soomaaliya.

0 Friday December 04, 2015 - 10:58:23
Maxkamadda wilaayada Islaamiga Hiiraan ayaa xukun dil ah ku fulisay Nin saaxir ah oo isagoo fal sixir ah ku guda jiray ay gacanta kusoo dhigeen ciidamada xisbada shabaabul Mujaahidiin.

Read More »

Sawirro:Saraakiil Caddaan ah oo Baaritaan ku Sameeyay Gaariga Sarkaalad Katirsaneed Dowladda Federaalka oo Muqdisho Lagu dilay.

0 Friday December 04, 2015 - 10:58:23
Khubaro reer galbeed ah ayaa baaritaan ku sameeyay gaari ay wadatay sarkaalad katirsaneed dowladda Federaalka oo shalay qarax ku qabsaday magaalada Muqdisho.

Read More »

Faah Faahin: Dagaallo Lagu Hoobtay oo Markale dib uga Qarxay Gaalkacyo.

0 Thursday December 03, 2015 - 18:22:05
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaallo culus oo maanta markale ka qarxay magaalada Gaalkcyo ee xarunta gobolka Mudug bartamaha dalka soomaaliya.

Read More »

Taliyihii Maleeshiyada Dagaal ooge Khaliifa Xaftar ayaa lagu dilay dagaallo ka dhacay magaalada Benghazi ee dalka Liibiya.

0 Thursday December 03, 2015 - 18:20:05
Wararka ka imaanaya dalka Liibiya ayaa waxay sheegayaan in dagaallo iyo qaraxyo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay magaalada Benghazi ee bariga dalka Liibiya in lagu dilay Askar iyo Saraakiil ka tiranaa Maleeshiyada uu hogaamiyo dagaal oogaha shareeco la dirirka ah ee Khaliifa Xaftar.

Read More »

Sarkaalad U Shaqaynaysay Dowladda Federaalka oo Muqdisho Lagu Dilay.

0 Thursday December 03, 2015 - 17:04:22
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax magaalada Muqdisho lagula beegsaday sarkaalad katirsaneed dowladda Federaalka ee fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho.

Read More »

Dagaallo Dib Uga Qarxay Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.

0 Thursday December 03, 2015 - 12:40:22
Waxaa fashilmay heshiis xabad joojin ah oo shalay ay magaalada Gaalkacyo ku gaareen maamullada Galmudug iyo Puntland oo labaduba wada shaqeyn laleh xabashida Itoobiya.

Read More »

Dagaal Khasaara Dhaliyay oo Magaalada Kismaayo Ku Dhaxmaray Maleeshiyaadka Axmed Madoobe.

0 Thursday December 03, 2015 - 11:01:01
Khasaara xooggan ayaa ka dhashay iska hor'imaad magaalada Kismaayo ku dhaxmaray maleeshiyaad kawada tirsan maamulka dabadhilifka Kenya taabacsan ee magaaladaasi kajira.

Read More »

Daawo:14 qof Mareykan ah oo Ku Dhintay Toogasho Ka Dhacay Gobolka California iyo Booliska oo dad Muslimiin ah dilay.

0 Thursday December 03, 2015 - 11:01:01
Ugu yaraan 14 qof Mareykan ah ayaa lagu dilay weerar hubeysan oo ka dhacay gobol katirsan wadanka Mareykanka.

Read More »

Mujaahidiinta Ansaaru Shareecah oo Dagaal Kula Wareegay Magaalooyin Katirsan Wadanka Yemen.

0 Wednesday December 02, 2015 - 16:49:00
Wararka ka imaanaya wadanka Yemen ayaa sheegaya in mujaahidiinta Ansaaru shareecah ay markale dib uqabsadeen dhul balaaran oo ay lumiyeen sanaddii 2012.

Read More »

Dowladda Federaalka oo Sheegtay in Heshiis Laga Gaaray Dagaalladii Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo Ee Gobolka Mudug.

0 Wednesday December 02, 2015 - 16:49:00
Hoggaanka Dowladda Federaalka ayaa ku dhawaaqay in xal hordhac ah laga gaaray dagaalladii dhiigga badan ku daatay ee maalmo ka hor ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Read More »

Mujaahidiinta Al Shabaab oo Duqeeyay Xerada Maslax oo ay ku suganyihiin Ciidamada AMISOM.

0 Wednesday December 02, 2015 - 16:49:00
Weerar loo adeegsaday madaafiic ayaa caawa fiidkii lagu qaaday saldhig ay ciidamada shisheeyaha AMISOM uga suganyihiin degmada Huriwaa ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Sarkaal Katirsanaa Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka oo Degmada Dharkeynleey lagu dilay.

0 Wednesday December 02, 2015 - 11:18:52
Wararka ka imaanaya degmada Dharkaynleey ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xoogag hubeysan ay ku dileen sarkaal sare oo katirsanaa dowladda Federaalka.

Read More »

Hoggaamiyaha Al Qaacidda oo Boggaadiyay Weerarkii Paris kuna Baaqay in loo Aargudo Nabi Muxamed SCW.

0 Wednesday December 02, 2015 - 11:18:52
Sheekh Ayman Al Dawaahiri hoggaamiyaha guud ee mujaahidiinta Al Qaacidda ayaa markii ugu horraysay ka hadlay weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee ka dhacay dalka Faransiiska gaar ahaan xarunta wargeyska Charle Hebdo.

Read More »

Dhageyso:Shabaabul Mujaahidiin Oo Laga Soo Dhaweynayo Dhulka NFD Ee Kenya Gumeysato.

0 Wednesday December 02, 2015 - 09:46:30
Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa gaaraya dhul hor leh oo kamid ah dhulka loo yaqaanno NFD ee ku jira Gacanta Kenya.

Read More »

Weeraro Khasaara Dhaliyay oo Markale Ciidamada AMISOM lagula Eegtay Sh/Hoose.

0 Tuesday December 01, 2015 - 19:48:09
Khasaara xooggan ayaa ciidamada shisheeye kasoo gaaray weeraro saacadihii lasoo dhaafay lagula beegsaday deegaanno iyo degmooyin katirsan gobolka shabeelaha hoose ee dhaca Koonfurta soomaaliya.

Read More »

Warbixin:Waa Sidee Xaaladda Magaalada Gaalkacyo,Maamulka Puntland oo ka biya diidan Waan-Waanta Nabadeed.

0 Tuesday December 01, 2015 - 19:47:09
Xaalad kacsanaan ah ayaa lagasoo sheegayaa magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ee bartamaha dalka soomaaliya oo maalmihii lasoo dhaafay martigelinaysay dagaallo culus.

Read More »

Daawo:Jabhadda Al Nusrah iyo Dowladda Lubnaan oo Maxaabiis iswaydaarsaday.

0 Tuesday December 01, 2015 - 17:23:08
Markii ugu horraysay waxaa dhaqan galay heshiis maxaabisi iswaydaarsi ah oo dhaxmaray mujaahidiinta Jabhadda Al-Nusrah ee ka dagaallama wadanka Suuriya iyo xukuumadda dabadhilifka Lubnaan.

Read More »

Kooxo Hubeysan oo Haweenay u dhalatay dalka Talyaaniga ku dilay Wadanka Kenya.

0 Tuesday December 01, 2015 - 17:23:08
Wararka ka imaanaya wadanka Kenya ayaa sheegaya in weerar gaadma ah lagu dilay qof u dhashay wadankaasi oo qaab dalxiis ah ku joogay magaalo katirsan Kenya.

Read More »

Ciidamada Mujaahidiinta Oo Weerar Ku Qaaday Degmada Qoryooley Ee Sh.Hoose.

0 Tuesday December 01, 2015 - 09:52:58
Dagaal xoogan oo u dhexeeyay ciidamada Mujaahidiinta iyo maleeshiyaadka dowladda Federaalka ayaa xalay fiidkii ka dhacay degmada Qoryooley ee Wilaayada Sh/hoose ka dib markii weeraro qorshaysan lagu qaaday saldhigyo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadkaasi.

Read More »

Yaa Mas'uul ka ah Dabka ka holcaya dalka soomaaliya Dhageyso Wareysi.

0 Tuesday December 01, 2015 - 09:52:58
Cadawga Soomaliya waa mid fara badan waxaana ugu horeeya dowladaha shisheeye gaar ahaan kuwa beesha caalamka la baxay iyo kuwa deriska nala ah iyagoo dhamaantood leh hal ujeedo oo keliya.

Read More »

Ciidamada Al Shabaab oo La wareegay Deegaan Kaabiga Ku Haya Magaalada Gaarisa Ee Kenya Gumeysato.

0 Monday November 30, 2015 - 20:25:39
Ciidamada xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa sii wada howlgallada ka dhanka ah ciidanka Kenya ee gudaha dhulka soomaalida NFD ee Kenya gumeysato.

Read More »

Sawirro:Maamulka Galmudug oo soo Bandhigay Maxaabiis ay ku Qabteen Dagalladii Gaalkacyo.

0 Monday November 30, 2015 - 20:22:16
Magaalada Gaalkacyo waxaa wali kasii socda isku dayo lagu doonayo in lagu dhax dhaxaadiyo dhinacyadii maalmo ka hor dagaallada khaaraha dhaliyay ay ku dhaxmareen.

Read More »

Magaalada Paris haweeneydii habeen foolataa qaabkee Isbitaal-ka loo geeyaa? Dhageyso.

0 Monday November 30, 2015 - 19:24:39
Faransiiska ayaa weli ka cabsi qaba in gudaha dalkiisa ay ka dhacaan weeraro sil silado ah sidaas aawgeed wadooyinka ayaa la soo tubay Ciidamo fara badan oo qoryahooda ammaanku furan yahay.

Read More »

Cabdi Wali Gaas "Puntland kama Tanaasulayso Madax banaanideeda iyo dhulkeeda".

0 Monday November 30, 2015 - 12:01:38
Xilli uu cirka iskusii shareerayo khilaafaadka gacan ka hadalka sababay ee kajira magaalada Gaalkacyo ayuu markale maamulka Puntland isku magacaabay ku celiyay in marnaba aysan ka tanaasuli doonin sheegashada dhul kuyaal magaalada Gaalacyo.

Read More »

Ciidamada AMISOM oo Boqolaal Shacab ah ka Raafay Xaafadda Suuqa Xoolaha Degmada Huriwaa.

0 Monday November 30, 2015 - 09:25:37
Ciidamada shisheeyaha AMISOM ayaa saaka aroortii howlgallo raaf ah ka fuliyay xaafado katirsan degmada Huriwaa ee magaalada Muqdisho oo bilihii lasoo dhaafay ay ka dhacayeen weeraro cadawga lagu naafeeyay.

Read More »

Waan-Waan Nabadeed oo laga dhax bilaabay Dhinacyadii Ku Dagaalamay Gaalkacyo iyo Cumar Cabdi Rashiid oo Mudug Gaaray.

0 Sunday November 29, 2015 - 21:25:37
Xilli xiisada colaadeed ay ka jiraan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayay mas'uuliyiin katirsan dowladda Federaalka waxay gaareen magaaladaasi.

Read More »

Erdogan " Waxaan Putin uga digayaa inuu dhimbil dab ah ku ciyaaro".

0 Sunday November 29, 2015 - 20:57:40
Madaxweynaha Dowladda Turkiga Rajab Dayyib Ordagan ayaa dhiggiisa dalka Ruushka Vladimir PutiN uga digay inuu ku ciyaaro dhimbil dab ah, isagoona tilmaamay in hadalladii ugu dambeeyay ee dhowaan kasoo yeeray Hogaamiyaha dalka Ruushka inay ahaayeen kuwo aan la aqbali karin.

Read More »

Daawo:Diyaaradaha Dagaalka Ruush-ka oo 50 qof ku Dilay Magaalada Ariixa Ee Wadanka Suuriya.

0 Sunday November 29, 2015 - 20:57:40
Khasaara xooggan ayaa ka dhashay duqeymo ay markale diyaaradaha dagaalka ruushka ka geysteen magaalada Ariixa ee gobolka Idlib waqooyiga wadanka Suuriya.

Read More »

Daawo:Saraakiil Katirsan Xukuumadda Masar oo lagu dilay Bartamaha Magaalada Al-Qaahira iyo xoogag Mujaahidiin ah oo Mas'uuliyadda Sheegtay.

0 Sunday November 29, 2015 - 17:34:40
Nidaamka dabadhilifka wadanka Masar ayaa markale la kulmay dharbaaxo adag oo dhanka ammaanka ah kadib markii weerar lama filaan ah ciidankiisa lagula eegtay magaalada caasimadda ah.

Read More »

Dhageyso:Beesha Owbakar Gaabane oo soo bandhigtay Ciidamo shisheeyaha in ay ka hortagaan diyaar u ah.

0 Sunday November 29, 2015 - 17:34:40
Shalay gelinkii dambe Beesha Owbakar Gaabane oo ka mid ah Beelaha Abgaal cismaan ayaa Magaalada Aadan yabaal ee GobalkaShabeelaha dhexe ku soo bandhigtay Ciidamo loo diyaariyay in ay la dagaalamaan Shisheeyaha dalka ku soo duulay iyo kaaliyaashiisa Somaalida ah.

Read More »

Sawirro+Warbixin: Dalxiis iyo Caano Doonasho iyo Weriye C/llaahi Soomaali.

0 Sunday November 29, 2015 - 15:56:59
Dadka Soomaalida ee Magaalooyinka ku raagay waxay jecelyihiin in ay xilli roobaadka u daawasho tagaan dhulka doogga leh ee duunyadu daaqeyso, laakiin badankood uma suura gasho in yar mooyaane.

Read More »

Sawirro:Guryo iyo Gooba Ganacsi oo Ku Gubtay Dagaalladii Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo.

0 Sunday November 29, 2015 - 11:21:31
Xaalad deganaan ah oo aan caga adag ku taagnayn ayaa kajirta magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug kadib dagaallo khasaara badan dhaliyay oo shalay ka dhacay.

Read More »

Dowlada Kenya Oo Sheegtay In Ciidamo Ka Tirsan Mujaahidiinta Ay Qabsadeen Deegaan Dhaca Bariga Wajeer.

0 Sunday November 29, 2015 - 11:21:31
Sarkaal u hadlay xukuumada Kenya oo ku sugan gobolka waqooyi-bari ee NFD ayaa sheegay in ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta AlShabaab ay qabsadeen deegaan lagu magacaabo Konton oo dhaca bariga magaalada Wajeer ee gobolka waqooyi-bari.

Read More »