Wararka

Dibad baxyo Ka Dhan Ah Itoobiya Oo Ka Dhacay Magaalooyinka Waddankaas.

0
Kumanaan dadweyne ah oo careysan oo markii hore loo soo aruuriyay inay u baroordiiqaan dadkii Xabashida ahaa ee Liibiya lagu xasuuqay ayaa maanta dibad baxyo magaalooyin ay ka mid tahay Adis Ababa Iyo meelo kale.

Read More »

Maxkamadda Maamulka degmada Ceel Cali Oo Xukun Xad ah ku fulisay Nin Fal Kufsi ah geystay.

0
Goob fagaare ah oo ku taalla degmada Ceel Cali ee ka tirsan Wilaayada Hiiraan ayaa waxaa galabta ka dhacay xukun xad ah Jaldi ah oo lagu fuliyay ninka lagu magacaabo Bashiir Ibraahim Cabdullaahi oo kufsaday haweeney Umul ahayd oo ka mid ah dadka deegaanka.

Read More »

Dagaal Ka Dhacay Duleedka Kismaayo Iyo Gaadiid Kenya Laga Gubay.

0
Wararka ka imaanaya duleedka magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ciidanka Mujaahidiinta ay weerar dhaba gal ah u dhigeen kolonyo gadiid ah oo ay leeyihiin ciidanka Kenya sahayna usoo waday ciidanka ku go'doonsan deegaanka B/gaduud.

Read More »

Madaxweynihii Hore Ee Dalka Masar Iyo Xubno Kale Oo 20 Sano Lagu Xukumay

0
Maxkamadda Nidaamka Dhaaghuutka ee dalka Masar ayaa Xukun ku riday Hogaamiyihii hore ee dalkaasi Muxamed Mursi iyo Hogaamiyeyaal kale oo ka tirsanaa Ururka Ikhwaanul Muslimiin.

Read More »

Qarax Loo Adeegsaday Gaari Oo Goordhaw ka dhacay Muqdisho Iyo Qasaare Ka dhashay.

0
Duhurnimadii maanta qarax aad u xoogan ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan kasoo horjeedka Hotelka central maqaayad lagu Magacaabo Banoda oo ay wax ka cunaan xildhibaanada Iyo Saraakiisha DF-ka ah.

Read More »

Dagaallo Afmadoow Ka Dhacay Iyo Maleeshiyaad Qasaare Lagu Gaarsiiyay.

0 Tuesday April 21, 2015 - 09:59:10
Ciidanka Mujaahidiinta ee ribaadka kaga jira duleedka Afmadoow ayaa xalay dagaal culus ku qaaday fariisin maleeshiyaadka ay ku leeyihiin gudaha degmadaas gaar ahaan saldhigga Iyo meelo kale.

Read More »

Kamiin Ka Dhacay Jubooyinka Iyo Gaadiid Laga Gubay Kenyatiga

0
Wararka ka imaanaya Jubooyinka ayaa sheegaya in gabbal dhicii maanta weerar dhaba gal ah uu ka dhacay inta u dhaxeysa deegaanada Taabta Iyo Dhoobleey oo waqtigaas marayen ciidan ka tirsan kenya.

Read More »

Sh Cali Maxamuud Raage:QM Kuma Nabad Gali Doonto Somaliya ( Dhageyso Wareysiga Sh Cali Dheere)

0 Visits: 4786 | Monday April 20, 2015 - 21:10:43
Afhayeenka XMSh oo caawa wareysi siiyay idaacadda Islaamiga Al furqaan ayaa ka hadlay weerarkii maanta Mujahaidiinta ay ka fuliyeen magaalada Garoowe ee lagu laayay shaqaalaha QM.

Read More »

AKHRISO : Tarjamada Sawaaxiliga ee Bayaanka XSHM kasoo saartay Howl-galkii Gaarisa.

0 Monday April 20, 2015 - 20:59:19
Mu'assasada Warbaahinta Labeik ee Codka Shabakadda islaamiga ah ee Al-Qimmah ayaa faafisay Tarjamada Luqadda Sawaaxiliga ee Bayaankii Xarakada Shabaabul Mujaahidiin kasoo saartay Howl-galkii Jaamacadda Gaarisa.

Read More »

Amiirkii Mujaahidiinta Qowqaaz oo Shahiiday Iyo Bayaan Laga Soo Saaray

0 Monday April 20, 2015 - 19:58:11
Imaarada islaamiga ah ee Qooqaaz ayaa si rasmi ah u shaacisay inuu shahiiday Amiirkii guud ee Imaarada Sheekh Abii Muxamed Al-Daaghistaani, kaasi oo mas'uuliyadda Hoggaanka Imaarada loo dhiibay kadib Istish-haadkii Amiirkii hore ee Sheekh Doko Cumarov Abuu Cuthman.

Read More »

Qarax Ka Dhacay Garoowe Iyo XMSh Oo Sheegatay Masuuliyadda Weerarka.

0 Monday April 20, 2015 - 10:50:38
Qarax Xoog leh ayaa goordhaw ka dhacay afaafka hore ee xarunta Qm ee magaalada Garoowe kaasoo lala eegtay gaari ay saarnaayeen shaqaale ka tirsan UN-ka oo isugu jiray caddaan Iyo Madoow.

Read More »

Saldhigyo Maleeshiyaadka DF-ka ay ku leeyihiin Lafoole Oo Weerar Lagu Qaaday

0
Sida aan ku heleyno macluumada ciidan ka tirsan Mujaahidiinta ayaa fiidkii xalay dagaal ku qaaday degmada Lafoole gaar ahaan halka loo yaqaano Shanta tiir oo ay fariisin ciidanka Mooryaanta ay deganyihiin.

Read More »

Dagaal Lagu Qaaday Garoonka Kismaayo Iyo kenyatiga Oo Askar Laga Dilay.

0 Monday April 20, 2015 - 09:08:32
Ciidamo ka tirsan mujaahidiinta ayaa xalay weerar ku qaaday fariisin ciidanka Kenyatiga ay ku leeyihiin garoonka magaalada Kismaayo halkaasoo ah fariisinka ugu weyn ee ay ku leeyihiin jubooyinka.

Read More »

Ciidanka Kenya Oo Dilay Mid ka Mid ah Macallimiinta Mandheera Canshuurna Ka Qaatay meykiisa.

0 Sunday April 19, 2015 - 19:30:08
Sida aan ku heleyno wararka ka imaanaya magaalada mandheera ciidanka Kenya ayaa gudaha degmadaas ka afduubtay mid ka mid ahaa macallimiinta degmada muddo haatan laga joogo ku dhawaad 20 Maalin.

Read More »

Kamiin Ka Dhacay Duleedka Baydhabo Iyo Waxyeelo Gaartay Ciidanka Amxaarada Itoobiya.

0 Sunday April 19, 2015 - 18:55:30
Ciidamo ka tirsan Amxaarada Itoobiya oo kasoo baxay degmada Buurhakaba kuna sii jeeday degmada Baydhabo ayaa waxaa galabta jidka u galay ciidan ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab.

Read More »

XMSh ayaa Faah Faahin ka Bixisay Howl Galkii Lagu Gubay Gaadiidka Dagaalka Laguna Laayay Askarta Amisom.

0 Visits: 3268 | Sunday April 19, 2015 - 18:38:55
Afhayeenka ciidanka XMSh Sh cabdul Casiis Abuu Muscab oo wareysi siinayay idaacadda Islaamiga Andalus ayaa sheegay in howl galkii maanta ciidanka Mujaahidiinta ay u dhigeen kolonyo gaadiid ah oo kasoo baxay garoonka Balli doogle gurmadna u sida ciidan kale,dagaal culusna waxa uu ku qabsaday intii ay…

Read More »

Dagaal Lagu Gubay Gaadiid Dagaal Lagu Laayay Askar Ka tirsan Amiso Oo Goordhaw Kusoo Geba gaboobay Sh Hoose.

0 Sunday April 19, 2015 - 10:53:45
Kolonyo ka tirsan ciidanka gumeysiga shisheeya oo marayay deegaanka Leego ayaa ku dhacay weerar dhaba gal ah oo ay u dhigeen ciidanka Mujaahidiinta ee ka howl gala Sh hoose.

Read More »

Dagaal Culus oo Xalay Ka Dhacay B/Gaduud Iyo Qasaare La Gaarsiiyay Kenyatiga

0 Sunday April 19, 2015 - 10:41:52
Cutubyo ka tirsan ciidanka Mujaahidiinta ayaa xalay dagaal culus ku qaaday fariisin ciidanka kenya ay ku leeyihiin deegaanka B/gaduud ee ka tirsan Jubooyinka iyadoo dagaalka uu socday in muddo ah.

Read More »

Xildhibaan Ka Tirsanaa Maamulka Puntland Oo Muqdisho Lagu Dilay Iyo XMSh oo Sheegatay Masuuliyadda Weerarka.

0 Saturday April 18, 2015 - 16:23:00
Duhurnimadii maanta rag hubeysan oo ka tirsan Mujaahidiinta ayaa xaafadda Taleex degmada Hodon ee magaalada Muqdisho ku toogtay masuul ka tirsanaa maamulka la magac baxay Puntland waxaana sarkaalka uu qeyb ka ahaa golaha baarlamaan gaaleedka maamul goboleedkaas.

Read More »

Al-Kataa'ib oo Soo Saartay Qeybtii Labaad Filinka "Dhowrsanaan Ma Leh Amni Iyo Ammaan La'aan

0 Saturday April 18, 2015 - 09:54:49
Isdaarkan oo la daawan karo muddo 16 daqiiqo ah ayay mu'asasada Al Kataa'ib kusoo bandhigeysaa weerar Mujaahidiinta ay ku qaadeen deegaanka Gaamba ee ka tirsan dhulka Kenya ay gumeysato halkaasoo Mujaahidiinta ay kusoo furteen maxaabiis muslimiin ah.

Read More »

Siinka Dheer Oo Xalay La Weeraray Askarna Lagu Dilay

0 Saturday April 18, 2015 - 09:39:22
Cutubyo ka tirsan ciidanka Mujaahidiinta ayaa xalay dagaal culus ku qaaday isbaaro maleeshiyaadka DF-ka ay ku leeyihiin deegaanka Siinka dheer ee duleedka magaalada Muqdisho.

Read More »

Ciidanka Mujaahidiinta Oo Weeraray Saldhigga Boosaaso Iyo Faah faahin La Helayo

0 Saturday April 18, 2015 - 09:20:55
Xalay abaaro 2 saac oo fiidnimo markay saacadu ku beegneyd ayaa ciidanka Mujaahidiinta waxay weerar ku qaadeen saldhig ku yaalla magaalada Boosaaso oo ay ku xiranyihiin dad badan oo muslimiin ah oo maamulka Asha haada la dirirka uu ka qabtay gudaha degmadaas.

Read More »

Dhagesyo Diiradda Jimcaha Oo looga Hadlay Taariikhda Sh/Abuu Quteyba.

0 Friday April 17, 2015 - 21:42:04
Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo looga hadlo mowduuc muhim ah ayaa maanta looga hadlay taariikhda Sh/Cabdullaahi Mucallim Naxar (Abu Quteyba) oo kamid ahaa madaxda mujaahidiinta.

Read More »

Qarax Xoogan Ayaa Ruxay Qunsuliyadda Mareykanka Ee Magaalada Arbiil

0 Friday April 17, 2015 - 21:23:07
Sida uu nagu soo gaarayo warka ka imaanaya dalka Ciraaq gaar ahaan magaalada Arbiil oo ah xarunta maamulka Kurdiyiinta qarax xoog leh ayaa ka dhacay qunsuliyadda kaasoo lasoo sheegayo inuu dhaliyay qasaare isugu jira dhimasho Iyo dhaawac iyo bur burka dhismaha la beegsaday.

Read More »

Akhriso:Al Shabaab oo Al Qaacidada Yemen Uga Tacziyadaysay Istish-haadka Sheekh Ibraahiim.

0 Thursday April 16, 2015 - 20:42:35
Xafiiska warfaafinta xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa war kasoo saaray dilkii dowladda Mareykanka ugeysatay Sheekh Ibraahim Al-Rubeyshi oo kamid ahaa saraakiisha mujaahidiinta Al Qaacidda ee wadanka Yemen.

Read More »

Roobab Mahiigaan ah oo Ka Da'ay Gobollada Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya.

0 Thursday April 16, 2015 - 12:09:39
Roobab Mahiigaan ah oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ayaa saacadihii lasoo dhaafay ka da'ay intabadan gobollada dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya.

Read More »

Dhageyso:Soomaalida oo Loogu Baaqay in Ay Joojiyaan Khaatka Kenya Laga Keeno inta Shirkadaha Xawaaladaha laga Fasaxayo.

0 Thursday April 16, 2015 - 08:48:07
Dowladda Kenya ayaa maalmo ka hor xirtay intabadan xawaaladaha soomaalida ee ka Howlgelayay gudaha wadankeeda.

Read More »

Booliska Tanzania oo Howlgallo Raaf ah Ka Fuliyay Duleedka Magaalada Daaru Salaam.

0 Thursday April 16, 2015 - 08:37:26
Wararka ka imaanaya wadanka Tanzania ayaa sheegaya in ciidamada booliska wadankaasi ay howlgallo raaf ah ka wadaan magaalooyinka ay ku badanyihiin dadka muslimiinta ah.

Read More »

Ansaaru Shareecah Liibiya oo Lacag ubalan qaadday Ciddii Soo Disha Xiftar iyo Saraakiisha Ciidanka.

0 Thursday April 16, 2015 - 08:04:22
Xoogaga Jihaadiga Ansaaru shareecah ayaa abaalmarin uballan qaaday ciddii soo disha ama soo qabata dagaal Ooge Khaliifa Xiftar oo ah madaxa xamlada Ashahaadda ladirirka ee wadanka Liibiya.

Read More »

Aqoonyahan "Ammaan darrada Muqdisho Waxay Dhulka Gelisay Sumcadda DF-ka iyo AMISOM" Dhageyso.

0 Thursday April 16, 2015 - 07:46:23
Dowladda Federaalka ee la shaqeysa gumeystaha Soomaaliya kusoo duulay ayaa wajahaysa taxaddiyaad hor leh oo ku horgudban hana qaadkeedka.

Read More »

Daawo:Alkata'ib oo Filim Kasoo Saartay Sh.Abuu Quteyba iyo Saraakiil Kale.

0 Thursday April 16, 2015 - 07:28:50
Mu'asasada Alkata'ib garabka warbaahineed ee xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa soo saartay silsiladda من الذاكرة4 oo badanaa lagusoo qaato taariikhda saraakiil mujaahidiinta katirsan oo shahiiday iyo dagaallo sanado ka hor ka dhacay Soomaaliya.

Read More »

Xiisad Ka Taagan Degmada Cadaado Itoobiya iyo IGAD oo Qorshaynaya Dhismaha Maamul Dabadhilif u Ah Shisheeyaha Warbixin.

0 Wednesday April 15, 2015 - 22:53:57
Degmada Cadaado ee gobolka Galguduud waxaa ka socda kulamo ay leeyihiin hoggaamiyaha Dowladda Federaalka iyo saraakiil shisheeye oo Itoobiyaan kamid yihiin kadib markii laysku mariwaayay khilaaf ka taagnaa halka caasimad looga dhigayo maamul ku sheegga lafilayo in maalmaha soo socda lagu dhawaaqo.

Read More »

Wasiirka Ammaanka "Dowladda Federaalka ma heysato Ciidan Awood leh oo Meel Walba tegi Kara".

0 Wednesday April 15, 2015 - 21:56:14
Xilli xarakada shabaabul Mujaahidiin ay xoojisay weeraradeeda Jihaadiga ah ayay mas'uuliyiinta dowladda Federaalka iyo saraakiisha ciidamada shisheeye muujinayaan walaac ballaaran oo ku aaddan qaabka ammaanka loo sugi karo.

Read More »

Qaraxyo Khasaara Dhaliyay oo Ciidanka Kenya Lagula Eegtay Duleedka Magaalada Kismaayo.

0 Wednesday April 15, 2015 - 21:45:15
Khasaara xooggan ayaa maleeshiyaadka Axmed Madoobe iyo ciidamada gumeysiga Kenya kasoo gaaray qaraxyo xooggan oo lagula eegtay duleedka magaalada Kismaayo.

Read More »

Nidaamka Suuriya oo Laga Qabsaday Xarunta Mukhaabaraadka Magaalada Xalab iyo Jabhadda Al-Nusrah oo Qalamuun isku Fidisay.

0 Wednesday April 15, 2015 - 12:02:13
Wararka ka imaanaya wadanka Suuriya ayaa sheegaya in xoogaga wax iska caabinta iyo mujaahidiinta ay lawareegeen dhismaha mukhaabaraadka hawada ee magaalada Xalab.

Read More »